Lafoole General hospital wuxuu kaa daweynayaa cudurada noocyadooda kala duwan waxaana ka hool gala qubaro caafimaad
16/10/2023
DISTRIBUTION OF EMERGENCY HYGIENE KITS TO SAM AND MAM CHILDREN...
LAFOOLE GENERAL HOSPITAL
02/05/2022
Dr Yuusuf Abdinur Ibrahim(ducaysane). dhakhtarka cudurada Guud ee isbitaalka LAFOOLE GENERAL HOSPITAL
Ciid wanaagsan..
13/04/2022
Dr Guuleed Abdirahman Ahmed oo ah Dhaqtarka Caruurta oo si maalinla ah uga howlgala LAFOOLE GENERAL HOSPITAL . Wuxuu Dhaqtarku daaweenaya dhamaan cudurada caruurta..
25/11/2021
07/11/2021
Dr. Guuleed Abdirahman Ahmed oo ah Dhaqtarka caruurta oo si maalinla ah uga hawl gala LAFOOLE GENERAL HOSPITAL una taagan daaweynta caruurta soomaaliyeed ,wuxuu Dhaqtarku daaweynayaa dhamaan cudurada caruurta ..
21/09/2021
Isbitaalka Guud ee Lafoole waxaa kuugu diyaar ah dhaqatarka caruurta Dr Guuleed Abdirahman Ahmed oo ah dhaqtar taqasus iyo qibrad u leh cudurada ku dhaca caruurta iyo daweentooda.
Wixii faafaahin ah kala xariir :
+252611618986
+25261168987
17/09/2021
Jimco wanagsan
16/09/2021
Isbitaalka Guud ee Lafoole waxaa kuugu diyaar ah dhaqaatiir taqasus iyo qibrad u leh shaqada ay qabanaayaan
Wixii faafaahin ah kala xariir :
+252611618986
+25261168987
12/09/2021
Ogeysiis ogeysiis Dadweynaha ku nool Mogadishu iyo nawaaxigeeda waxaa la ogeysiinayaa in isbitaalka guud ee lafoole qeebtiisa cudurada haweenka iyo qaliimadooda waxaa 24sac heegan kuugu ah dhaqaatiir iyo nurses aqoon sare iyo qibrad
Buuxda u leh shaqada ay ku qabanaayaan
Wixii faafaahin ah kala xariir :
+252611618986
+25261168987
08/09/2021
Ogeysiis ogeysiis Dadweynaha ku nool Mogadishu iyo nawaaxigeeda waxaa la ogeysiinayaa in isbitaalka guud ee lafoole qeebtiisa emergency( gargaarka degdeg)ah 24sac heegan kuugu yihiin dhaqaatiir iyo nurses aqoon sare iyo qibrad
Buuxda u leh shaqada ay ku qabanaayaan
Wixii faafaahin ah kala xariir :
+252611618986
+25261168987
04/09/2021
Isbitaalka Guud ee Lafoole waxaa kuugu diyaar ah qeebta dhalmada waxaa ka hool gala umuliso aqoon sare leh
wixii faafaahin ah kala xariir:
Be the first to know and let us send you an email when Lafoole general hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.