02/04/2018
waxaad ka helaysa Nasiye Eye Care Cilinic And Optical House
Adeegyada Kala duwan Sida
1:Daawaynta Cudurada Indhaha
2: Cabirka Biyaha indhaha
3:Cabirka murayada Indhaha
4:Samaynta Murayadaha Indhaha
5:faremada Murayada oo Tayo leh
6:U diyaarinta qalniinada In dhaha
iyo Adeegyo kale oo badan
Afaryo labaganka sacadoodba waad helaysa
wuux ku yaala Biriijka wayn Ayuu is xigaa koonfur Bidhaan Bildhing Ayuu ku jira