Green Light School

Green Light School Green Light School bulshada jecel wax barashada waxa uu ka haqabtirayaa baahidooda waxbarasho

20/04/2023

Dhamaan Maamulka, macalimiinta iyo ardayda schoolka green light waxa ay hambalyo ku saab san ciidul fidriga u dirayaan muslimiinta gaar ahaan dadka soomaalida hambalyo hambalyo
allaha hanaga wada aqbalo soonka iyo ciwaadad oo dhan

Maamulka iyo macalimiinta  schoolka green light waxa ay u hambalyeenayaanMuslimiinta meel walbo oo ay dunida ka joogaan ...
22/03/2023

Maamulka iyo macalimiinta schoolka green light waxa ay u hambalyeenayaan

Muslimiinta meel walbo oo ay dunida ka joogaan waxa ayna ugu hambalyeenayaan bilashada bisha barakeysan ee ramadaan

08/07/2022

Asc dhamaan maamulka macalimiinta iyo ardayda schoolka GREEN LIGHT waxa ay u hambalyeenayaan dhamaan muslimiinta meel walbo oo ay ka joogaan waxaan lee nahay ciid wanaagsan kulu caam wa antum biqeeyr

01/05/2022

Dhamaan Maamulka, macalimiinta iyo ardayda schoolka green light waxa ay hambalyo ku saab san ciidul fidriga u dirayaan muslimiinta gaar ahaan dadka soomaalida hambalyo hambalyo
allaha hanaga wada aqbalo soonka iyo ciwaadad oo dhan

21/11/2021

HAMBALYO DHAMMAAN macalimiinta soomaaliyeed meel kastoo aad joogtaan waxa an hawada idiin soo marinayaa hambalyada
munaasabadda 21-ka November, Maalinta Macallinka Soomaaliyeed.
Si qaas ah waxaan ugu hambalyeenayaa macalimiinta school-ka Green Light School
Rutii waxa ad heysiin shaqo ay adagtahay in lagu dhiirado .
Sanadkan sanadkiisa kale samo iyo badhaadhe Eebbe ha innagu gaarsiiyo.

Asc dhamaan maamulka macalimiinta iyo ardayda schoolka GREEN LIGHT waxa ay u hambalyeenayaan dhamaan muslimiinta meel wa...
19/07/2021

Asc dhamaan maamulka macalimiinta iyo ardayda schoolka GREEN LIGHT waxa ay u hambalyeenayaan dhamaan muslimiinta meel walbo oo ay ka joogaan waxaan lee nahay ciid wanaagsan kulu caam wa antum biqeeyr

03/02/2021 great day.After three months of struggling, at finally today  Green light students are sitting The final exam...
03/02/2021

03/02/2021 great day.

After three months of struggling, at finally today Green light students are sitting The final examination of the twelve tenses, they are hardworking students and showing more efforts towards how to become near future successful ones.

if we are green light family
our promise is high quality teaching with faithfully.

Welcome to green light school to be prosperity by the few months.

Waa sawirada ardeyda luuqada English ee school green light oo u fadhiya tijaabada 12 tense oo ay soo baranaayeen mudo 3 bil ah.

Alx guul baan idiin rajeyneynaa dhamaantiin.

Waxaan sigaar ah ugu mahad celinayaa macalin salaad cusmaan xasan oo u dhiga xiisada

Hambalyo macalin maxamed oo ardayadiisa  gudoonsiinaayo shahaadada computerka ee uu bixiyo schoolka Green Light School
07/01/2021

Hambalyo macalin maxamed oo ardayadiisa gudoonsiinaayo shahaadada computerka ee uu bixiyo schoolka Green Light School

Address

Muqdisho
Muqdisho

Telephone

+252615031087

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Green Light School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Green Light School:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram