Dr Samira Amore

  • Home
  • Dr Samira Amore

Dr Samira Amore Hadafkeenu waa hooyo iyo ubad caafimaad qabo insha Allah

10/08/2025

Hooyadu marka ay umusho ama ay dhasho, waxaa muhiim ah in ay hesho nasasho ku filan, waxayna awoodi kartaa in ay u seexato dhinac kasta oo ay jeceshahay.

08/08/2025

๐—๐ฎ๐ฌ๐ค๐š ๐“๐จ๐๐จ๐›๐š๐š๐๐ค๐š ๐๐š๐š๐ฌ๐ง๐ฎ๐ฎ๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ (๐–๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐๐ซ๐ž๐š๐ฌ๐ญ๐Ÿ๐ž๐ž๐๐ข๐ง๐  ๐–๐ž๐ž๐ค) ๐๐š๐ง๐ž๐ฅ๐ข๐ฌ๐ญ๐ฌ

๐๐š๐ง๐ž๐ฅ ๐“๐จ๐ฉ๐ข๐œ: Caqabadaha Naasnuujinta Hooyooyinka Shaqeeya

๐Ÿ—“ ๐ŸŽ๐Ÿ— ๐€๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฌ๐ญ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“
๐ŸŒž ๐’๐š๐ญ๐ฎ๐ซ๐๐š๐ฒ
โŒ› ๐ŸŽ๐Ÿ‘:๐Ÿ‘๐ŸŽ ๐๐Œ
๐Ÿ“๐๐จ๐ฏ๐š ๐ƒ๐ข๐š๐ ๐ง๐จ๐ฌ๐ญ๐ข๐œ & ๐‘๐ž๐ฌ๐ž๐š๐ซ๐œ๐ก ๐‡๐š๐ฅ๐ฅ,๐๐ž๐ง๐š๐๐ข๐ซ ๐’๐ญ๐ซ๐ž๐ž๐ญ, ๐‡๐จ๐๐š๐ง ๐ƒ๐ข๐ฌ๐ญ๐ซ๐ข๐œ๐ญ, ๐Œ๐จ๐ ๐š๐๐ข๐ฌ๐ก๐ฎ-๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐š.

Hooyo nuuji ubadkaaga, naas nuujintu waa hadiyad dabiici ah oo ubadkaaga siinaysa caafimaad dhameystiran.
04/08/2025

Hooyo nuuji ubadkaaga, naas nuujintu waa hadiyad dabiici ah oo ubadkaaga siinaysa caafimaad dhameystiran.

31/07/2025

Infekshanka ku dhaca dumarka wuxuu sababi karaa dhalmo la'aan, haddii aan si degdeg ah loo daaweynin wuxuu keeni karaa xaalado caafimaad oo qatar ah, si aad u fahanto khataraha uu leeyahay iyo sida aad uga hortagi karto, daawo muuqaalkaan ilaa dhammaadka.

Hadii aad ka cabaneyso dhalmo la'aan, waxaa muhiim ah in aad la kulantid dhaqtarada haweenka iyo qaliimadooda.
26/07/2025

Hadii aad ka cabaneyso dhalmo la'aan, waxaa muhiim ah in aad la kulantid dhaqtarada haweenka iyo qaliimadooda.

17/07/2025

Waxaa jira talaalooyin muhiim ah oo lagama maarmaan u ah caafimaadkaaga iyo kan ilmahaaga, haddii aadan qaadan xilligii h**e waxaa muhiim ah in aad qaadato talaalooyinkan dhaqtarada kuu sheegeyso.

Hooyo la kulan dhaqtarada haweenka iyo qaliimadooda, si aad u hesho daryeel caafimaad oo dhameystiran.
17/07/2025

Hooyo la kulan dhaqtarada haweenka iyo qaliimadooda, si aad u hesho daryeel caafimaad oo dhameystiran.

16/07/2025

Hadii aad tahay hooyo uur leh shantaan sir waxa ay kaa caawin doonan in si dabiici ah ay kuu qabato foosha. Dhameyso muuqaalkan si aad u
ogaatid shantaas sir.

Hooyooyinka uurka leh waxay mararka qaar la kulmaan barar jirka ah, waa kuwan qaar kamid ah sababaha keeni kara bararka.
15/07/2025

Hooyooyinka uurka leh waxay mararka qaar la kulmaan barar jirka ah, waa kuwan qaar kamid ah sababaha keeni kara bararka.

Hadii aad tahay hooyo uurka leh, waxaa muhiim ah in ay qaadato talooyinkan, si aad u ilaaliso caafimaadkaaga iyo kan uba...
12/07/2025

Hadii aad tahay hooyo uurka leh, waxaa muhiim ah in ay qaadato talooyinkan, si aad u ilaaliso caafimaadkaaga iyo kan ubadkaaga.

03/07/2025

Bixinta burooyinka minka hooyo Somaliyeed oo in badan la dhibaneed Alhamdullilah

Hadii aad rabto xal caafimaad oo dhameystiran, la kulan dhaqtarada haweenka iyo qaliimadooda.
18/06/2025

Hadii aad rabto xal caafimaad oo dhameystiran, la kulan dhaqtarada haweenka iyo qaliimadooda.

Address


Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252613858507

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Samira Amore posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your practice to be the top-listed Clinic?

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram