Dr koshin Eye Center

Dr koshin Eye Center Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr koshin Eye Center, Ophthalmologist, Muqdishow.

Dr koshin Eye center is eye care center that delivers management of eye disorders, correction of vision and eye surgeries for professional Eye team Ophthalmologist and optometrists

Free Eye Camp - mogadishu National Eye HospitalWaxaa maanta noo bilowday indhafiiq lacag la aan ah oo ay iska kaashanaya...
10/06/2025

Free Eye Camp - mogadishu National Eye Hospital

Waxaa maanta noo bilowday indhafiiq lacag la aan ah oo ay iska kaashanayaan hayadaha kala ah IHH, AID, Save The Vision iyo isbitaalka National Eye Hospital.
Adeegan samafalkaa ayaa socon doono mudo kooban fadlan gaarsii saaxiibadaa.

Wixii faahfaahin ah kala xariir
zoobe
Phone : 061991444

30/01/2025

Free Eye camp - Madina Hospital

Waxaa sinwanagsan u socdo indhafiiq lacag la aan ah kaasoo isugu jiro Daweyn , sixid arraga daciifka iyo daweynta xanuunada indhaha .
Adeegan ayaa ah gabi ahaanba mid lacag la aan ah wuxuuna kasocdaa isbitaal weyn ee madina Hospital wuxuuna socon doonaa muda kooban.

Fadlan gaarsii sxb badaa iyo inta u baahan.

Dr. Koshin

Free Eye Camp- Madina HospitalWaxaa si wanagsan noogu bilowday isbitaal madina indhafiiq lacag la aan ah oo ka faaidaysa...
25/01/2025

Free Eye Camp- Madina Hospital

Waxaa si wanagsan noogu bilowday isbitaal madina indhafiiq lacag la aan ah oo ka faaidaysan doonan bulshada qaybaheeda kala diwan.

kuwaaso isugu jiro baaritaan , daweyn, arrag sixid iyo qaliin dhamaantodna waa lacag laโ€™aan

Fadlan gaarsii sxb badaa

Free Eye camp - Banadir Waxa mardhow noo bilaaban doono wajigii labad ee indha fiiq lacag laโ€™aan ah xarunteena   Tabelah...
20/01/2025

Free Eye camp - Banadir
Waxa mardhow noo bilaaban doono wajigii labad ee indha fiiq lacag laโ€™aan ah xarunteena Tabelaha .
Fadlan Gaarsii sxb badaa

Wixii faahfaahin ah kala xariir
0619590011

14/12/2024

Maka maarmi kartaa okiyaalaha ?

Dr. Koshin

09/12/2024

Wali Saano kale Makugu Dhacday ?

Maxaad ku xalisay ?

Dr. Koshin

16/10/2024

Dr. Koshin

Ololaha Rajada Dib u soo celinta Arraga Waxaan mardhow noo bilaaban doono wajigii labad ee indhafiiq lacag la aan ah kas...
18/06/2023

Ololaha Rajada Dib u soo celinta Arraga

Waxaan mardhow noo bilaaban doono wajigii labad ee indhafiiq lacag la aan ah kasoo ay ka faaidaysaan doonaa bulshada qaybaheeda kala duwan

Fadlan gaarsii bulshada ubaahan adeegan

Wixii faahfaahin ah kala xariir
0619590011/ 0613366611

kudhawad dad garaya 100 qofod  ayaa helay adega samafal ah kuwaso iskugu jiro dawain iyo qalimo
23/03/2023

kudhawad dad garaya 100 qofod ayaa helay adega samafal ah kuwaso iskugu jiro dawain iyo qalimo

Xarunta Daweynta Iyo Qaliinka indhaha  Dr koshin Eye Center
25/01/2023

Xarunta Daweynta Iyo Qaliinka indhaha

Dr koshin Eye Center

23/10/2022
๐Š๐ฎ๐ฌ๐จ๐๐ก๐š๐ฐ๐š๐๐š ๐ฑ๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ซ.๐ค๐จ๐ฌ๐ก๐ข๐ง ๐„๐ฒ๐ž ๐‚๐ž๐ง๐ญ๐ž๐ซ ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ฅ๐ข๐ง๐ž๐ฒ๐ฌ๐จ ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ฆ๐จ ๐Ÿ๐ข๐ซ๐ข๐ข ๐š๐ก ๐Ÿ๐š๐๐ฅ๐š๐ง ๐ค๐š๐Ÿ๐š ๐ข๐๐ž๐ฒ๐ฌ๐จ ๐ฒ๐š๐ฅ๐š๐  ๐›๐ฎ๐ฑ๐ข๐ง ๐ข๐ฌ ๐๐ข๐ฐ๐š๐ง ๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ฐ๐ž...
23/10/2022

๐Š๐ฎ๐ฌ๐จ๐๐ก๐š๐ฐ๐š๐๐š ๐ฑ๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ซ.๐ค๐จ๐ฌ๐ก๐ข๐ง ๐„๐ฒ๐ž ๐‚๐ž๐ง๐ญ๐ž๐ซ ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ฅ๐ข๐ง๐ž๐ฒ๐ฌ๐จ ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ฆ๐จ ๐Ÿ๐ข๐ซ๐ข๐ข ๐š๐ก ๐Ÿ๐š๐๐ฅ๐š๐ง ๐ค๐š๐Ÿ๐š ๐ข๐๐ž๐ฒ๐ฌ๐จ ๐ฒ๐š๐ฅ๐š๐  ๐›๐ฎ๐ฑ๐ข๐ง ๐ข๐ฌ ๐๐ข๐ฐ๐š๐ง ๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ฐ๐ž๐ฒ๐›๐ข๐ฅ๐š ๐›๐š๐ญ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐ฌ๐ž๐ฒ๐›๐ข๐ฒ๐š๐ง๐จ ๐ค๐š๐ฌ๐จ ๐ก๐จ๐ซ๐ฃ๐ž๐๐ค๐š ๐ข๐ฌ๐›๐ข๐ญ๐š๐ค๐š ๐๐š๐ง๐š๐๐ข๐ซ

Address

Muqdishow

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr koshin Eye Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr koshin Eye Center:

Share