Mogadishu General Hospital

Mogadishu General Hospital Isbitaalka waxa uu dhanka waqooyi uga dhagan yahay masaajid ka Nasru-Diin-Baarubax
Tell: 0616100900

Dhamaan maamulka iyo howl-wadeenada Isbitaalka Mogadishu General Hospital  waxay shalay dalxiis ku tageen Afgooye, halka...
28/03/2026

Dhamaan maamulka iyo howl-wadeenada Isbitaalka Mogadishu General Hospital waxay shalay dalxiis ku tageen Afgooye, halkaas oo si diiran oo kalgacal leh nalagu soo dhaweeyay.

Waxay ahayd maalin farxad, nasasho iyo is-dhexgal leh oo kor u qaaday wadajirka iyo isku xirnaanta shaqaalaha.

Juma Mubarak ❤️
26/03/2026

Juma Mubarak ❤️

🌍 Maalinta Caalamiga ah ee Tiibayda (World Tuberculosis Day) >24 March🤝 Aan wadajir uga hortagno Cudurkan>Ka feejignow c...
24/03/2026

🌍 Maalinta Caalamiga ah ee Tiibayda (World Tuberculosis Day)
>24 March

🤝 Aan wadajir uga hortagno Cudurkan
>Ka feejignow calaamadaha
>Samee baaritaan
>Raac talada dhaqtarka

Uhel Ubadkaaga Daryeel Cafimaad Oo Dhameystiran .Dr. Amal AhmedDhaqtarada Cudurada CaruurtaMogadishu General Hospital   ...
24/03/2026

Uhel Ubadkaaga Daryeel Cafimaad Oo Dhameystiran .

Dr. Amal Ahmed
Dhaqtarada Cudurada Caruurta
Mogadishu General Hospital

22/03/2026

Bukaankeena waxaa la keenay isbitaalka isagoo aan awoodin inuu ku socdo lugihiisa, xaalad adag oo u baahneyd daryeel degdeg ah.

Alxamdulillaah, waxaa si guul leh qalliin ugu sameeyay Dhaqtarka Lafaha & Qalliimadooda, Dr. Cilmi Yusuf,

waxaana maanta farxad weyn noo ah inuu bukaanku mar kale ku socdo lugihiisa 💙



📢 Ogeysiis Muhiim AhDhamaan Qeybaha Isbitaalka Mogadishu General Hospital way  shaqeynayaan maalinta berito ah.Waxaad ka...
20/03/2026

📢 Ogeysiis Muhiim Ah
Dhamaan Qeybaha Isbitaalka Mogadishu General Hospital way shaqeynayaan maalinta berito ah.
Waxaad ka heli kartaan dhammaan adeegyada isbitaalka, oo ay ku jiraan:
✔️ La kulanka dhaqaatiirta
✔️ Adeegyada baaritaanka
✔️ Qeybaha kala duwan ee caafimaadka

Ku soo dhowaada adeeg hufan iyo daryeel caafimaad oo tayo leh. 🏥

20/03/2026

Maalmaha ciida waxa muhiim ah inaad Yareeso cuntada aad qaadaneso ,
waxaa ka dhalan karta khatar cafimaad ,

DR MOHAMED AWLE ,
Dhaqtarka Cudurada Guud
Mogadishu General Hospital

19/03/2026

✨ Ciid Wanaagsan
waalid caruurtaada ka iaali waxyaabaha naftooda qatarta galin kara sida ,bistooladaha baruuda iyo kuusha.

Dr Amal Ahmed
Dhaqtarada Cudurada Caruurta

19/03/2026

Ciid Wanaagsan
Hadaa Nahay Bahda Mogadishu General Hospital Dhamaan umadda somaaliyed waxaan idin leenahay farxad & Cafimaad ku ciida

Ciid Wanaagsan Dhamaan Ummadda Soomaaliyeed ✨Mogadishu General Hospital
19/03/2026

Ciid Wanaagsan Dhamaan Ummadda Soomaaliyeed ✨
Mogadishu General Hospital

15/03/2026

Qeybteena Caruurta 👶🩺 waxaa idin kugu diyaar ah daryeel caafimaad oo tayo sare leh .

Dr Amal Ahmed
Dhaqtarada Cudurada Caruurta


👶✨

HAMBALYO ✅{Liiban Akram}GULEYSTAHA BARNAAMIJKA SU,AALAHA EE BISHA BARAKEYSAN EE RAMADAAN 🌙Mogadishu General HospitalDARY...
15/03/2026

HAMBALYO ✅
{Liiban Akram}
GULEYSTAHA BARNAAMIJKA SU,AALAHA EE BISHA BARAKEYSAN EE RAMADAAN 🌙

Mogadishu General Hospital
DARYEELKAAGU WA RABITAANKENNA.

Address

Nasrudiin Baar Ubax Street Holwadaag District Banadir Somali
Mogadishu
321

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mogadishu General Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Mogadishu General Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category