
12/07/2025
Xarunta Caafimaadka Barakaat Polyclinic Waxaa 13ka bishan ka howl geleya
Dr Mustafe Cismaan Suge oo ku Takhasusay Cudurada Guud Sida Xanuunada Uur ku jirta, Macaanka, dhiig karka , la socodka Hooyada Uurka leh, Daawaynta Caado wareerka Dumarka.
Dhakhtarku waxa uu isticmaalayaa qalab casri ah.
Wixii faafaahin ah ee intaa dheer nagala soo Xidhiidh.
Tell: 0638040432--0657480550