19/01/2026
*DIGNIIN* ........*DIGNIIN*...........*DIGNIIN*
*Fadlan_hakutijaabin* ๐ก๐ฎ๐ณ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ๐๐ผ ๐๐ฎ๐ป ๐๐ต๐ฎ๐พ๐๐ฎ๐ฟ ๐๐ ๐ค๐ผ๐ฟ๐ถ๐ป.
Raxma hospital badhan wuxuu bulshada ku wacyigelinayaa in isticmaalka daawooyinka aan dhakhtar qorin uu sababi karo dhibaatooyin caafimaad.
Si aad u hesho daaweyn sax ah, badbaado leh, mar walba waa inad latashataa dhakhtarka ka hor inta aadan qadan wax daawo ah.
#
โsprescription #
#