Dayuur Dental Clinic

  • Home
  • Dayuur Dental Clinic

Dayuur Dental Clinic Dayuur Dental Clinic waa dhakhtar ilkood oo ku yaala dhanka bari ee tiyaatarka magaalada hargeysa . nagalasoo xidhiidh 063-3193499.

18/01/2026
12/01/2026

Hadii aad isku aragto astaamahan waxa waajib kugu ah in aad si dhakhso ah u soo booqato dhakhtarka ilkaha .

📍Dhanka bari ee tiyaatarka magaalada hargeysa
📞 063-3193499 .

Ilkuhu waa quruxda iyo kalsoonida qofka .Hadii ay jiraan ilko kaa maqan oo aad mar uun niyada ku haysay in aad gashato w...
07/01/2026

Ilkuhu waa quruxda iyo kalsoonida qofka .

Hadii ay jiraan ilko kaa maqan oo aad mar uun niyada ku haysay in aad gashato waxaanu diyaar kuula nahay in aanu kuu gelino ilko qurux badan oo aan laga garanaynin kuwaagii h**e .

Soodhowow.❤️

📍Dhanka bari ee tiyaatarka magaalada hargeysa
📞 063-3193499.

01/01/2026

1/1/2026

Sanad cusub dhamaantiin saaxiibayaal.

Sanadkan qorshahaaga ugu weyn ka dhigo in aad ilkaha iska hagaajiso ,.
Hadii uu jiro ilig ku xanuunaya , mid kaa maqan , mid jaban iyo weliba dhibaato aad ka qabto dhanka ciridka waxaanu diyaar kuula nahay sanadkan in aad si qurux badan oo kalsooni leh aad u dhoolacaddayso .

Gacmo furan kusoo dhowaada .❤️

📍Dhanka bari ee tiyaatarka magaalada hargeysa

📞 063-3193499

Hadii uu jiro ilig kaa jabay waxaanu kuu haynaa buuxin aad u qurux badan oo aanu sidiisii h**e kuugusoo celinayno iligaa...
26/12/2025

Hadii uu jiro ilig kaa jabay waxaanu kuu haynaa buuxin aad u qurux badan oo aanu sidiisii h**e kuugusoo celinayno iligaagi .

Soodhowow.❤️

📍Dhanka bari ee tiyaatarka magaalada hargeysa

📞 063-3193499 .

21/12/2025

Muuqaalkam kooban waxaad ku arki doontaa qaar ka mid ah ilkaha aad ka u quruxda badan ee aanu dadka u gelino .
Hadii aad muddo raadinaysay dhakhtar ilko qurux badan kuu geliya waxaanu ku leenahay gacmo furan kusoo dhowow.❤️

📍Dhank bari ee tiyaatarka magaalada hargeysa
📞 063-3193499.

13/12/2025

Nadaafadda carrabku qayb aad u weyn ayay ka qaadataa guud ahaan nadaafadda afka .

Carrabku waa muruq ballaadhan oo shaqooyin badan inoo qabta waxa uu aad ugu nugul yahay in cuntooyinka aynu cunno iyo cabitanada aynu cabnaa ay u si weyn ugu dhegaan sidaas darteed hadii aan laga nadiifin waxa uu afka ku keeni karaa Ur aan wanaagsanayn in ay kasoo baxdo iyo in shaqooyinkuu uu qaban jiray wax iska bedelaan .

📍Dhanka bari ee tiyaatarka magaalada hargeysa

📞063-3193499

Hadii uu jiro ilig kaa jabay waxaanu kuu haynaa buuxin aad u qurux badan oo aanu sidiisii h**e kuugusoo celinayno iligaa...
09/12/2025

Hadii uu jiro ilig kaa jabay waxaanu kuu haynaa buuxin aad u qurux badan oo aanu sidiisii h**e kuugusoo celinayno iligaagi .

Soodhowow.❤️

📍Dhanka bari ee tiyaatarka magaalada hargeysa
📞 063-3193499 .

04/12/2025

Birta ilkaha ( braces ) ujeedada ugu weyn ee qofku u xidhaa waa in uu is bedel ka dareemo ilkiisa iyo natiijo san oo ka duwan sidii ay markii h**e ilkihiisu ahaayeen .

Waxa jira qodobo dhawr ah oo qofka birta xidhan ka hor istaaga in ilkihiisu isbedel la taaban karo sameeyaan isaga oo laga yaabo in uu muddo dheer ba xidhnaa .

Hadaba waxaan muuqaalkan kooban kuugu sharaxi doonaa dhaw dhaqan oo qofku haduu caadaysto aanu wax natiijo ah helayn haba yaraatee.

📍 Dhanka bari ee tiyaatarka magaalada hargeysa
📞 063-3193499.

02/12/2025

Hadii aad isku aragto astaamaha cirid xanuunka sida :
1. Cassaan
2. Barar
3. Ciridka oo dhiig sameeya
4. Ciridka oo cun-cun sameeya.

Fadlan nagusoo booqo dhakhtarkeena waxaanu diyaar kuula nahay dawaynta ciridka iyo dhamaan xanuunada ku dhaca afka.

📍Dhanka bari ee tiyaatarka magaalada hargeisa
📞 063-3193499

Address


Opening Hours

Monday 07:00 - 21:00
Tuesday 07:00 - 21:00
Wednesday 07:00 - 21:00
Thursday 07:00 - 21:00
Saturday 07:00 - 21:00
Sunday 07:00 - 21:00

Telephone

+252633193499

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dayuur Dental Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dayuur Dental Clinic:

  • Want your practice to be the top-listed Clinic?

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram