Asal Hospital Qoryooley

Asal Hospital Qoryooley An institution providing medical and surgical treatment and nursing care for sick or injured people.

31/12/2022
27/12/2022

asc dhaman bulsha wenta ku dhaqanta
qoryoley iyo nawaxigeda waxan ushegeyna
in isbitalka Asal Hospital Qoryooley ka howlbilawey
dhaqtarka dhimirka dr muhamed maxamud
kana howlgala dahran hospital marka malinwalbo
axad ahna nii iman dono waxii fah kala xiriir
0615896065 ama 615788972

Waxaa qiimo dhimis balaaran lagu sameeyey daaweynta Cuduradda guud ee isbitaalka Asal Degmada Qoryooley   Waxaa qiimo dh...
10/09/2022

Waxaa qiimo dhimis balaaran lagu sameeyey daaweynta Cuduradda guud ee isbitaalka Asal Degmada Qoryooley

Waxaa qiimo dhimis lagu Sameeyey Sheybaarka cuduradda guud iyo Computer-ka Altrasound ee lagu ogaado uur ku jirta sidoo kale daawada ayaa qiimo dhimis lagu Sameeyey Muddo bil ah

Qancinta macaamiisheena waa inoo Muhiim fadlan h**e usoo ugaara.

07/09/2022

Waxaa si habsami leh u socda howl-maalmeedka Isbitaalka Asal Degmada Qoryooley waxaan ku boorineynaa Bulsho weynta degmada Qoryooley iney soo gaaraan Isbitaalka waxaan u balan qaadeynaa Daawo yaro leh, Sheybaar heer sare ah iyo Qiimo dhimis idiin farxad gelisa

NB: Fiisatada Doctor ka waa lacag la'aan.

Address

Qoryooley
252

Telephone

+25265788972

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Asal Hospital Qoryooley posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Asal Hospital Qoryooley:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category