IMCI Academy SOM

IMCI Academy SOM Integrated Management Childhood Illnesses Academy SOM| MedCoach Abdullahi Gurey |Senior Technical Consultant

25/02/2026
I've just reached 300 followers! Thank you for continuing support. I could never have made it without each and every one...
24/02/2026

I've just reached 300 followers! Thank you for continuing support. I could never have made it without each and every one of you. 🙏🤗🎉

Maxaa dhacaya haddii ilmo yar malab la siiyo:Bishii Disembar ee la soo dhaafay, wiil 4 jir ah oo lagu magacaabo Nitin Ba...
24/02/2026

Maxaa dhacaya haddii ilmo yar malab la siiyo:

Bishii Disembar ee la soo dhaafay, wiil 4 jir ah oo lagu magacaabo Nitin Balasekar oo ka soo jeeda degmada Sivaganga ayaa la siiyay malab si loogu daweeyo xanuunka caloosha. Markii dambe wuu miyir beelay, waxaana loo qaaday Isbitaalka Dowladda ee Sivaganga, halkaasoo lagu daweynayo.

Intaa ka dib, Madaxa Kuliyadda Caafimaadka Dowladda ee Sivaganga, Srinivasan, ayaa la hadlay wariyeyaasha, wuxuuna sharaxaad dheer ka bixiyay dhaawacyada soo gaaray wiilka.

Waxa uu yiri, "Walaxda loo yaqaan botulinum ee laga soo saaro malabka waxa ay abuurtaa sun saamaynaysa maskaxda iyo habdhiska neerfaha, waxa ay saamaysaa neefsiga iyo wareegga dhiigga".

Wuxuu intaa ku sii daray "Wiilkii waxa lagu daweeyey qalabka neefsiga ee macmalka ah, waxa la siiyey dawo la yidhaa Immunoglobulin

Xigasho
BBC somali

24/02/2026
23/02/2026

Address

Qardho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when IMCI Academy SOM posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram