22/08/2024
Waxaa sharaf weyn inoo ah inaa kugu martiqaadno kulan fogaan-arag ah (Zoom meeting) kaa oo looga hadlayo lagu faaqidayo daryeelka Carruurta la nool xanuunka Autism-ka.
Kulanka waxaa marti ku ah Samia Mohamud Ali iyo Hashim Duale oo ah aas'aasayaasha xarunta Daryeel Autism oo lagu tacaalo carruurta la dhibban xanuunkaas sidoo kale lagu taliyo Waalidka dhalay, waxaa kulanka qeyb ka ah Dr Suad Mohamed oo iyadana ah aas'aasaha Hay'adda Somali Health Club (https://www.facebook.com/somalihealthclub ) oo fadhigeeda yahay Austria.
Inta kulanka socdo waxa ay waalidiinta weydiin karaa su'aalaha ka dhex guuxaya ee la xariira Daryeelka Carruurta la nool Autism iyo sida ay ula falgali karaan bulshooyinka ku hareereysan.
Waxa aan rajeyneynaa inaad nagala soo qeybgasho kulanka oo su'aalahaaga aad qabto la wadaagto martida inoo casuuman.
Ka soo qeybgal wacan...
Daryeel Autism and Somali Health Club
Topic: Parenting of Autistic Children
Time: Jul 7, 2024 01:00 PM London
Join Zoom Meeting
https://us02web.zoom.us/j/84280992500?pwd=d9SSO0K8isl7X3XR4u8VT5jILYc6zF.1
Meeting ID: 842 8099 2500
Passcode: 203654
---
One tap mobile
+16699009128,,84280992500 #,,,,*203654 # US (San Jose)
+16892781000,,84280992500 #,,,,*203654 # US
---
Dial by your location
• +1 669 900 9128 US (San Jose)
• +1 689 278 1000 US
• +1 719 359 4580 US
• +1 253 205 0468 US
• +1 253 215 8782 US (Tacoma)
• +1 301 715 8592 US (Washington DC)
• +1 305 224 1968 US
• +1 309 205 3325 US
• +1 312 626 6799 US (Chicago)
• +1 346 248 7799 US (Houston)
• +1 360 209 5623 US
• +1 386 347 5053 US
• +1 507 473 4847 US
• +1 564 217 2000 US
• +1 646 558 8656 US (New York)
• +1 646 931 3860 US
• +1 669 444 9171 US
Meeting ID: 842 8099 2500
Passcode: 203654
Find your local number: https://us02web.zoom.us/u/kbpKUJL4Pf