SOPHA-Somali Public Health Association

  • Home
  • SOPHA-Somali Public Health Association

SOPHA-Somali Public Health Association Somali Public Health Association (SOPHA) is a national, independent, non-profit, voluntary association established in August 2018.

SOPHA and its members deeply believe that health is a human right.

Bahda URURKA CAAFIMAADKA GUUD EE SOOMAALIYEED (SOPHA-Somali Public Health Association) oo ugu h**eeyo Gudoomiyaha ururka...
18/07/2025

Bahda URURKA CAAFIMAADKA GUUD EE SOOMAALIYEED (SOPHA-Somali Public Health Association) oo ugu h**eeyo Gudoomiyaha ururka Dr. Imran Ahmed Abdulkadir, xoghayaha guud Mr. Abdiwali Abdullahi Abdiwali, iyo xubnaha ururka waxay hambalyo iyo bogaadin udirayaan ๐ƒ๐ซ. ๐‹๐ฎ๐ฅ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ฎ๐ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ oo loo doortay Gudoomiyaha Ururka Dhaqaatiirta Soomaaliyeed (SMA).
Waxayna Allah ugu baryayaan in uu masuuliyadda loo idmaday Allah ufududeeyo.

Ururka caafimaadka guud ee Soomaaliyeed (SOPHA) waxay hambalyo udirayaan gudoonka cusub ee Golaha Mihnadlayaasha Caafima...
16/06/2025

Ururka caafimaadka guud ee Soomaaliyeed (SOPHA) waxay hambalyo udirayaan gudoonka cusub ee Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka (NHPC): Gudoomiye Dr Omar Dahir Mohamud iyo G/kuxigeen Dr Adan Jama Musse.

Gudoomiyaha ururka Caafimaadka Guud ee Soomaaliyeed (SOPHA) Dr Imrah ahmed, Xoghayaha Guud, Xoghayaha Arimaha xubnaha ee...
28/04/2025

Gudoomiyaha ururka Caafimaadka Guud ee Soomaaliyeed (SOPHA) Dr Imrah ahmed, Xoghayaha Guud, Xoghayaha Arimaha xubnaha ee ururka, Gudoomiyayaal h**e iyo xubno kale oo ururka kamcidj ah ayaa kawada qayb galay Xuska MAALINTA CAALAMIGA AH EE BADQABLA SHAQADA IYO SHAQAALAHA oo ay soo agaasimay Ururka SWOSHPA.

ุงู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุงู†ุง ุงู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู† Ururka caafimaadka Guud ee Soomaaliyeed (SOPHA) wuxuu tacsi udirayaa dhamaan umadda Soomaaliyee...
27/02/2025

ุงู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุงู†ุง ุงู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†
Ururka caafimaadka Guud ee Soomaaliyeed (SOPHA) wuxuu tacsi udirayaa dhamaan umadda Soomaaliyeed gaar ahaan qooyskii iyo Eheladii uu ka baxay marxuum Prof. Dr Maxamed Yuusuf oo ahaa rugcadaa iyo khabiir caafimaad oo umadda ugusoo adeegay cilmigiisa, sidoo kale wuxuu ururku tacsi udirayaa dhamaan xirfadlayda caafimaadka Soomaaliyeed (National Health professional Council-NHPC).
Marxuumka waxaan eebe uga baryaynaa inuu janada ku irsaaqo

Xubno ka tirsan golaha fulinta Ururka Caafimaadka Guud ee Soomaaliyeed ayaa ka qaybgalay bandhig dood wadaag ku saabsan ...
30/01/2025

Xubno ka tirsan golaha fulinta Ururka Caafimaadka Guud ee Soomaaliyeed ayaa ka qaybgalay bandhig dood wadaag ku saabsan cilmi baarista caafimaadka oo uu soo agaasimay SIMAD Institute for Global Health (SIGHT).
Bandhiga oo ay kasoo qayb galeen xubno ka socday waaxda arimaha bulshada ee xafiiska raโ€™isul wasaaraha, ururada Dhaqaatiirta Soomaliyeed, Cilmibaarayaasha Soomaaliyeed, iyo Bulshada rayidka, sidoo kale Mihnadlayaal caafimaad iyo cilmi-baarayaal kale waxaa looga arinsaday muhiimada ay leedahay in la helo argti mideysan oo ku aadan cilmi baarista la xiriira caafimaadka.

Waxaa inoosoo qabsoomay kulan cilmiyeed ay kasoo qayb galeen khubaro caafimaad, waxaana goob jog ka ahaa maamulka sare e...
24/12/2024

Waxaa inoosoo qabsoomay kulan cilmiyeed ay kasoo qayb galeen khubaro caafimaad, waxaana goob jog ka ahaa maamulka sare ee SOPHA-Somali Public Health Association oo ugu h**eeyo Gudoomiyaha ururka Dr. Imran Ahmed Abdulkadir, Xoghaya guud Mr. Abdiwali Abdullahi(Abdiwali Siraad), iyo xubno kale oo badan. waxaana kulankaan lagu falanqeeyay dood cilmiyeedyo ku saabsanaa nidaamka caafimaadka, cilmibaarista, Yoolka caafimaadka loo dhanyahay (UHC) iyo Jihaynta daโ€™ yarta bahda caafimaadka.
Waxaan umahadcelinaynaa dhamaan kasoo qaybgalayaasha ay ugu h**eeyaan xeel dheerayaashii inoo jeediyay kalimadihii qiimaha badnaa, sidoo kale waxaan si gaar ah ugu mahadcelinaynaa Kuliyadda caafimaadka ee Jaamacadda SIMAD University iyo xarunta Nova Diagnostics & Research.


Bari oo Isniin ah waxaa inoo qabsoomi doona Kulan lagu falanqeyn doono doorka howlwadeenada caafimaadka ay ku leeyihiin ...
22/12/2024

Bari oo Isniin ah waxaa inoo qabsoomi doona Kulan lagu falanqeyn doono doorka howlwadeenada caafimaadka ay ku leeyihiin hergelinta Yoolka Caafimaadka loo dhan yahay (Universal Health Coverage)SIMAD University SOPHA-Somali Public Health Association Nova Diagnostics & Research .
Taariikh: 23-ka December 2024
Goobta: Nova Hal
Waqtiga: 03:00 galabnimo

We are delighted that the SOPHA-Somali Public Health Association celebrated ๐–๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐’๐œ๐ก๐ข๐ณ๐จ๐ฉ๐ก๐ซ๐ž๐ง๐ข๐š ๐ƒ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐Ÿ“๐ญ๐ก ๐Œ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’, Our D...
28/05/2024

We are delighted that the SOPHA-Somali Public Health Association celebrated ๐–๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐’๐œ๐ก๐ข๐ณ๐จ๐ฉ๐ก๐ซ๐ž๐ง๐ข๐š ๐ƒ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐Ÿ“๐ญ๐ก ๐Œ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’, Our Director of ๐‘ท๐’–๐’ƒ๐’๐’Š๐’„ ๐‘น๐’†๐’๐’‚๐’•๐’Š๐’๐’๐’”, ๐‘ซ๐’“. ๐‘ต๐’–๐’“๐’‚๐’๐’†๐’Š๐’ ๐’€๐’–๐’”๐’–๐’‡ ๐‘ฏ๐’‚๐’”๐’”๐’‚๐’, attended as a panelist at recent event, ๐๐ซ๐ž๐š๐ค๐ข๐ง๐  ๐ญ๐ก๐ž ๐’๐ญ๐ข๐ ๐ฆ๐š: Collaborative Health Efforts to Address Mental Health Disorders, Schizophrenia, and Substance Abuse in Somalia ,arranged by National Studentโ€™s Association in Benadir University.

Dr. Nuralein's expertise and insights were instrumental in shedding light on the importance of collaborative efforts in addressing mental health challenges in our community.

Schizophrenia is a complex mental health condition affecting millions worldwide. People with schizophrenia experience a distorted perception of reality, which can manifest as hallucinations, delusions, and disorganized thinking. While challenging, schizophrenia can be effectively managed with proper treatment and support.

Mental health disorders, schizophrenia, and substance abuse are critical challenges in Somalia. But with your dedication, collaboration, and innovative spirit, we can build a future where everyone has access to quality mental healthcare and feels empowered to seek help. Let's make a positive impact on the lives of countless Somalis. Thank you.
The Somali Public Health Association will provide the health students with necessary resources and training opportunities. We will collaborate with universities and mental health institutions to create a network of support. Together, we can create a generation of healthcare professionals who are equipped and passionate about addressing mental health needs in Somalia.

Guddoomiyaha  Ururka Caafimaadka Bulshada  Soomaaliyeed (SOPHA) Dr Imran Ahmed Abdulkdir iyo xubno kale oo ka tirsan uru...
27/05/2024

Guddoomiyaha Ururka Caafimaadka Bulshada Soomaaliyeed (SOPHA) Dr Imran Ahmed Abdulkdir iyo xubno kale oo ka tirsan ururka ayaa ka qayb galay munaasabad lagu soo bandhigayey Manhajka Tababarka Cudurada aan Faafin ee Shaqaalaha Caafimaadka Bulshada oo ay soo agaasintay wasaaradda caafimaadka.

Yesterday, Muna Osman Abdulkadir the Secretary of Finance for SOPHA-Somali Public Health Association was  actively parti...
08/03/2024

Yesterday, Muna Osman Abdulkadir the Secretary of Finance for SOPHA-Somali Public Health Association was actively participated in the quarterly meeting of the Non-Communicable Diseases Control Technical Working Group. The purpose of the meeting was to discuss challenges and share progress updates related to NCD services in Somalia.

Xogahayaha Guud ee SOPHA-Somali Public Health Association Mr. Abdiwali Abdullahi iyo Xubno kale oo kamid ah ururka SOPHA...
25/02/2024

Xogahayaha Guud ee SOPHA-Somali Public Health Association Mr. Abdiwali Abdullahi iyo Xubno kale oo kamid ah ururka SOPHA ayaa ka qayb galay kulanka wadatashiga qorshaha Golaha mihnadlayaasha caafimaadka qaranka (2024-2029) ee dowlada federaalka iyo maamul goboleedyada.

Gudoomiyaha Ururka Caafimaadka Guud ee Soomliyeed Imran Ahmed Abdulkadir  ayaa ka qayb galay kalimadna ka jeediyay MUNAA...
15/01/2024

Gudoomiyaha Ururka Caafimaadka Guud ee Soomliyeed Imran Ahmed Abdulkadir ayaa ka qayb galay kalimadna ka jeediyay MUNAASABADA DAAHFURKA HANAANKA CASRIGA AH EE DIIWAANGELINTA XOGTA TALAALKA.

Address


Opening Hours

Monday 09:00 - 16:00
Tuesday 09:00 - 16:00
Wednesday 09:00 - 16:00
Thursday 09:00 - 16:00
Saturday 09:00 - 16:00
Sunday 09:00 - 16:00

Telephone

616301030

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SOPHA-Somali Public Health Association posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to SOPHA-Somali Public Health Association:

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Opening Hours
  • Alerts
  • Contact The Practice
  • Claim ownership or report listing
  • Want your practice to be the top-listed Clinic?

Share