Dr. Abtiga

Dr. Abtiga Medicine and Drug

11/08/2025

Constipation of Pregnancy Women...

Dr Abtiga ..

12/02/2025

(bilaha uurka).

Follow Dr. Abtiga 👍.

11/02/2025

kowan aan kaga Hadlaayo tariikhda uu Soo Maray (Kumputerka ).

Follow na Soo dhex Dr. Abtiga

Welcome of Health Dr.abtiga..
09/02/2025

Welcome of Health

Dr.abtiga..

Check out Dr Abdi Fatah Ibrahim’s video.

Late... congr.....Waxaan halkaan Hambalyo aan lasoo koobi karin u diriyaa Sxpky  Abdi Aziiz A.khadir Mukhtar iyo Duma Si...
23/10/2023

Late... congr.....

Waxaan halkaan Hambalyo aan lasoo koobi karin u diriyaa Sxpky Abdi Aziiz A.khadir Mukhtar iyo Duma Sihaamo Ahmed mohamud oo ku aqal galey Mogadisho 20/10/2023 waxan idiin Eebbe idinka rajeeno Farxad iyo Barwaaqo allena owlaaad barakeysan ha idinku arzaaqo i.a💞💞💞💞💞

Dhaman asxaapta waxa idonka codsanaa in aad ila raadisana A+ ku dhawaad 10 qof ayaan u bahanahay wiil walalkeyga ah ayaa...
02/10/2023

Dhaman asxaapta waxa idonka codsanaa in aad ila raadisana A+ ku dhawaad 10 qof ayaan u bahanahay wiil walalkeyga ah ayaa xanuunsan isbitaal ibnu Siinaa suuq-bacaad kuyaalo ayu kujiraa fadlan ila raadiya..

Naga soo wac fadlan wana Urgent 0615792727/0615438345/612729594

TAXANAHA  CAAFIMAADKA1. Xilliga ugu badan sokortu kacsan tahay waa subaxdii sababtoo ah habeenkii waxaa aad u shaqeeya H...
02/10/2023

TAXANAHA CAAFIMAADKA

1. Xilliga ugu badan sokortu kacsan tahay waa subaxdii sababtoo ah habeenkii waxaa aad u shaqeeya Hormanada qaar sida Adrenalin, Cortisol iyo Glucagon marka cabir sokortaada habeenka aadan ku cashayn wax bur ka samaysan, baasto iyo bariis

2. Sida ugu fiican looga hortagi karo in hormonadaasi kiciyaan sokorta waa in qofku casheeyo maqribka ka hor ama uu sameeyo jimicsi cashada kadib, cashada cishaha kadib waxay qofka usoo dadajisaa cudurada halista ah sida sokorta iyo dhiigkarka

3. Sababta ugu badan dadka xusuustooda yaraysa ama badisa hilmaanshaha waa cunista waxyaabaha macaanka ah ama sokortu ku badan tahay. Macaanka in qofku cuno waa halis waxaase ka halis badan qofka inuu wax macaan aad u cuno isagoo aan samaynayn wax exercise ah dhididna uusan ka baxayn

4. Dadka ugu badan ee ka badbaada cudurada lala noolaado sida sokorta, dhiig karka iyo kalastaroolka waa dadka qabta shaqooyinka gacanta laga qabto sida dhisida guryaha ama sameeya socodka 60 daqiiqo xiriir ah

5. Farqiga u dhaxeeya Beerka qofka sokorta aadka u cuna iyo qofka sokor cunistiisu yar tahay waa midka sawirka kaaga muuuqda. Beerka qofka sokorta aadka u cuna waa beerka madow sawirka kore nadiif ma noqdo qofkaas beerkiisa. Sidaa darteed macaanka inta aad iska yarayn marto yaree si beerkaaga uusan ugu samaysmin dufinta.

Dr ay.......

27/09/2023

Daqiiqad kasta garaaca Wadnahaagu sameeyo waa 72 jeer, halki garaac kasta oo kuwaas ka mid ah wuxuu ku sameeyaa Oggolaanshaha iyo Idanka Allihi Abuuray. Subxaan Allaah. Hadii uu joojiyo garaaca wadnaha waa xaalad aad khatar u ah ama dhimasho.

Xusuusnow, wax la is xasuusiyo waxa ugu wanaagsan xuska Alle. Haddaba, Xus oo ku Xamdi-naq nimcooyinka Alle

Dheh: Alxamdulilaah

Share - sii faafi

Address


Telephone

+252 61 8800564

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Abtiga posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr. Abtiga:

  • Want your practice to be the top-listed Clinic?

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram