Dr Lul Salad

Dr Lul Salad ENT , Head&Neck surgeon ,Allergy

2nd day Eid with ear surgery
21/03/2026

2nd day Eid with ear surgery

21/03/2026

*l

19/03/2026

𝐂𝐢𝐢𝐝 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧!*Fariin ku socoto waalidinta Soomaaliyeed,*

Maalmaha ciidaha carruurtu way farxaan, balse fadlan ka taxadira alaabaha ay ku ciyaarayaan.
La soco carruurta mar walba, una dooro alaab ammaan



𝐂𝐢𝐢𝐝 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧!Waxaan hambalyada Ciidda lawadaageynaa bulshada Muslimiinta ah  gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed. Farxad ...
19/03/2026

𝐂𝐢𝐢𝐝 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧!

Waxaan hambalyada Ciidda lawadaageynaa bulshada Muslimiinta ah gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed. Farxad ku ciida ayaan idin leenahay, Rabbina ha innaga aqbalo acmaasha suubban iyo cibaadada bisha barakeysan ee Ramadaan sannado badan oo caafimaad iyo baraaare ah Alle ha ina gaarsiiyo.



14/03/2026

📍Hooyo iyo Aabe,
Haddii cunugaagu habeenkii
quuro badan yeesho,
cabur dareemo,
afkana ka neefsado,
waxaa laga yaabaa inuu leeyahay hilibka sanka gadaashiisa ku yaalo (adenoid) oo sanka xira.
Fadlan la kulansi dhakhtar Dhegaha, Sanka iyo Cunaha (ENT) si loo baaro una helo daweyn sax ah

03/03/2026




Daryeelka maqalkaaga wa mudnaanteena.

Nagu soo booqo xarunteena si maqalkaga cafimaadkiisa u ogaato.






Dr L*l Salad

26/02/2026
26/02/2026
26/02/2026

Dr.L*l Salad

WAXAAN SI JOOGTA AH UGA HOWL BILAABAY ISBITAALKA .
BOGGA RASMIGA AAN KU LENAHAY FACEBOOK.
WAXAAN KU SOO GUDBIN DOONA XANUUNADA KU DHACA CUNAHA SANKA IYO DHAGAHA QALIIMADOODA \

Dr.L*l Salad
ENT , Head&Neck Surgeon ,Allergy
#24/7


Address

Degmada Hodon Kpp Saldhiga Degmada Hodon Isbitalka Alihsan
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Lul Salad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share