Daryeel Care Center

Daryeel Care Center Waxaan Kuu Haaynaa Daawo Tayo Sare Iyo Caafimad Leh Oo kΓ a Cirib Tireeyso Xanuunkasta Ee aad Ka Caban

02/01/2024
Waxaanu haaynaa daawooyin kaasoo burburinaayo Dhagaxa xameetida gala adiga oo aan qaliin ama in xameetida lagaa saaro la...
16/08/2021

Waxaanu haaynaa daawooyin kaasoo burburinaayo Dhagaxa xameetida gala adiga oo aan qaliin ama in xameetida lagaa saaro la kulmin hadaba nagala soo xariirvlambarka hoos ku qoran
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡

http://wa.me/+252617952336

Ma tahay qof ka cawanaayo xanuunka macaanka ama sonkorta diabetes (diabetes type 1 insulin)(diabetes type 2 non insulin)...
08/08/2021

Ma tahay qof ka cawanaayo xanuunka macaanka ama sonkorta diabetes (diabetes type 1 insulin)(diabetes type 2 non insulin) waxaan kuu haynaaa daawo aad oga bogsaneyso xanuunka macaanka insha allah
Fadlan nagala soo xiriir WhatsApp link.ga hoose.na sootaabo
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡

http://wa.me/+252610664546

GAASKA IYO BOOG CALOOLEEDKA    Gaasku waa cudur ku dhaca xuubka gudaha(qeybta daloolka caloosha soo xigta) ee caloosha ....
04/08/2021

GAASKA IYO BOOG CALOOLEEDKA
Gaasku waa cudur ku dhaca xuubka gudaha(qeybta daloolka caloosha soo xigta) ee caloosha .
Laba nuuc ayuu u qeybsamaa gaasku:
β€’ Mid ka yimaada dawa la isticmaalay sida;dawooyinka xanuun baabi’yasha
β€’ Mid ka yimaada jeermis ama ka dhasha khalal difaaca jirka(pernicious anemia)

HADABA HADAAD KA CABANEYSO LABADAAN NUUC EE CUDURKAAN
WAXAAN KUU HEYNA Daawo herbal ah oo ka dhaqeyso Xanuunka i.a
KALA XARIIR
http://wa.me/+252610664546

nidaamka neerfaha waxaa lagu qeexaa joogitaanka nooc gaar ah oo unug, oo loo yaqaan 'neuron', oo sidoo kale loo yaqaan "...
07/06/2021

nidaamka neerfaha waxaa lagu qeexaa joogitaanka nooc gaar ah oo unug, oo loo yaqaan 'neuron', oo sidoo kale loo yaqaan "unuga neerfaha". Neurons waxay leeyihiin qaabdhismeed gaar ah oo u oggolaanaya inay si dhakhso leh oo sax ah ugu diraan unugyada kale. Waxay u diraan astaamahaan qaab shucuur koronto oo ku socdaalaya fiilooyin khafiif ah oo loo yaqaan 'axons', oo si toos ah loogu gudbin karo unugyada deriska ah iyada oo loo marayo qalabka korantada ama sababi kara kiimikooyin loo yaqaan neurotransmitters in lagu sii daayo synapses kiimiko. Unug ka helaya calaamadda 'synaptik' oo ka socota neerfaha ayaa laga yaabaa inuu faraxsan yahay, la xakameynayo, ama haddii kale wax laga beddelay. Xidhiidhka ka dhexeeya neerfaha ayaa samaysan kara dariiqyada neerfaha, wareegyada neerfaha, iyo shabakadaha waaweyn ee dhaliya aragtida noolaha ee adduunka iyo go'aaminta dhaqankiisa. Nidaamyada neerfaha waxaa weheliya unugyo kale oo khaas ah oo loo yaqaan glial cells (ama si fudud glia), oo bixiya taageero qaab dhismeed iyo dheef-shiid kiimikaad.

Hadaba maledahay calamda Haan soo socda?

1:madaxanuun jog ta ah
2:hurdo yari
3:xasuus ta oyarata.
4:xanaaq badan
5IWM

u ah?

Si ad uheshid dawotayo sare leh iyo latalin guud la xidhiidh

Dr_ Ku taq suusey nerfaha.πŸ‘‡πŸ‘€Kala xidhiidh WhatsApp

http://wa.me/+252617136134

Waa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale", waxaa lagu xaliyaa si fudud laxidhiidh Dr_ka cudurada guu...
04/06/2021

Waa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale", waxaa lagu xaliyaa si fudud laxidhiidh Dr_ka cudurada guud

Cudurkaan waxaa afka qalaad lagu yiraahdaa "Varicocele", waa bararidda arooriyaasha dhiigga ee qooraha, haddii xididka arooriyaha (Vein) uu dhiigga safiican uga saari waayo qooraha waxay keensanaysaa in dhiig badan xididada ku aruuraan oo ay fadhiistaan taasoo barar burtuqyo oo kale uga muuqanyso xaniinyaha korkooda iyo gadaashoodaba.

Varicocele wuu ku dhacaa hal xiniin ama labadaba, laakiin boqolkiiba 85% wuxuu ku dhacaa xininta bidix maadaama xididka arooriyaha bidix uu ka cadaadis badanyahay kan midig, dhiiggane toos ugu shubo arooriyaha weyn oo sida tooska ah u taga wadnaha.

Waa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale", waxaa lagu xaliyaa si fudud laxidhiidh Dr_ka cudurada guud

WhatsApp.
πŸ‘‡βœ…πŸ’»β“β‰οΈ
WA.me/+252610664546

Ma tahay ruux ka cawanaayo  kaliyo xanuun ama kaliyaha  dhagax makaaga jiraaan (KIDNEY STONES)hadaba waxaan kuu haynaa d...
04/06/2021

Ma tahay ruux ka cawanaayo kaliyo xanuun ama kaliyaha dhagax makaaga jiraaan (KIDNEY STONES)hadaba waxaan kuu haynaa daawo si dhaqsi ah kaaga burburineyso dhagaxa

Fadlan nagala soo xiriir WhatsApp _________
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
http://wa.me/+252617136134

TAXANAHA CAAFIMAADKA.Faa’iidooyinka Caafimaad ee laga helo Cunista Ukunta ama Beedka.Beedka ama ukunta waxay qani ku tah...
04/06/2021

TAXANAHA CAAFIMAADKA.

Faa’iidooyinka Caafimaad ee laga helo Cunista Ukunta ama Beedka.

Beedka ama ukunta waxay qani ku tahay oo laga helaa nafaqooyin badan oo ay ku jiraan booratiino fiitamiino iyo macaadin sidoo kale qaybta huruudiga ama jaalaha ah ee beedka waxaa ku jira oo laga helaa fiitamiinada kala ah vitamin e iyo vitamin iyo dufanka muhiimka ah ee loo yaqaano fatty acids.

Nafaqada ukunta: Ukunta sidoo kale waxay ka mid tahay cuntooyinka ugu badan ee dunida laga isticaamlo isla markaan cunto karinta loogu adeegsado meel kasta waxaana dadka aad u jecel yihiin dhadhanka iyo beedka cunta ahaantiisa isagoo dadka qaarkood u noqda balwad aysan joojin karin cunistiisa.

Faaiidooyiinka beedka ama ukunta:
Ukuntu waa cunto muhiim ah oo laga helo maadooyinka kala ah Salenium, Vitamin D, fitamin B6, Fitamin B12, waxaa kale oo ukunta laga ku jira macdano aad u tiro badan sida zinc, iron, iyo copper.

Ukunta maxaa laga helaa :

1.Ukunta iyo uurka : beedku waa cunto u wanaagsan hooyada uurka leh waana il laga helo xadi aad u fiican oo protein ah waxaana laga helaa waxa loo yaqaano amino acids taas oo hooyada uurka leh iyo ilmaheeduba u baahan yihiin sidaa darteed waxaa laga helaa in badan oo fiitamiino iyo macaadiin ah.

2.Ukunta iyo galmada: beedku waxaa alle ku abuuray oo uu qani ku yahay fiitamiinada kala ah fitamin B6 iyo fitamin B5 kuwani waxay jidhka ka caawiyaan inuu isu dheeli tiro hoormoonada jirka isla markaana waxay la dagaalamaan stress ka ama walwalka iyo niyad jabka, sidaa darteed Vitamin B6 iyo Vitamin B5 waxay ku siinayaan dareen iyo kacsi caafimaad qaba oo kugu abuuraaya inaad galmada jeclaato.

3.Ukunta iyo caruunta: maadooyinka ugu muhiimsan ee beedka laga helo waxaa ka mida iron, protein, iyo fatty acid oo muhiim ah iyo fiitamiinada kala ah vitamin A, vitamin D, Vitamin E iyo vitamin B12, hadaba maadama beedka booratiinada ku jira aad u badan yihiin hadii subaxdii ilmaha uu ku quraacdo waxay ka dhigaysaa mid dharagsan waxayna ukuntu hoos u dhigaysaa gaajada ilmaha ka mashquulinaysa waxbarashada iyo iskuulka.

4.Ukunta iyo wajiga: qurxinta wajigu waa muhiimada koowaad ee dumarka sidoo kale qofkasta laga rabo inuu ku dadaalo sidaas daraadeed beedku waa hab daaweed qoto dheer oo lagu nadiifiyo wajiga waxaana ku jira booratiin aad ugu fiican wajiga sidaa darteed hadii aad doonayso in wajigaaga uu qurux badnaado ku dadaal inaad u isticmaasho beedka.

5.Ukunta iyo xubinta ragga: beedka wuxuu ka mid yahay cuntooyin sare u sare u qaada awooda galmada sidaas oo ay tahay cunista ukunta waxay kaa caawinaysaa in hadiiba baahidaadu badan tahay uu sare u qaado xubinta taranka ee raga taas oo hawsheeda si fiican u gudanaysa.

6.Ukunta iyo cayilka: beedku waa cunto ay ku yartahay waxa loo yaqaano kalari oo ah waxyaabaha ka qayb qaata inuu qofku naaxo ama cayilo sidoo kale beedka ama ukunta waxaa laga helaa booratiino iyo nafaqooyin kale oo badan sidaas darteedna beedka wuxuu ka mid yahay cuntooyinka miisaanka dhima ee maaha cuntooyinka miisaanka kordhiya ama cuntooyinka lagu cayilo.

7.Ukunta iyo dumarka: maalin kasta dumarka iyo raga labaduba way cunaan beedka waana arin wanaagsan waayo wuxuu beedku sare u qaadayaa qofka caafimaadkiisa, laakiin dumarka qaba xanuunada ay ka mid yihiin macaanka iyo cilado kale oo caafimaad waa inay kala tashtaan dhakhtarkooda cunista beedka.

8.Ukunta iyo timaha: beedka waa cunto aad ugu muhiim ah timaha waayo waxay ka helaayaan nafaqooyinka timuhu u baahan yihiin waxay timuhu sidoo kale ka helaayaan vitamin A iyo biotin oo sidoo kale loo yaqaano vitamin H kaas oo ka mid ah fiitamiinada la isku dhaho B Complexe vitamins kalmada biotin waxay ka soo jeedaa giriigii h**e sidoo kale waxay timuhu ka helaayaan beedka maadada loo yaqaano folate, sidaas darteed nafaqada ukunta ku jirta waxay tinta ka dhigaysaa mid qaro weyn oo caafimaad aaad u wanaagsan faaiidaduna waa in timaha aysan daadan.

Akhriste hadaad akhrisatay qormadan caafimaad fadlan saar si ay walaalaha kale ee boggan ku xiran usii gaarto, haddi aad sii garaysid-na kaba sii fiican oo walaalaha iyo saaxiibadaada ayaa waxaad faa'iiday lasii wadaagtay, anigana dhiirigelin bay ii tahay mahadsanidiin.
https://wa.me/+252617136134

Ma tahay ruux ay ka yaraatey sperm(shahwada) ama dhibaato ma kaa haysaaaHadaba waxaan kuu haynaaa daawo kaa xalineyso dh...
04/06/2021

Ma tahay ruux ay ka yaraatey sperm(shahwada) ama dhibaato ma kaa haysaaa
Hadaba waxaan kuu haynaaa daawo kaa xalineyso dhibaatadas
Fadlan nagala soo xiriir whatsappka
πŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘Ž
http://wa.me/+252617136134

Ma tahay qof ka cabanaayo xanuunka macaanka diabetes (diabetes type 1 insulin)(diabetes type 2 non insulin) waxaan kuu h...
31/05/2021

Ma tahay qof ka cabanaayo xanuunka macaanka diabetes (diabetes type 1 insulin)(diabetes type 2 non insulin) waxaan kuu haynaaa daawo aad oga bogsaneyso kasna ciririb.tirayso xanuunka macaanka insha allah
Fadlan nagala soo xiriir WhatsApp nomber qoraal iyo wicitaan labadaba
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡

http://wa.me/+25260664546

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252610664546

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daryeel Care Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram