Baraka Hospital

  • Home
  • Baraka Hospital

Baraka Hospital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Baraka Hospital, Medical and health, .

05/11/2025

Bukaan muddo dheer la dhibbanaa xanuunka thyroid-ka iyadoo xaaladdeedu aad u liidatay ayaa timid Baraka Hospital . Waxaa si degdeg ah loogu sameeyay daryeel caafimaad iyo daaweyn tayo sare leh. Alle fadligiis xaaladdeedu si wanaagsan ayay u soo hagaagtay.

Waxay ka warbixisay daryeelka wanaagsan ee ay ka heshay isbitaalka iyadoo si gaar ah ugu mahadcelisay dhakhtarkii daweeyay iyo dhammaan shaqaalaha Baraka Hospital oo si naxariis, xirfadiyo daacadnimo leh ula tacaalay xaaladdeeda.

Baraka Hospital — Ku dooro Aqoon, Khibrad & Naxariis.
📞 Faahfaahin & Ballan: 0613922225 / 3335

05/11/2025

Haddii aad isku aragto qaar ka mid ah calaamadaha aan soo sheegnay ama aad dareento isbeddel ku saabsan caafimaadkaaga, ha sugin xaaladdu inay ka sii darto.

Kusoo booqo Baraka Hospital halkaas oo Dr. Abdirahman Ali Ahmed oo ku takhasusay qalliinnada guud iyo kuwa laysarka uu diyaar u yahay inuu ku siiyo daryeel caafimaad oo ammaan ah iyo la talin caafimaad oo xirfadaysan.

Baraka Hospital — Ku dooro Aqoon, Khibrad & Naxariis.
📍 Warshadda Caanaha, Muqdisho
📞 0613922225 / 3335

04/11/2025

Soo booqo Qeybta Afka iyo Ilkaha ee Baraka Hospital,waxaad ka heli doontaa dhammaan adeegyada caafimaadka afka iyo ilkaha oo dhameystiran.
📞 Faahfaahin & Ballan: 0613922225 / 3335
📍 Warshadda Caanaha, Muqdisho

04/11/2025

Bukaan muddo dheer la dhibbanayd gaas calooleed iyo xasaasiyad ayaa si guul leh loogu daweeyay Baraka Hospital.
Waxay ka warbixisay daryeel caafimaad oo heer sare ah oo ay ka heshay isbitaalka, iyadoo si gaar ah ugu mahadcelisay dhakhtarkeedii daaweeyay.

Baraka Hospital — Ku dooro Aqoon, Khibrad & Naxariis.
📍 Warshadda Caanaha, Muqdisho
📞 0613922225 / 3335

03/11/2025

Daryeelka joogtada ah ee hooyada uurka leh waa tallaabo muhiim ah oo lagu xaqiijinayo caafimaadka hooyada iyo ilmaha.

Baraka Hospital wuxuu had iyo jeer diyaar u yahay inuu bixiyo daryeel caafimaad oo dhammaystiran isagoo adeegsanaya xirfado iyo aqoon sare.

Qeybta daryeelka haweenka waxaa ka howlgasha Dr. Kaafiya Abdilahi Farah oo ku takhasustay cudurrada haweenka iyo qalliimadooda.

Soo booqo dhakhtarada si aad u hesho daryeel caafimaad joogto ah iyo la-talin caafimaad oo lagu kalsoonaan karo.

📞 Lambarka xiriirka: 0613922225 / 3335
📍 Goobta: Warshadda Caanaha, Muqdisho

03/11/2025

Mid kamid ah bukaannada ku xiran Dhaqtarada Haweenka ee Baraka Hospital ayaa ka warbixisay daryeelkii wanaagsan ee ay halkan ka heshay iyo sida ay uga bogsatay xanuunkii hayay — Allah fadligiis.

Soo booqo Baraka Hospital oo hel daryeel, daaweyn iyo sidoo kale talooyin caafimaad.
📞 Faahfaahin nagala xiriir: 0613922225 ama 3335









See

02/11/2025

Ma dareemaysaa xanuun ama dhiig bax markaad saxaroonayso?
Taasi waxay noqon kartaa baabasiir, xaalad la daaweyn karo si ammaan ah oo casri ah.

Ha sugin in xanuunku bato!
Kusoo booqo Baraka Hospital, halka daryeel, aqoon, iyo khibrad caafimaad ay isku dhafan yihiin.

📞 0613922225 / 3335
📍 Warshadda Caanaha, Muqdisho

02/11/2025

Baraka Hospital & Caafimaadka Bulshada
Baraka Hospital waxa uu door weyn ka qaataa kor u qaadista caafimaadka bulshada.

Waxaan aaminsanahay in caafimaadka wanaagsan uu saldhig u yahay qoys caafimaad qaba iyo bulsho horumar leh.

Shaqaalaha Baraka Hospital waxay si joogto ah bulshada ugu wacyigeliyaan muhiimadda baaritaanka caafimaad, ka hortagga cudurrada, iyo helitaanka daaweyn tayo sare leh marka loo baahdo.

Baraka Hospital — Caafimaadkaagu waa mudnaanta koowaad.
📞 Faahfaahin & Ballan: 0613922225 ama 3335














01/11/2025

Bukaan muddo dheer la dhibanayd gaas calooleed , iyadoo xaaladdeedu aad u liidatay, ayaa la keenay Baraka Hospital.

Waxaa si degdeg ah loogu sameeyay daryeel iyo daaweyn tayo sare leh. Alle fadligiis xaaladdeedu si wanaagsan ayay u soo hagaagtay.

Waxay ka warbixisay daryeelka wanaagsan ee ay ka heshay isbitaalka, iyadoo si gaar ah ugu mahadcelisay dhaqtarka oo si hagar la’aan ah ugu dadaalay daweynteeda, iyo dhammaan shaqaalaha Baraka Hospital oo si naxariis, xirfad iyo daacadnimo leh ula tacaalay xaaladdeeda.

Baraka Hospital — Ku dooro Aqoon, Khibrad & Naxariis.
📞 Faahfaahin & Ballan: 0613922225 ama 3335

30/10/2025

Maanta waa maalin taariikhi ah!
Hooyo qiimo badan oo in muddo ah ku xiraneyd qeybta haweenka ee Baraka Hospital, ayaa halkaas ku umushay, iyadoo la dabaaldegaysa maalinteeda farxadda leh.

Baraka Hospital — ma aha oo kaliya meel lagu daweeyo, balse waa goob farxad iyo taageero qoysas cusub ay ka helaan rajo iyo nolol cusub.

30/10/2025

Bukaan muddo dheer la dhibtoonayay xanuunnada gaaska caloosha iyo beerka ayaa ka warbixiyay sida uu Alle fadligiis ugu caafimaaday kaddib daryeel iyo daaweyn dhamaystiran oo uu ka helay Baraka Hospital.

Wuxuu si gaar ah ugu mahadceliyay dhakhtarkii daweeyay isagoo tilmaamay sida loogu adeeyay si xirfad iyo naxariis ku dhisan.

Baraka Hospital Ku dooro Aqoon, Khibrad, iyo Naxariis.

📞 Faahfaahin & Ballan: 0613922225 ama 3335
📍 Goobta: Warshadda Caanaha, Muqdisho

29/10/2025

Hooyo ama Aabe si carruurtaada u helaan daryeel iyo daaweyn caafimaad oo ku habboon la kaalay Baraka Hospital. Waxaa ka howl gasha Dr. Mulki Mohamed Mirre oo ku takhasustay daweynta xanuunada ku dhaca carruurta.

Baraka Hospital Ku dooro Aqoon, Khibrad & Naxariis.
📞 0613922225 / 3335
📍 Warshadda Caanaha, Muqdisho

Address


Telephone

+252613922225

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baraka Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Baraka Hospital:

  • Want your practice to be the top-listed Clinic?

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram