Vitality Clinic Hargeisa

Vitality Clinic Hargeisa vitamin and minerals📍hydrofacial📍hair care 📍facean alyzer📍skincare📍blood group📍hemoglobin level

Jumca MubarakBooqo xaruunteenna VITALITY CLINIC - Hargeisa.📍 Goobta: ABCO Mall, Dabaqa 1-aad (Kasoo horjeedka Somcable),...
17/04/2026

Jumca Mubarak

Booqo xaruunteenna VITALITY CLINIC - Hargeisa.
📍 Goobta: ABCO Mall, Dabaqa 1-aad (Kasoo horjeedka Somcable), Hargeisa.
📞 Telefoonka: 063-8348692 / 513288

14/04/2026

30 Daqiiqo oo kaliya ku hel energy badan iyo caafimaad buuxa!

Haddii fitamiinnada jidhkaagu aad uga hooseeyaan intii loogu talo galay, supplements-ka caadiga ah ma ku filna. IV Vitamin Drips-ku waxay si toos ah u raacayaan dhiiggaaga, iyagoo ku siinaya natiijo degdeg ah.

Booqo xaruunteenna VITALITY CLINIC - Hargeisa.

📍 Goobta: ABCO Mall, Dabaqa 1-aad (Kasoo horjeedka Somcable), Hargeisa.
📞 Telefoonka: 063-8348692 / 513288

⚠️ Ma Dareemaysaa Wareer ama Xusuus La’aan? Waxay Noqon Kartaa Vitamin B12 Yari!4 Calaamadood oo muujinaya in Vitamin B1...
08/04/2026

⚠️ Ma Dareemaysaa Wareer ama Xusuus La’aan? Waxay Noqon Kartaa Vitamin B12 Yari!

4 Calaamadood oo muujinaya in Vitamin B12 kugu yar yahay:

- Daal & Tabar-darro: Inaad dareento daal joogto ah oo aanad awood u lahayn hawlahaaga caadiga ah.
- Wareer ama Madax-xanuun: Dareen dawakh ah oo soo noqnoqda iyo madax-xanuun aan la garanayn sababtiisa.
- Kabuubyo (Gacmaha iyo Lugaha): Inaad dareento kabyuubyo ama mud-muditaan xubnaha jidhka ah.
- Xusuusta oo ku daciifta: Inaad dhib ku aragto xoogga saarista (focus) iyo xusuusashada waxyaabaha fudud.

Ha u oggolaan in caafimaadkaagu dib u dhaco. Nagu soo booqo Vitality Clinic si aad u hesho baadhitaan dhab ah iyo daawayn tayo leh.

📍 Nagala soo xidhiidh:
Goobta: ABCO Mall, Dabaqa 1-aad (Kasoo horjeedka Somcable).

Telefoonka: 📞 063-8348692 / 513288

⚠️ Ma Isku Aragtay Calaamadahan? Waxay Noqon Kartaa Vitamin D gu inuu kugu yar yahay.4 Calaamadood oo muujinaya in Vitam...
05/04/2026

⚠️ Ma Isku Aragtay Calaamadahan? Waxay Noqon Kartaa Vitamin D gu inuu kugu yar yahay.

4 Calaamadood oo muujinaya in Vitamin D kugu yar yahay:
- Daal joogto ah: Inaad dareento tabar-dari xitaa haddii aad seexatay.
- Laf xanuun & Murqo xanuun: Gaar ahaan dhabarka iyo lugaha.
- Timo daadasho: Vitamin D-gu wuxuu muhiim u yahay koritaanka timaha.
- Si fudud oo xanuun kugu dhaco: Difaaca jidhkaaga oo daciifa.

Ha iska indha-tirin calaamadahan! Nagu soo booqo Vitality Clinic si aad u samayso baadhitaan dhab ah, una hesho daryeelka aad u baahan tahay.

📍 Nagala soo xidhiidh:
Goobta: ABCO Mall, Dabaqa 1-aad (Kasoo horjeedka Somcable).

Telefoonka: 📞 063-8348692 / 513288

Jidhkaagu ma helaa waxyaabihii uu u baahnaa? 🤔Mararka qaarkood waxaad isku arkaysaa daal badan iyo firfircooni yaraan, w...
31/03/2026

Jidhkaagu ma helaa waxyaabihii uu u baahnaa? 🤔
Mararka qaarkood waxaad isku arkaysaa daal badan iyo firfircooni yaraan, waxaana laga yaabaa inay tahay Vitamins-ka iyo Macdanta jidhkaaga oo hoos u dhacay. Ha iska dawayn adigoon hubin waxa kaa maqan!

Vitality Clinic waxay kuu sahlaysaa baadhitaan casri ah si aad u ogaato:

Vitamins-ka: Inay kugu filan yihiin iyo in kale.

Macdanta: Sida Calcium-ka, Iron-ka iyo kuwa kale ee muhiimka ah.

Hadda imow oo is-baadh si aad u hesho dawayn sax ah iyo talooyin caafimaad oo cilmiyeysan. Caafimaadku waa qaali, ee ha dayacin!

📍 Halka aan ku naallo: ABCO Mall, Dabaqa 1aad (Kasoo horjeedka Somcable), Hargeisa.
📞 Wixii faahfaahin ah naga soo wac: 063-8348692 ama 513288

Daryeelka qoyskaagu waa masuuliyad, annagaana kugu garab taagan! 👨‍👩‍👧‍👦Ma doonaysaa inaad hesho adeeg caafimaad oo dham...
29/03/2026

Daryeelka qoyskaagu waa masuuliyad, annagaana kugu garab taagan! 👨‍👩‍👧‍👦
Ma doonaysaa inaad hesho adeeg caafimaad oo dhamaystiran adiga iyo qoyskaaguba? Vitality Clinic waxay idiin diyaarisay Family Patient Card (Kaadhka Caafimaadka Qoyska).

Maxaad ka faa'iidaysaa kaadhkan?

Qiimo dhimis gaar ah: Kharashka caafimaadka ee qoyskaaga oo kuu yaraada.

Adeeg hufan: Ma jirto sugitaan dheer, qoyskaaga ayaa mudnaanta leh.

Daryeel joogto ah: Baadhitaano iyo dabagal dhakhso leh.

Hadda dalbo kaadhka qoyskaaga si aad u hubiso caafimaadkooda wakhti kasta.

📍 Halka aan ku naallo: ABCO Mall, Dabaqa 1aad (Kasoo horjeedka Somcable), Hargeisa.
📞 Wixii faahfaahin ah naga soo wac: 063-8348692 ama 513288

25/03/2026

Ma dareemaysaa daal badan, walbahaar joogto ah, ama tamar yaraan?

Ha u oggolaan daalku inuu kaa hor istaago gudashada waajibaadkaaga maalinlaha ah.
Vitality Clinic waxay kuu haysaa xalka ugu dhakhsaha badan ee aad dib ugu heli karto firfircoonidaada: IV Vitamin Therapy.

Habkani wuxuu si toos ah dhiiggaaga ugu shubayaa fiitamiino iyo nafaqooyin muhiim ah oo jidhkaagu u baahan yahay.

✅ Maxaan kuu qaban karnaa?
💧 IV Vitamin Therapy: Si aad u hesho tamar degdeg ah iyo difaac adag.
🧪 Baadhitaanka Vitamin & Macdano: Si loo ogaado waxa jidhkaaga ka dhiman.
👨‍⚕️ La-talin Caafimaad: Si aad u hesho talooyin xirfad ku dheehan tahay.

📍 Nagala soo xidhiidh:
🏢 Location: ABCO Mall, Dabaqa 1-aad (Kasoo horjeedka Somcable).
📞 Telefoon: 063-8348692 ama 513288.
Caafimaadkaagu waa muhiim, naftaada sii daryeelka ay u qalanto! ✨

✨ Daryeel Caafimaad oo Tayo Leh – Adigoo Jooga Gurigaaga!Ma u baahan tahay inaad dib u hesho firfircoonidaada adigoon ka...
25/03/2026

✨ Daryeel Caafimaad oo Tayo Leh – Adigoo Jooga Gurigaaga!

Ma u baahan tahay inaad dib u hesho firfircoonidaada adigoon ka bixin gurigaaga?
Vitality Clinic waxay kuu keentay adeegyo caafimaad oo xirfad weyn ku dheehan tahay, kuwaas oo loogu talagalay inay kor u qaadaan fayo-qabkaaga guud.

Adeegyada aan kuu qabanno:
- Shaybaadhka Vitamins-ka & Minerals-ka: Si aad u ogaato waxa jidhkaagu u baahan yahay.
- Qaadashada Vitamins-ka (IV DRIPS): Faleebooyin nafaqaysan oo jidhka siiya firfircooni degdeg ah.
- Adeegyo kale oo badan: Oo loogu talagalay caafimaadkaaga iyo quruxdaada.

Ha sugin inta aad ka dareemayso daal, sii jidhkaaga nafaqada uu u baahan yahay maanta!

📍 Nagala soo xidhiidh:
Goobta: ABCO Mall, Dabaqa 1-aad (Kasoo horjeedka Somcable).

Telefoonka: 📞 063-8348692 / 513288

Ciid Mubaarak! 🌙✨Maamulka iyo shaqaalaha Vitality Clinic waxay hambalyo diirran oo ku aaddan munaasibadda Ciidul Fidriga...
19/03/2026

Ciid Mubaarak! 🌙✨
Maamulka iyo shaqaalaha Vitality Clinic waxay hambalyo diirran oo ku aaddan munaasibadda Ciidul Fidriga u dirayaan dhammaan macaamiishooda iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed.

تَقَبَّلَ اللهُ مِنَّا وَمِنْكُمْ صَالِحَ الأَعْمَالِ، وَكُلُّ عَامٍ وَأَنْتُمْ بِخَيْرٍ.
(Illahay ha naga aqblo annaga iyo idinkaba acmaasha suuban, sannad walbana ku ciida khayr).

Waxaan idiin rajaynaynaa ciid farxad iyo caafimaad qab leh. Vitality Clinic mar walba waxay taagan tahay daryeelkaaga caafimaad. 😁🩺

Nala soo xiriir:
📍 Goobta: ABCO Mall Dabaqa 1aad, Kasoo Horjeedka Somcable, Hargeisa.
📞 Telefoonka: 063-8348692 / 513288

12/03/2026

Xidhiidhka ka dhaxeeya Ramadaanta oto vitaminska jidh keena??

Calaamadahan ma isku aragtay? Qaybta comment ga nagu la wadaag jawaab taada.

Nagala soo xidhiidh:
📞 063-8348692 / 513288
📍 ABCO Mall, Dabaqa 1-aad (Kasoo horjeedka Somcable), Hargeisa



Ma dareemaysaa in maqaarkaaga wejigu uu qallafsan yahay ama uu lumiyey dhalaalkiisii bishan Ramadaan? HydraFacial maaha ...
12/03/2026

Ma dareemaysaa in maqaarkaaga wejigu uu qallafsan yahay ama uu lumiyey dhalaalkiisii bishan Ramadaan?

HydraFacial maaha kaliya weji-dhaq caadi ah, ee waa tignoolajiyad casri ah oo maqaarkaaga dib u soo noolaysa.

Hadda ballantaada qabsato si aad Ciidda u tagto adigoo weji dhalaalaya oo kalsooni leh leh!

Nagala soo xidhiidh:
📞 063-8348692 / 513288
📍 ABCO Mall, Dabaqa 1-aad (Kasoo horjeedka Somcable), Hargeisa

Address

Al Ain

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Vitality Clinic Hargeisa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share