Dalladda Dhalinyarada Koonfur Galbeed SOYAN Umbrella

Dalladda Dhalinyarada Koonfur Galbeed SOYAN Umbrella Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dalladda Dhalinyarada Koonfur Galbeed SOYAN Umbrella, Kampala.

Gudoomiyaha dallada dhalinyadda Koonfur galbeed SOYAN Abdifatah Baastey ayaa Hamabaliyo u direy Gudoomiyaha Cusub Ee Uru...
12/12/2025

Gudoomiyaha dallada dhalinyadda Koonfur galbeed SOYAN Abdifatah Baastey ayaa Hamabaliyo u direy Gudoomiyaha Cusub Ee Uruurka Bulshokaab mudane Hassan Mohamed Ahmed oo galabta ku Guuleystey xilkaa Gudoomiyaha ayaa alle u bariyey inuu la garab galo xilka Culus ee loo doortey .
Dalladda Dhalinyarada Koonfur Galbeed SOYAN Umbrella

Ururka DEDO ayaa maanta ku qabtay magaalada Baydhabo xuska maalinta dalxiiska aduunka.Degaan Development organization wu...
27/09/2024

Ururka DEDO ayaa maanta ku qabtay magaalada Baydhabo xuska maalinta dalxiiska aduunka.
Degaan Development organization wuxuu mudan yahay amaan iyo bugaadin , wuxuu deganada koonfur galbeed u hayaa shaqo adag oo mudnaan leh.
Dalladda Dhalinyarada Koonfur Galbeed SOYAN Umbrella

15/05/2024

HAMBALYO XUSKA MAALINTA DHALLINYARADA SOOMAALIYEED 15 MAY 2024

Iid Fayly.Ciidu waa maalin farxadeed oo noo gaar ah  weeye Ee Ciid wanagsan dhamaan ehel, qaraaabo iyo asaxaaba.Farxad k...
10/04/2024

Iid Fayly.
Ciidu waa maalin farxadeed oo noo gaar ah weeye Ee Ciid wanagsan dhamaan ehel, qaraaabo iyo asaxaaba.
Farxad ku ciida .

Waxaan Sidaan baertiisa Fecbooga ku daabacay Gudoomiyihii H**e Dhalinyarada Gobolka Baay.Ayaan Daro iyo  Muuqasho Dib ud...
11/06/2023

Waxaan Sidaan baertiisa Fecbooga ku daabacay Gudoomiyihii H**e Dhalinyarada Gobolka Baay.

Ayaan Daro iyo Muuqasho Dib udhac dhalinyada KGS.

Marka h**e waxaan rajeynaa in farinnteyda ay gaari doonto cidd waliba oo ay quseyso .

Mixnad haddii laga in
hortagin Murogo Noqon doonto baa ii Muuqta waxaa ayaan daro ah in , Dhalinyaradii la rabey inay suuliyaan qabyaladda lana dagalaan baa maanta waxay u xanqal tagayaan in ay qabiilku ka dhigtaan Nadaam, ama Ururo,
Mudo hadda laga joogo inta aan Ka maqanahy dalka , 5 Bilood , aana h**ey u ahaa Gudoomiyihii Ururka Dhalinyardda Gobolka Baay, Degaanka k**a jirin Urur Beleed oo Dhalinyaro ah, waxaana ka ilaalin jirey in Dhalinyarada ay kala fogadaan oo ay qeybsamaan , mudo wasaaraddii aan hoostagaayay oo Wasiir, iyo Wasiir kuxigeen lahayn , Wasiirkii oo loo magacaabay Gobolka Shabeelaha Hoose , Sido kale Allah ya raxma Wasiir ku xigenkii oo geeriyoodey Culeys iyo shaqadda wasaadda ay dusha ka saraneyd, Agasimihii wasaadda, Ururka Dhalinyardda Koonfur galbeed oo Aan dhisneyn , aniga oo dusha iga saraneyd shaqa adag oo Aan fududeyn , oo ay la socoto culeysyo Siyaasaddeed oo ay hoos ka sameynayeen dad ku jira mamulka KGS , halkii sano iyo bilooyinkii aan Joogey oo hogaanka u ahaa Dhalinyarada ma aysan dhicin , wax yabaha hadda ka socda Baydhabo oo qabiil waliba uu dhisanaayo Urur Dhalinyardda oo u gaar ah ,

Nadaamka Dhalinyarada kuma jiro qabiil in ay wax u sameystaan sida caadiga ah lakiin haddey wayaan nadaam Dowladeed oo ka war haysa waxay sameyn karaan wax waliba oo lid ku ah horumar iyo nadaam , sidaad dardeed anoo og inay yihiin Dhalinyarada KGS in aan kuwa unogol wax waliba in hoos loo fiiriyo mustaqblkooda ayna ka helaan maamulka waxay iga baahan yihiin .

TALO SOO JEEDIN IYO DARDARAN.
1:In si rasmi ah loo tageero Ururada Dhalinyarada KGS.
2: in Ururada ay is dortaan waana laga daayo fargalinta iyo nidaama siyaasadeed ee hadda lagu maamulaayo.

nadaamka hadda ka jira meesha oo ah anaa wato, anaa I amnaa Iyo Ii magacaaw.
3: In loo dhiso qababkaan oo ah.

Hogaanta dhalinyarada waan in uu ku yimadaa madaanka ah doorash loo dhan yahay sida.

a) doorasho heer Degaan.
b) doorasho heer Degmo.
c) doorasho heer Gobol.
D) doorashi heer Dowlad Gobaleed.
E) In ay helaan misaariyad ay ku dhaqdhaqaaqaan.
Dhalinyaradu waxay ka shaqeyaan Nabadda, is dhaxgal bulshada iyo nadaaanka siyaasadeed ee dowladda.

Wasaaradda dhalinyarada KGS waan in ay la timadaa siyaasad lagu horumarinaayo dhalinyarada iyo qaabka doorashada
Sida maamul goboleedyada dalka ka jira sida Puntuland ay u dhisan yihiin dhalinyadooda.

Run iyo been baa is qaaban .
Dowladnimada ka jirta KGS haka gudubto ka been sheegista Dhalinyarada, Amaan been ah iyo igu sawir .

W/Q: AB Abdifatah Baastey

06/06/2023
15 May waa Maalinta Dhalinyarada Soomaalieed,Tani waa Magalada Diinsoor Ee Gobolka Baay Ee Koonfur galbeed, Waa Magalo a...
15/05/2023

15 May waa Maalinta Dhalinyarada Soomaalieed,
Tani waa Magalada Diinsoor Ee Gobolka Baay Ee Koonfur galbeed, Waa Magalo ay Curuyamiyiin Kooxdda Nabad Diidka Khawaarijta Ee Al Shabaab, mudo kow dhow 10 sano ayaa waxna Galin waxna kasoo baxin Saas ay tahay Dhalinyarada kunool Magalada Marna k**a raja dhigin in ay ka shaqeysaan hormarkooda siiba Kubadda Cagta ,
Gudoomiyaha Caayaraha Degamada Ayaa Asigoo kaashanaaya Dhalinyarada Ayaa waxay Qabteen kuaoankaan aad uqiimaha badanaa ,
Uma maleysan kartid waayo waxaad modaa sida ay u faraxsanyihiin oo ay cayaartoyda iyo Tagerayashaba .
Reer Diinsoor iyo Dhalinyaradedaba waxaan u rajeynaa Guul iyo Gobanimo.

Dalladda Dhalinyarada Koonfur Galbeed SOYAN Umbrella

Hambalyo Hambaliyo munaasabadda 80 guurada aasaaskii Ururkii Xaq udirirka dhalinyarada ee SYL oo ahaa ururkii hormuudka ...
15/05/2023

Hambalyo Hambaliyo munaasabadda 80 guurada aasaaskii Ururkii Xaq udirirka dhalinyarada ee SYL oo ahaa ururkii hormuudka u ahaa halgalkii gobanimadoonka Soomaaliyeed.

Hambalyo 15 May Maalinta Dhalinyarada Soomaalieed 👏

Allaha u naxariisto Walaalkeen Gudomiyihii Ururka dhalinyarada degmada Dharkeynley Ugaas Yuve Hussein oo Manta lagu dila...
12/05/2023

Allaha u naxariisto Walaalkeen Gudomiyihii Ururka dhalinyarada degmada Dharkeynley Ugaas Yuve Hussein oo Manta lagu dilay Asagoo Salaada Jimco ka soo baxay Masaajidka hortiisa, waxaan Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa Qoyska Samir allaha naga wada siiyo Waxaa dishay Gacan ka xaqdaran Janatul fardowso allaha ka waraabiyo.

Dalladda Dhalinyarada Koonfur Galbeed SOYAN Umbrella Waxay bogaadineysaa Ururka Dhalinyardda Koonfur Galbeed Tababrkii m...
03/05/2023

Dalladda Dhalinyarada Koonfur Galbeed SOYAN Umbrella Waxay bogaadineysaa Ururka Dhalinyardda Koonfur Galbeed Tababrkii maanta ay ku qabteen Magalada Baydhabo kaasi oo Soo Qaban qaabiyey kusimah Gudoomiye Ururka Dhalinyardda Koonfur Galbeed Ahna Xoghayaha Guud,
Tabarbka oo dahfurey Wasiirka wasadda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Kgs waxaana kasoo qeybgaley oo ka faaideystey Ururada Dhalinyarada iyo Dhalinyarada Magalada Baydhabo.

Magaalladda Baydhabo,Ururka Horumarinta Degaanka Ee DEDO oo ay hogaamiyaan Dhalinyarada Koonfur Galbeed Ayaa ayagoo kaa ...
27/04/2023

Magaalladda Baydhabo,
Ururka Horumarinta Degaanka Ee DEDO oo ay hogaamiyaan Dhalinyarada Koonfur Galbeed Ayaa ayagoo kaa shanaaya Maamulka Tuuladda Dalxiiska Kgs Ee Baidoa City Bark waxa ay si wada jir ah ugu qabteen Baranamijkii ahaa ku Dalxiis Dalkaga iyo Deegankaadda ,

Dalladda Dhalinyarada Koonfur Galbeed SOYAN Umbrella Waxay bogaadineysaa Ururka DEDO iyo Maamulka Tuuladda Dalxiiska Kgs Ee Baidoa City Bark.

Tababar uu soo qaban qaabiyey Ururka Dhallinyarada Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya kaasi oo loo qabtey, Dhalinyarada...
26/04/2023

Tababar uu soo qaban qaabiyey Ururka Dhallinyarada Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya kaasi oo loo qabtey, Dhalinyarada qeybahooda kala duwan ee ku nool magaalada Baydhabo, waxaana lagu baraayey Xirafada Hogaamineed ee Dhalinyarada iyo sidii Is badal usameyn lahaayeen Dhalinyaradda.

Xoghayaha Guud Dhalinyarada Koonfur Galbeed Abdi Jabriil oo Soo Qaban qaabiyey Tabarbka Ayaa sirasmi ah u furey Tabarbka.

Dalladda Dhalinyarada Koonfur Galbeed SOYAN Umbrella ✅

Address

Kampala

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalladda Dhalinyarada Koonfur Galbeed SOYAN Umbrella posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram