Ismailburnag

Ismailburnag Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ismailburnag, N/A, Luuq.

Waxaa sidaa yiri wasiirka difaaca Pakistaan,
14/06/2025

Waxaa sidaa yiri wasiirka difaaca Pakistaan,

Hadal Muhiim ah 🇵🇰 wasiirka difaaca Pakistan
" ▪️Caalamka islaamka haduuna midoobin dowlad walba waa in ay sugtaa maalinkeeda , shalay falastiin , yaman maantana iiraan , hadaanan midoobin dowlad walba meesheeda ayaa lagu cuni, Pakistaan waxay garab taagantahay maanta iiraan , wax walbana waan ku taageeraynaa "

14/06/2025

Iran oo sheegtay iney kafakareeyso in ay xirto marinka Hormuz gabi ahaanba halkaas oo 30% shidaalka dunida lageeyo uu maro. Talaabadaas oo cunaqabateen saareysa Saudi, Kuwait iyo Imaaraad. Waa sheeko culus.

Taas oo ay sababi doonta in Ruush, USA iyo China dagaalka toos usoo galaan.

14/06/2025
Mooto waan baranlahaye saan in ay igu dhacdo ayaan kabaqayaa😂😂
28/07/2024

Mooto waan baranlahaye saan in ay igu dhacdo ayaan kabaqayaa😂😂

30/06/2024

Bill Gates ayaa la weydiiyay hadduu jiro qof ka qanisan?

Wuxuu yiri: Haa, waxaan arkay hal nin oo iga qanisan.
Waxaa la weydilyay qofka uu yahay?
Wuxuu ku jawaabay: Markii aan dhameeyay
daraasadeyda oo aan isku diyaarinayo inaan soo bandhigo mashruuca Microsoft ayaa maalin anigoo ka duuli raba garoonka New York ayaa waxay indhaheyga qabteen wiil yar oo madow ah oo
¡ibinaya wargeysyo, wargeysyadi uu waday oo mid
ciwaankeeda uu cajabiyay ayaan isku dayay inaan libsado balse shilimaad ma wadan, inaan iska dhaafo ayaana go'aansaday, wargeyski ayuu li soo taagay wuxuuna igu yiri: Soo dhawoow, anigaa ku
siiyay! Waxaan ku iri: Ma heysto lacag jajab ah. wuxu igu viri: Qaado, anigaa kuu haddiyeeyay.
Saddex bilood kadib ayey haddana arinti oo kale i qalosatay, isla meeshi, isla wilki... haddana mar kale ayuu ii haddiyeeyay, Waxaan ku iri: H**e ayaad sidaan oo kale wargeys ii siisay ee adiga ma qof walboo lacag aanan wadan ayaad siisaa? Wuxuu willki yaraa yiri: Haa, wax siinta farxad ayaan ku dareemaa.
Bill gates wuxuu yiri: Ereyadaas iyo aragtidi willkaas
maskadeyda ayey ka bixi waayeen... 19 sano kadib
mar aan marayo meesha ugu sarreyso oo aan

go'aansaday inaan wiilkaas raadiyo oo aan abaalkaas u gudo... koox willkaas raadiso ayaan sameeyay, bil iyo bar raadis iyo xaqiijin ah kadib
waxay soo heleen isagoo waardiye ah...
Waxaan iri ma i taqaanaa? wuxuu yiri: Haa, waxaad tahay Bill Gates. waxaan ku iri sanado ka hor waxaad laba jeer i siisay wargeys haddana waxaan rabaa inaan wanaagaas kuu gudo ee waxaad
doonto dalbo.
Wuxuu yiri: mahadsanid, waxba uma baahni...
Waxaan ku iri: Waxaan rabaa inaan kuu gudo wanaaggi aad ii sameysay...
Wuxuu yiri: wanaaggaas ma ii gudi kartid, sababtoo
ah anigoo baahan ayaan wax ku siiyay adigana maanta oo wax walba aad heysato ayaad rabtaa in aad ii gudo, mana isku qalmaan balse mahadsanid.
Bill Gates wuxuu yiri ereyadaas ayaa i dareensilyay inuu iga qanisanyahay, sababtoo ah wax bixinta ugu fican waa midda uu qofka bixiyo isagoo u baahan.

W/Q Nauru

09/05/2024
07/05/2024
06/05/2024
21/02/2024

Waaa heesh taariikhi ah oona kusoo beegmay waqtigii loo baahnaa,

Somalia ha guuleysato,

20/02/2024

Luuq Gannaane

Address

N/A
Luuq

Telephone

+252615120066

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ismailburnag posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram