Dr Cabdi Risaaq Rooble

  • Home
  • Dr Cabdi Risaaq Rooble

Dr Cabdi Risaaq Rooble Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr Cabdi Risaaq Rooble, Doctor, .

Choose the correct answer ?
26/09/2021

Choose the correct answer ?

BAABASIIR MAXAA KEENA MAXAASE LAGU DAWEYAA.Baabasiir waa xanuun bulshada soomaaliyeed in badan lagu arko,Waa xanuun ku d...
20/08/2021

BAABASIIR MAXAA KEENA MAXAASE LAGU DAWEYAA.

Baabasiir waa xanuun bulshada soomaaliyeed in badan lagu arko,Waa xanuun ku dhici kara caruur iyo cirroole. Waa xanuun si sahlan loo daweyn karo haddii lagu baraarugsan yahay xilli h**e.

Haddaba maxaa keena Baabasiirka ?

SAXARADA ADAG
●Sababaha ugu badan ee keena baabasiiirku waxaa ka mid ah calool fadhi ama qofka in uusan in mudo ah saxaroon haddana ay adag tahay saxaradiisa.

FADHIGA BADAN
●Baabasiirka waxaa inta badan lagu arkaa dadka darawaliinta ah oo saacod badan fadhiya ama kuwa fadhiga ku shaqeeya.

HOOYADA UURKA LEH
●Dumarka uurka leh waxaa lagu arkaa baabasiir xilliyada ay garaan bilaha 7-8-9 markii ay dhalaana badanaa wuu ka tagaa baabasiirkaas qarna wuu ku nagadaa in muddo ah haddii la daweyn.

MISAANKA
●Misaanka oo siyaado wuxuu sababi karaa baabasiir waxaana keena cadaadis ku yimaado malawadka.

Biyo yarida
●Qofka oo aan cabbin biyo badan waxaa suurta gal ah in uu haleelo baabasiiir,baabasiirku wuxuu ku yaraan karaa cabbista biyaha badan isku day in aad maalintii cabtid 3 L oo biyo ah.

Astaamo nocee ah ayaa lagu arkaa dadka u haleelay baabasiirka?

◇Saxarada oo lagu arko dhiig waa astaan na tuseysa in uu baabasiir uu jiro ama ay cillad ay ka jirto malawadka.
◇Qofka oo ku adkaada Fadhiga waxaadna la moodaa in sabarad dabada kaga jirto oo kale.
◇Cun cun qeybta h**e ee dabada
◇Barar afka h**e ee dabada.
◇cad yar oo ka soo laaladdo afka h**e ee dabada waxaadna ku dareemi kartaa farahaada.

Maxaa lagu daweyn karaa Baabasiir ?

Baabasiirku waxaa lagu daweyn karaa caloosha oo la socodsiiyo iyo biyo badan oo la cabbo sidoo kale waxaad ku daweyn kartaa in aad sameysid jimcisi sidoo kale waxaad ku daweyn kartaa geedka dacarta ee aloe vera iyo in aad dhax gashid biyo yar oo qandac ah oo aad ku dhax jirtid saacad adoo biyaha ku xajinaya dabada.

Sidoo kale waxaa lagu daweyn karaa dawooyinka antihemoroidka sida kareem la marinayo malawadka iyo sapoosto la galiya qeybta dambe ee malawadka waxaadna qaadaneysaa 6 cisho ilaa 12 cisho.haddii inta aan kor ku soo sheegay waxba tarin waxay noqoneysaa qalniin waxaana go,aamin doona dhakhtarkaada.

Haddii aan la daweyn maxaa ka dhalan kara baabasiirka ?

Waxaa ka dhalan karta dhiig la'aan (anemia), dhiig ku guntima xididka,afka h**e ee malawadka oo qarxa aakhirkiina keena isku furan.

W/Q Dr

𝗡𝘂𝘂𝗰𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗱𝗮𝗯𝗮 𝗸𝗲𝗲𝗻𝘁𝗮1 Complete2 Incomplete3 Frank𝗖𝗼𝗺𝗽𝘂𝗹𝗲𝘁𝗲 𝗯𝗿𝗲𝗲𝗰𝗵 Waa marka cunuga dhalanaayo uu keeno jilbaha cagaha iy...
19/08/2021

𝗡𝘂𝘂𝗰𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗱𝗮𝗯𝗮 𝗸𝗲𝗲𝗻𝘁𝗮

1 Complete
2 Incomplete
3 Frank

𝗖𝗼𝗺𝗽𝘂𝗹𝗲𝘁𝗲 𝗯𝗿𝗲𝗲𝗰𝗵

Waa marka cunuga dhalanaayo uu keeno jilbaha cagaha iyo dabada oo wada socda

𝗜𝗻𝗰𝗼𝗺𝗽𝗹𝗲𝘁𝗲 𝗯𝗿𝗲𝗲𝗰𝗵

Waa marka uu cunugu keensado hal jilib hal cag iyo dabada oo wada socdo

𝗙𝗿𝗮𝗻𝗸 𝗯𝗿𝗲𝗲𝗰𝗵

Waa marka uu cunugu keeno dabada oo kaliya

Qaybaha kale si aad uso aragto page ka booqo

F:G Cashiradaan Midwifery ga waxa ee no noqon donnaan Cashiro taxane ah oo maalin walba ka bixi doono halkaan ee ku xirnow

𝗛𝗮𝗱𝗱𝗶𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝘂 𝗔𝗿𝗮𝗴𝘁𝗼 𝗤𝗼𝗿𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮𝗮𝗻 𝗶𝗻𝘂𝘂 𝘄𝗮𝘅 𝗸𝗮𝗿 𝘂 𝗹𝗲𝗲𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗯𝘂𝗹𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗳𝗮𝗱𝗹𝗮𝗻 𝘀𝗵𝗮𝗿𝗲 𝗱𝗵𝗲𝗵 𝘀𝗶 𝗮𝘆 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗲𝘀𝘁𝗮𝗮𝗻 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗸𝗮𝗹𝗲

𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗠𝗶𝗱𝘄𝗶𝗳𝗲𝗿𝘆

𝗧𝗲𝗲𝘁𝗮𝗻𝗼Cudurkaan waa cudur ka mid ah cudurada faafa (communicable diseases) gaar ahaan lixda cudur ee dilaaga ah (six ki...
12/08/2021

𝗧𝗲𝗲𝘁𝗮𝗻𝗼

Cudurkaan waa cudur ka mid ah cudurada faafa (communicable diseases) gaar ahaan lixda cudur ee dilaaga ah (six killer diseases)

𝗪𝗮𝘅 𝘆𝗮𝗮𝗯𝗮𝗵𝗮 𝘀𝗮𝗯𝗮𝗯𝗮 𝗰𝘂𝗱𝘂𝗿𝗸𝗮𝗮𝗻

Cudurkaan waxaa sababo noole bacteria oo lagu magacaabo (Clostridium Tetani)
bacteriyada keentay cudurkaan waxa ay jirka ku gashaa marka waxyaabo wasaqeysan ay mudaan ama ay gooyaan qofka jirkiisa,

waxa kale oo ay jirka ku geli kartaa marka
meel nabar ah ama dhaawac ah ay taabato ciid wasaqeysan Bacteriyada keentay cudurkaan waxaa laga helaa ciida iyo calyada xayawaanka.

Bacteriyada keenta cudurkaan waxay ku kortaa boogaha iyo dhaawacyada waxayna soo saartaa sun xanuun badan Suntaasina waxay si dhaqsi leh u raacdaa qulqulka dhiigga (blood stream)

waxayna weerartaa habdhiska dareen wadka (nervous system) suntaasina waxay sababtaa in ay murqaha qofka soo kogaan taasina waa calaamada ugu muhiimsan ee lagu garto qofka qaba cudurka Tetanada

𝗫𝗶𝗹𝗶 𝗵𝘂𝘂𝗿𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗖𝘂𝗱𝘂𝗿𝗸𝗮

Xilli huuriska cudurkaan waa 2 ilaa 16 maalmood

𝗖𝗮𝗹𝗮𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗖𝘂𝗱𝘂𝗿𝗸𝗮

1 Qofka oo aan afka kala furi Karin
2 Qofka waxaa ku adkaada wax calalinta
3 Bukaanka oo ay murqihiisa soo kagaan
4 Bukaanka waxaa lagu arkaa naxdin daran
5 Bukaanka oo carrabka ruugo
6 Dhabarka oo gadaal u goto

𝗣𝗮𝘁𝗶𝗲𝗻𝘁 𝗖𝗮𝗿𝗲

1. Bukaanada qaba cudurkaan waa ay dhintaan haddii aysan helin Tetanus anti toxin iyo xanaano kalkaalnimo oo wanaagsan.

2 Ka hor inta aadan u gudbin isbitaalka isticmaal Antibiotics sida Penicilline Pial haddii penicilline-tu allergic ku noqoto ugu badal Erythromycine

3 Ka nadiifi boogaha ama dhaawacyada inta aadan ugudbin isbitaalka.

4 Haddii aad ku aragto bukaanka oo ay murqihiisa soo kogaan isticmaal Va**um

lexadine Pial lixdii saacba mar adigoo ka isticmaalayo IV

5 Waxaa kaloo la siiyaa Dextrose solution 5%.

𝗛𝗮 𝗵𝗶𝗹𝗺𝗮𝗮𝗺𝗶𝗻 𝗶𝗻𝗮𝗮𝗱 𝘀𝗵𝗮𝗿𝗲 𝗱𝗵𝗮𝗵𝗱𝗼

Choose the correct answer
06/08/2021

Choose the correct answer

Which Lens is the oil immersion lens?A: 100xB: 10xC:40x
02/08/2021

Which Lens is the oil immersion lens?
A: 100x
B: 10x
C:40x

02/08/2021

Food is the best medicine

Indol positive and indol negative
01/12/2020

Indol positive and indol negative

The main function of the organ is ??
01/12/2020

The main function of the organ is ??

Schistasoma mansoni
30/10/2020

Schistasoma mansoni

Schistosoma haematobium
28/10/2020

Schistosoma haematobium

Address


Telephone

0617845642

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Cabdi Risaaq Rooble posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Claim ownership or report listing
  • Want your practice to be the top-listed Clinic?

Share