Amiin clinic and lab

Amiin clinic and lab Xarun caafimaad

Protinex wa sharoobo cusub oo ka kooban VitaminsMeniralsand Iron madooyinkas oo muhiim u ah jirka bini adamka waxaad ka ...
05/07/2023

Protinex wa sharoobo cusub oo ka kooban

Vitamins
Menirals
and Iron madooyinkas oo muhiim u ah jirka bini adamka waxaad ka helaysaa Amiin clinic and lab
0907247383 / 6725351

08/05/2023
17/04/2023

Ku so dhowaada Amiin clinic and lab qardho

Waa Maxay Cudurka monkeypox ?? Monkeypox (Furuqa daanyeeradda) waa cudur uu keeno il ma'araga virus ka,  oo qayb ka ah O...
21/05/2022

Waa Maxay Cudurka monkeypox ??

Monkeypox (Furuqa daanyeeradda) waa cudur uu keeno il ma'araga virus ka, oo qayb ka ah Orthopoxvirus genus, qoys ahaanna raacsan famil ka Poxviridae.

Monkeypox Waa Cudur virus ah oo ku dhaca xawaaanka una gudba Baniaadamka (zoonotic disease) badanaana lagu arko kaymaha Africada Dhexe iyo Africada galbeed.

Monkeypox calaamadaha uu ku lagu garto waxaa ka mid ah Qandho, nabaro afka biyo iyo malax ku wata iyo qanjiro barar (fever, rash and swollen lymph nodes).

Monkeypox badanaa waa cudur si iskiis ah looga bogsado muddo 2 ilaa 4 asbuuc gudahood ah (self-limited disease with the symptoms lasting from 2 to 4 weeks).

Xaaladdo aad u daran ayaa dhici kara mararka Qaarkood oo dhimasho keeni kara (Severe complicated cases can occur).

Monkeypox wuxuu ku gudbaa taabashada qof ama xawaan qaba cudurkaas.

Calaamadaha lagu garto cudurkaan waxay u egyihiin calaamadaha cudurka furuqa oo dunida hada ka hor laga daba jaray iyadoo la isticmaalay Talaal xaaladii ugu danbaysayna cudurka furuqa dunida oo idil waxaa lagu arkay somalia gaar ahaan jubadda hoose.

Monkeypox waa ka faafid yaryahay, waana ka dhimasho yaryahay marka loo eego cudurka furuqa ( smallpox).

Monkeypox Waxaa looga hortagaa Talaalkii cudurka furuqa lagu daba jaray, kuwa cusubna hada ayaa loo helay. Sidoo kale waxaa dhawaan la helay dawooyin lagula tacaalo xaaladaha cudurkaa uu soo rito.

Fadlan aan feerjignaan muujino si aan uga badbaadno cudurkaan maalmahaan dunida aadka ugu faaafay.

Xigasho: WHO

Tarjumid: Dr Esmail Husein Feyte

Address

Waddada Cusbatalka Guud Ka Soo Horjeedka Khulafaa Stadium
Qardho

Telephone

+252907247383

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Amiin clinic and lab posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Amiin clinic and lab:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram