
21/07/2025
✨ Fiiro Gaar ah! ✨
Cusbitaalka Ilkaha Casriga ah – Ankara, Turkey 🇹🇷
Waxaa si gaar ah loogu adeegaa jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku sugan: 🇺🇸🇨🇦🇹🇷🇬🇧
🦷 Baaritaankaaga ugu horeeya waa bilaash – waqti kooban gudaheed!
Ma raadineysaa daawayn casri ah, qiimo macquul ah, iyo dhaqaatiir kuu hadlaya afkaaga?
📍 Ankara, Turkey
📞 05013293523
💬 Waxaan la hadalnaa af Soomaali!
Waxaa naga heli doontaa:
✅ Nadiifin & baaritaan ilkaha
✅ Daawaynta xanuunka & daloollada
✅ Qalab casri ah & adeeg degdeg ah
✅ Qiimo jaban oo loogu talagalay qurbajoogta
Ha sugin! Soo xiriir maanta oo ballan ka qabsado!