Riyaaq mohamed

Riyaaq mohamed Momey deqa abokor warsame

17/10/2024

Ilaa hada waxa la yaba dadka halgankii ka shekeya anagii dhiga ku dhex jiranay k**a hadalno dadkii marba mel marayey bal ka warama🤨🤨

Adero ragii naga baxay waxay inaga raban duco ee ma ahaa inaan ka warano

Kuwa dhawac noqdayna inaan wax u qabno inaga rabane shegasho ma raban 🙏

Alle ha u naxaristo wilasheni dhintay halgankii uu ka mid ahaa ader tawakal walal jamac
Alle ha uboga dhayo inta ila hada inaga jifta aan socon karen🤲🏻🤲🏻🤲🏻

20/09/2024

mid nalkaye ahmed oo reer abtiyashay ba iso qoray abtio hanbalayo markas iri away kadogi su yiri hada ku keni iri izka hayso ikaxee kulaha naag la,aan ha igu ridin wadigii wagi iyiri isma geno aptio😀🤣🥲😀😀afkayga i dilay mana khaldan mise isaga🤣🤣🥲🤣🤣😜

ha eegin qof wlba wax ka muqda wayo qofka waxa kaga muqda wax usan ahayn noqon karaatusaale zhalay waxan 2022 graduation...
20/09/2024

ha eegin qof wlba wax ka muqda wayo qofka waxa kaga muqda wax usan ahayn noqon karaa

tusaale zhalay waxan 2022 graduation manta dharkii swir ku galay laba sano kadib qof wlba inaan hada qalin bedelanayo moda
sidas oo kale wye qofka wax kaga muqda iyo wuxu yahay wu ku kala duwanyahay🤓🤓🤓

28/08/2024

Muse ismacil 😂😂
Iyo jilib ka mida dhulbahante😂😂waliba jilbo hoose oo nalaye ahmed ah😂😅🥹isaaq waa jaben😅🤣😭😂

Abdominal examination
12/08/2022

Abdominal examination

06/12/2021
Wa maxay xanuunka faafaya covid19?Koronafayras-yadu waa fayrasyo ka kakooban bahwadaag balaadhan oo xanuun ku keeni kara...
22/10/2021

Wa maxay xanuunka faafaya covid19?

Koronafayras-yadu waa fayrasyo ka kakooban bahwadaag balaadhan oo xanuun ku keeni kara bani-aadamka ama xayawaanka. Cudurka cusub ee koronafayra-ka ee hada faafaya wuxuu ka billawday magaalada Wuhan ee ku taala dalka Shiinaha, waxaana si gaar ah loogu magacaabaa COVID-19. Dadka uu xanuunkan ku dhaco waxaa laga yaabaa in lagu arko calaamado xanuun oo la xidhiidha dhinaca neefsashada, sida qufac iyo neef-qaadashada oo ku yaraata. Calaamadaha kale ee cudurkan lagu garto waxaa ka mid ah qandho, muruqyo xanuun, madax xanuun, riiraxyo, iyo shuban, sida laga soo xigtay Xarunta Kontaroolka iyo Kahortaga Cudurada (Center for Disease Control and Prevention ama CDC).

Siduu ku faafaa COVID-19?

Cudurkan waa mid dadku isku gudbin karo, gaar ahaan haddii ay dadku aad isugu dhow yihiin ama ay isu jiraan lix taako.

Wuxuu ku faafikaraa dhibicyo aad u yaryar, sida candhuufta ama xaakada, oo ka soo baxa habdhiska neefmareenka qofka xanuunsan marka uu qufaco ama hindhiso. Dhibcahaa yaryari waxa ay dadka kale ee qofka jiran u dhow ka gali karaan afka ama sanka.

Dadka waaweyn ee xaalado caafimaad oo kale awalba qabay ayaa xanuunkaan aad ugu nugul.

Sidee ayaan isaga difaaci karana cudurkan, dadka kalana uga ilaalin karana?

Khubarada caafimaadku waxay soo jeedinayaan in aad gurigaaga iska joogto haddii aad xanuunsantahay. Xarunta Kontaroolka iyo Kahortaga Cudurada (CDC) waxay ku talinaysaa in aad gamcahaaga saabuun iyo biyo ku dhaqdo ilaa 20 ilbiriqsi, gaar ahaan markaad qufacdo, hindhisto, ama diifisato. Ka taxadar in aad u dhawaato dadka xanuunsan. Isku day in aadan taabanin wajigaaga.



Goorma ayaan dhakhtar arki karaana?

Haddii aad dareemayso inuu ku soo hayo cudurka COVID-19 ama aad isku aragto calaamadihiisa sida qandho, qufac, iyo neefta oo kugu yaraata, waa inaad dhakhtar wacdo waxaana laga yaabaa in cudurka lagaa baadho.

Ogaw haddii uu kugu dhaco cudurka COVID-19 waxaa laga yaabaa inaad calaamadihiisa isku aragto inta u dhaxaysa labo illaa 14 maalmood. Iska baadh cudurka haddii aad 14-kii maalmood ee la soo dhaafay u safartay mid ka mid ah

Be care full

Dirección

Ex
Lascano

Teléfono

+252634956760

Página web

Notificaciones

Sé el primero en enterarse y déjanos enviarle un correo electrónico cuando Riyaaq mohamed publique noticias y promociones. Su dirección de correo electrónico no se utilizará para ningún otro fin, y puede darse de baja en cualquier momento.

Compartir

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram