Abbas Hospital

  • Home
  • Abbas Hospital

Abbas Hospital Your Trusted Health Care Partner

ISBITAALKA ABBAS🌟 Fursad Shaqo: Kalkaaliye Ilkaha oo yaqan af carabi         ( Dental Assistant who knows Arabic) 🌟Waxaa...
06/08/2025

ISBITAALKA ABBAS

🌟 Fursad Shaqo: Kalkaaliye Ilkaha oo yaqan af carabi
( Dental Assistant who knows Arabic) 🌟

Waxaan raadineynaa kaaliye ilko oo aqoon iyo khibrad u leh shaqada ilkaha si uu ugu biiro teamka shaqalaha sheybarka ee ISBITAALKA ABBAS

Shuruudaha:
1-Waa inuu qofku leeyahay khibrad ku saabsan shaqada ilkaha ama uu horey uga soo shaqeeyey meel caafimaad oo la xiriirta ilkaha.
2-Waa in uu yaqan ama ay taqaan afka Carabiga sifiican
3-Shaqadan waxaa codsan kara rag iyo dumar, balse mudnaanta waxaa la siinayaa dumarka.

Goobta shaqada: Degmada Wadajir, xaafadda Bulaxubey Macruuf, Muqdisho.

📞 Wac si degdeg ah: 614448416

📧 CV-gaaga ku soo dir: abbashospital.so@gmail.com

ISBITAALKA ABBAS🌟 Fursad Shaqo: SHAYBAAR 🌟Waxaan raadineynaa shaqaale shaybaar oo aqoon iyo khibrad leh, si uu ugu biiro...
06/08/2025

ISBITAALKA ABBAS

🌟 Fursad Shaqo: SHAYBAAR 🌟

Waxaan raadineynaa shaqaale shaybaar oo aqoon iyo khibrad leh, si uu ugu biiro teamka shaqalaha sheybarka ee ISBITAALKA ABBAS
SHURUUDA:
- wa in aad leedahay qibrad buuxda
- wa in aad heysata ugu yaraan 3 sano qibrad
-wa in aad aqoon uledahay dhamaan qeybaha shaqeybarka

Xarunta waxay kutaala Wadajir, Bulaxubey Macruuf, Muqdisho.

Haddii aad xiisaynayso Fadlan nala soo xiriir degdeg 614448416
CV-gaaga ku soo dir: abbashospital.so@gmail.com

Ispitaal ka Bisha Cad wuxu kusameyey Qiima dhimis %60dhamaan adega afka iyo ilkaha sida:  1) ilka xirida 2) ilko galinta...
20/07/2025

Ispitaal ka Bisha Cad wuxu kusameyey Qiima dhimis %60
dhamaan adega afka iyo ilkaha sida:
1) ilka xirida
2) ilko galinta
3) daweenta af'urka, nadiifinta suuska iyo dhagxaanta
4) Ilka buuxinta, iyo dhamaan adeegyada ilkaha iyo afka.
5) Ilka dhaqida iyo qurxinta

haseegin fursadaan oo socaneyso mudo kooban

📍 Wadajir, Buulaxubey gaar ahan dabaqa jaalaha, Muqdisho
📞 061 444 8416 | WhatsApp 61 4447926

14/07/2025

ISPITALKA BISHA CAD : oo qiima dhimis %50 kusameeyey baritaanada haweenka iyo computerka lasaaro hoyada uurka leh kas oo lagu ogaado caafimaadka ilmaha uurka kujira.. hadii ay yihiin lab ama dhadig garaaca wadnaha ee ilmaha iyo xiliga uu dhalan karo.

Dhaqtarada Haweenka aya kadaweyndonta:

-buroyinka kasobaxa minka iyo ugxan sida yasha,
-caada wareerka iyo
- infection ka
- dhiciska iyo dilanka soonoqnoqda

nagu sooboqo xaruntena oo ku taalo buulo xubey inta u dhaxeeso dabaqa jallah iyo Macruuf
Sowac callka cadiga ama whatsapp nagala soo xiriir.
0614448416 - 0614447926

Isbuuca xorriyada owgeed waxaan bulshadda Soomaaliyeed usameynay qiiimo dhimis 50% ah.waxaa qiima dhimis kujira dhamaan ...
05/07/2025

Isbuuca xorriyada owgeed waxaan bulshadda Soomaaliyeed usameynay qiiimo dhimis 50% ah.
waxaa qiima dhimis kujira dhamaan adega afka iyo ilkaha
sida:
1) ilka xirida
2) ilko galinta,
3) Ilka buuxinta, iyo dhamaan adeegyada ilkaha iyo afka.
haseegin fursadaan oo socaneyso mudo kooban
📍 Wadajir, Buulaxubey gaar ahan dabaqa jaalaha, Muqdisho
📞 061 444 8416 | 61 4447926

Hambalyo 1-da Luulyo, Maalin sharaf iyo xasuus qaran!Bahda Bisha Hospital waxay la qeybsaneysaa shacabka Soomaaliyeed ma...
01/07/2025

Hambalyo 1-da Luulyo, Maalin sharaf iyo xasuus qaran!

Bahda Bisha Hospital waxay la qeybsaneysaa shacabka Soomaaliyeed maalinta xorriyadda, iyaga oo u rajeynaya nabad, caafimaad, iyo horumar waara.

Jimco Wanaagsan
27/06/2025

Jimco Wanaagsan

Isbuuca xorriyada owgeed waxaan bulshadda Soomaaliyeed ugu talo galnay qiiimo dhimis 50% ah,Ha seegin fursaddan dahabiga...
25/06/2025

Isbuuca xorriyada owgeed waxaan bulshadda Soomaaliyeed ugu talo galnay qiiimo dhimis 50% ah,
Ha seegin fursaddan dahabiga ah oo ka faaiideyso qiimo dhimista

📍 Wadajir, Buulaxubey – Muqdisho
📞 061 444 8416 | 061 444 7926

21/06/2025

ISBITAALKA BISHA CAD. waxaa diyaar kugu ah dhakhtarka afka iyo ilkaha, Waxaan qiima dhimis %50 ku sameynay adegyadena.
sida:
✅ Ilka-xirid (braces) si loo toosiyo ilkaha
✅ Ilko Gelinta
✅ Nadiifin iyo daaweyn ilkaha.
✅ Saarista ilig xanuunsan, cirid dhiiga iyo af'urka
Hadaba kafaaiideyso qiima dhimista adega dentaalka.

Waxaan kuugu adeegeynaa qalab nadiif ah iyo daryeel naxariis leh
Xarunta waxay kutalaa Wadajir Bula xubey gar ahan inta udhaxayso macruuf iyo dabaqa jaalaha



15/06/2025

Bisha Cad Hospital waxaa diyaar kugu ah dhakhtarka afka iyo ilkaha, Dhakhtarka waxa uu qaban doonaa addeeygayada;

✅ Nadiifin iyo daaweyn xirfadeed
✅ Ilka-xirid (braces) si loo toosiyo ilkaha
✅ Saarista ilig xanuunsan xanuun la'aan
✅ Ilko Gelinta
✅ Dhoola-cadeyn quruxdeeda kaa qarin doonin

Waxaan kuugu adeegeynaa qalab nadiif ah iyo daryeel naxariis leh

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abbas Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Abbas Hospital:

  • Want your practice to be the top-listed Clinic?

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram