26/08/2023
● macaamiisheena sharafta leh waxan idiin hayna
● filo iib ah waxay ku talaa muqdisho
● gaar ahaan dagmada hodon xaafada balaagsii
● waxay ka kooban tahay 5 qol 2 musqul jiko
● cabirka waa 13x13
● sharciga waa siyaad bare
● qaymaha waa 90,000
● waxay ku kiraysan tahay 300$
● wixii faah faahin ah nagala soo xariir
● tell: 061 6252036