12/07/2025
🌟 Al Aqsa Quran Online - Diiwaan Gelinta Ardayda Cusub! 🌟
Waxaan qaadanayaa arday cusub qeybta xifdinta Qur'aanka Kariimka ah, barashada Hingaadda, iyo culuumta shareecada.
🔹Fursadaha waxbarashada: Fasallo online ah oo loogu talagalay carruurta iyo dadka waaweyn iyo dadka qurbaha ku nool , oo lagu baran karo wakhti ku habboon ardayga.
Nagu Soo biir hadda oo bilow barashada Qur’aan ka Kariim ka ah iyo diinta islaamka 📚🌙
**Nagala soo xiriir si aad isu diiwaangeliso ama aad wax badan u ogaato:**
📞 WhatsApp:65 4758323