Daaciyad Deeqa Haaji

  • Home
  • Daaciyad Deeqa Haaji

Daaciyad Deeqa Haaji hadan dhinto Ood soo boqoto bageyga Wallo isoo duceey insha alaah.

03/01/2026

Mansha alaah Kalamulaah Aloow Xaafidul quraan inaga dhig dhamantey Inshallah.

Daaciyad Deeqa Haaji .

03/01/2026

Qofka xasuusan geerida waa qof Marwaliba udiyargarow geerida Malin un ineey Ku imaantoonto .ilahay khatumo kheerleh hanugu qatimo dhamantey Inshallah.

Daaciyad Deeqa Haaji .

03/01/2026

بِسْمِ اللهِ الرَّحْمنِ الرَّحِيم.

Dadne khaarkoda waxbdn baa kaqaldan Gaal yahuud ah wax la Soo dhaweysto aha nacalatulah caleyk.
Yahuud Nabiga اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.
SaaS ula dhaqmay oo ilahay khuranka inugu sheegay inaan la Soo dhaweysan mana la aamini Karo waaayo waa dhagar bdnyihin waliba dhagar qarsoon subxanalaah.

03/01/2026

Mansha alaah.

Daaciyad Deeqa Haaji .

03/01/2026

Ku jiifo Kuma Soo toos.

Daaciyad Deeqa Haaji.

03/01/2026

اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.

Daaciyad Deeqa Haaji .

03/01/2026

اعظم سوره واعظم دعاء في كتاب الله ❣️❣️❣️

Daaciyad Deeqa Haaji.

Waxuu Ahaa Geesi Hadalkiisu ooga Daran yahay _Yahuuda Gantaalka Lagu Sooridaayo Waxuu Ahaa Nin Mujaahid Ah Oo Maray Wada...
03/01/2026

Waxuu Ahaa Geesi Hadalkiisu ooga Daran yahay _Yahuuda Gantaalka Lagu Sooridaayo
Waxuu Ahaa Nin Mujaahid Ah Oo Maray Wadadii Eey Mareen Walalihii Iyo Asxaabtisii

Waxuu Ahaa.:Nin Magiciisu Aduunka oogu Sameeynta Badnaa Sadaxdii Sane Ee La Soo Dhaafay.,,,-

Waxuu Ahaa Cod Kar Markuu Hadlaayo Gaal iyo Muslimba La Daawan jiray -:

waxuu Ahaa ^Geesi Aan Hadalka Lagabanin

",waxuu Ahaa Nin Dadkiisa iyo Dalkiisa iyo Muslimnta Oo dhan Ku Matalay Codkiisa Balse Garab Ka waayay

Nin Kaasu Waa"Abuu Cubeeyda Afhayeenkii Qasaam 'Ee -Reer Falastiin,;

Rabi Hakuu Naxariisto Adiga Iyo >Intii Kula Shahiidayba Oo uu *Kamid yahay Ismaciil Haniya Yahya Sinwaar iyo Umadii Laxasuqay

رحمة الله عليهم أجمعين

30/12/2025

Ilahay kacabso oo is Astura gabdhow Aakhiro ushaqeta Adunka waa laga tagaa luguma waaro Adunka qofwaliba Wuxuu shaqestay buu Aakhiro kalmayaah Subxanalaalaah Ilahay k**agan galnay Shar iyo sheydanba dhamanteyna kherka ilahay hainawada waafijio Insha alaah.

Daaciyad Deeqa Haaji.

30/12/2025

Ilahayow iskuma filniye k**a maarme karo ilahay.
Daaciyad Deeqa Haaji .

30/12/2025

Alaaahu Akbar mansha alaah.

Daaciyad Deeqa Haaji.

30/12/2025

Ilahayow gbdhaha Xijaabka ku hanuuni Samin waxaan joognaa qawananti Qurux lamod Gbdhahow Ilahaykacabsada dhamanteyna Ilahay Kheerka hainawada waafijiyo Inshaalaah.

Daaciyad Deeqa Haaji .

Address


Opening Hours

Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daaciyad Deeqa Haaji posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your practice to be the top-listed Clinic?

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram