Faaruuq Specialist Hospital

  • Home
  • Faaruuq Specialist Hospital

Faaruuq Specialist Hospital 615538450

Anagoo ah bahda cafimaadka Isbitaalka FAARUUQ waxan farxada qalinjibinta  laqeyb saneyna SUMAYO M'ED NAASIR CALI oo mant...
07/07/2025

Anagoo ah bahda cafimaadka Isbitaalka FAARUUQ waxan farxada qalinjibinta laqeyb saneyna SUMAYO M'ED NAASIR CALI oo manta sogaba gabeysay heerka 1 ee jamacada kuliyada cafimaadka ,waxan lenahay hambalyo hambalyo hambalyo dadaalka siwad

Faa'idooyinka Naas Nuujinta ee dhalanka ●Caafimaadka ilmaha ●Kobcinta maskaxda ●Koritanka jirka ●Isfahamka hoyada iyo il...
18/06/2025

Faa'idooyinka Naas Nuujinta ee dhalanka
●Caafimaadka ilmaha
●Kobcinta maskaxda
●Koritanka jirka
●Isfahamka hoyada iyo ilmaha
●Xoojinta difaaca kirka

Hooyo waxan ku diyarinay computar kusahlayo in ad lasocota xaladada iyo tan ubadka calosha kujura
18/06/2025

Hooyo waxan ku diyarinay computar kusahlayo in ad lasocota xaladada iyo tan ubadka calosha kujura

05/05/2025

Hambalyo malinta caalimiga ah ee umalisoyinka aduunka 5 may

28/02/2025
12/02/2025

Dr Abdi kani Ibrahim Hussein oo safar shaqo kumaqnaa ayaa dib ugu soo laabanaya dalka 13ka Feb 2025, wuxuu ka howlgalayaa Faaruuq Specialist Hospital isagoo sii wadi doono waajibaadkiisa u adeegisda bulshada si uu u bixiyo daryeel caafimaad oo tayo sare leh.

Isbitaalka waxa uu ku yeelaa B/wein Hiran Somaliya waxi fahfahin nagala soo xiriir: 0613597979 ama 0623597979

FAARUUQ SPECIALIST HOSPITAL waxa diyar kugu ah dhaqtar latacalida xanuunka macaanka
22/11/2024

FAARUUQ SPECIALIST HOSPITAL waxa diyar kugu ah dhaqtar latacalida xanuunka macaanka

FAARUUQ SPECIALIST HOSPITAL waxa diyar kugu ah computarka uur kujurta
22/11/2024

FAARUUQ SPECIALIST HOSPITAL waxa diyar kugu ah computarka uur kujurta

Address

Xasan Barsane

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faaruuq Specialist Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Faaruuq Specialist Hospital:

  • Want your practice to be the top-listed Clinic?

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram