31/05/2026
🥱 Mar Walba Ma Dareentaa Daal, Hurdo Xumo, Iyo Madax Xanuun?
Ha iska indho tirin! Jirkaagu wuxuu u baahan karaa vitamins muhiim ah oo ka maqan. Vitamin D, B12, Iron, iyo nutrients kale ayaa muhiim u ah tamartaada, hurdadaada, iyo caafimaadkaaga guud.
📍 Nagala Soo Xiriir Vitality Clinic:
📞 063-8348692 / 513288
🏢 ABCO Mall Dabaqa 1aad, Kasoo Horjeedka Somcable - Hargeisa