Dr Mohamed Hassan Sudani

  • Home
  • Dr Mohamed Hassan Sudani

Dr Mohamed Hassan Sudani i

16/11/2024

Shalay wad diday manta sida kaga ogalanayaa jeesow

Qoraal adag ooka soobaxay xisbiga himilo qaran oo uu hogaamiyo.Sheekh shariif. Xisbiga Himilo Qaran waxaa uu ummadda Soo...
30/10/2024

Qoraal adag ooka soobaxay xisbiga himilo qaran oo uu hogaamiyo.

Sheekh shariif. Xisbiga Himilo Qaran waxaa uu ummadda Soomaaliyeed u caddaynayaa in Madaxweyne
Xasan Sheikh Maxamuud qaadi doono masuuliyadda wixii dhibaato ah ee ka dhasha xad-gudubka lagu sameynayo Dastuurka dalka iyo kan dowlad goboleedyadda. Xisbigu wuxuu xasuusinayaa Madaxweynaha inuusan sidii uu doono ka yeeli karin taladda dalka, wixii uu shalay diidanaana aan maanta isaga laga aqbali doonin.

06/10/2024

Check out Hiigsi Digital media’s video.

05/10/2024
15/09/2024

QALIIMADA QABSINKA
Phone: +252 612321555

Walanimo
11/09/2024

Walanimo

05/09/2024

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay soo kordhisay barnaamij afka Ingiriisiga ah"English for Academic Purpose (EAP)" oo ka kooban 5 heer, si tayada waxbarashada ardayda kor loogu qaado iyadoo la xoojinayo aqoontooda luuqadda Ingiriisiga.

Barnaamijkaan wuxuu noqonayaa mid waajib ku ah ardayda cusub ee ku biiraysa jaamacadda sanad waxbarashadeedkaan 2024-2025 iyo wixii ka dambeeya. Ardaydu waxay isla qaadan doonaan daraasaadka degree-ga iyo barnaamijka EAP ilaa ay ka dhammeeyaan shanta heer ee uu ka kooban yahay.

Faahfaahinta barnaamijka waxey ka heli karaan xafiiska diiwaaniyaha guud ee Jaamacadda xarunteeda Km4 ee magaalada Muqdisho.

31/08/2024

Waxaa Dalka Dib ugu Soo laabtay
DR ABDINOR SHEIKH AHMED
Soo booqo Xarunta Muna Hospital
Yaaqshiid, Muqdishu.
Phone: +252 612321555

Nasiib wacan ardayad sanadkaan ka aflaxday dugsiyada sare sanadkaan waqti wacan natiijo wacan
29/08/2024

Nasiib wacan ardayad sanadkaan ka aflaxday dugsiyada sare sanadkaan waqti wacan natiijo wacan

Waxaan ogaysiinaynaa ardayda ka aflaxday Dugsiyada Sare sanad-dugsiyeedka 2023/2024 ama 2022/2023 in la qaadi doono imtixaankii qabuulka ah ee Deeqda Waxbarashada ah ee Hormuud Salaam Foundation.

Imtixaanka waxaa la gali doonaa 11ka iyo 12ka September, 2024, 7:00 Subaxnimo, waxaana lagu qaadi doonaa xarunta Jaamacadda Hormuud oo ku taalla agagaarka Isbitaalka Banaadir.

Link-ga Codsiga Deeqda: https://hsp.hsf.so/portal/left_ScholarshipDays.html

16/08/2024

Hambalyo hambalyo wada nolaada o nabad ku waara Avv abdisatar xasan sheikh iyo Drs nasiin hamabalyo

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Mohamed Hassan Sudani posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your practice to be the top-listed Clinic?

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram