Doctor Dulqarnayn

Doctor Dulqarnayn SALAAM WLL WELCOME HALKAN WAXAAN IDINKU SOO GUDBINAYAA CASHARO IYO TALOOYIN CAAFIMAAD ENAGU SOO BIIR

Halkan waxaan idin kula wadaagayaa, sagaal shay oo caafimaadka kalyahaaga dhaawacaya. 1. Isticmaalka saayidka ah ee dawo...
04/05/2024

Halkan waxaan idin kula wadaagayaa, sagaal shay oo caafimaadka kalyahaaga dhaawacaya.

1. Isticmaalka saayidka ah ee dawooyinka xanuun baabi-iyayaasha ah (over using of pain killer medications), gaar ahaan nooca loo yaqaan NSAIDS ee uu ka mid yahay diclofenac.

2. Isticmaalka cuntooyinka ay ku badan tahay milixdu, maxaa yeelay milixdu waxay sare u qaadaa cadaadiska dhiiga ( blood pressure), kaas oo saamayn taban ku leh kalyaha.

3. Isticmaalka cuntooyinka moorgaraysan (processed foods), maxaa yeelay waxaa ku badan macdanaha sodium iyo phosphorus oo kalyaha saamayn ku leh.

4. Inaanad cabin biyo kugu filan, maxaa yeelay biyuhu waxay jidhka ka saaraan sumaha iyo dhagxaanta kalyaha ku samaysanta.

5. Inaanad seexan hurdo kugu filan.

6. Isticmaalka hilib badan oo cas ( hilibka ka cas waxaa looga jeedaa hilibka ka yimid xoolaha, oo uu jidhkeenu markuu jajabiyo ka soo saaro maado sun ah oo la yidhaa urea ).

7. Isticmaalka cunto ay ku badan tahay sonkortu.

8. Inaad naftaada gubto oo aan uga jeedo inaad tahay sigaaryo cab (smoker).

9. Dhaq dhaqaaqaaga oo yaraada.

Insha alaahu tacalaa, waxaan kaa codsanayaa si bulsho badan uga faa iideysto inaad dadka la wadaagto ( to share ).

By Dr. Abbas Nour

Common chronic disease in somalia.
10/01/2024

Common chronic disease in somalia.

☆ Waa maxay xannuunka Dengue fever ?Xannnuunkan ayaa ka dhasha fayraska oo caan ku ah dhulalka kuleylaha, wuxuuna sababa...
08/10/2023

☆ Waa maxay xannuunka Dengue fever ?

Xannnuunkan ayaa ka dhasha fayraska oo caan ku ah dhulalka kuleylaha, wuxuuna sababaa xumad badan iyo calamaadaha sida kuwa hargabka oo kale ah. Wuxuu ku faafaa qanniinyada nooc ka mid ah kaneecada oo caan ku ah inay dadka qaniinto gaar ahaan xilliyada fiidkii iyo subixii. Kaneecadan oo ah nooca loo yaqaanno Aedes aegypti ayaa gabbaad ka dhigata, ukumana ku reebta walxaha lagu shubta biyaha sida foostooyinka iyo jiirkaannada.

☆ Calaamadaha xanuunka dangue fever

1. Xumad joogta ah
2. Madax xanuun saaid ah
3. Daal farabadan

☆ Sidee loo dawyn karaa dangue fever

# Antibiotics

☆ Waa maxay Madaxwaynaadka ama Hydrocephalus ? Madaxwaynaad ama hydrocephalus waa dhibaato caafimaad oo carruurta yar ya...
06/10/2023

☆ Waa maxay Madaxwaynaadka ama Hydrocephalus ?

Madaxwaynaad ama hydrocephalus waa dhibaato caafimaad oo carruurta yar yar madaxa ama maskaxda kaga dhacda. Magaca hydrocephalus wuxuu ka soo jeedaa eray Gariig ah oo ah Hydro oo macnaheedu yahay biyo iyo cephalus oo macnaheeda yahay madaxa. Macnaha erayga marka la isku kabo wuxuu soomaali ahaan ku noqonayaa Madax-biyood.

☆ Maxaa keena madaxwaynaadka ama hydrocephalus ?

Sidaan kor ku soo sheegnay xaaladani waxay timaadaa marka cerebrospinal fluid dareeraha la yiraahdo uu ku xayirmo khaanadaha maskaxda oo uu waayo meelihii uu ka dareeri lahaa. Madaxwaynaadka ama hydrocephalus carruurtu ama waa ku dhalataa ama waa jirro ku dhacda. Marka carruurtu ku dhashaan

☆ Calaamadaha carruurta yar yar ee ilaa hal sanno jirka ah ?

● Madaxa oo waynaada
● Nush-nushleyda oo kor u soo kacda
● Xididada dhiigga ee madaxa dushiisa oo soo muuqda
● Wiilka isha oo hoosu dhaca sidii qorax dhacaysa.
● Oohin qaylo leh oo badan
● Hurdo badan
● Qalal
● Matag

☆ Daawaynta Madaxwaynaadka ?

Inta badan daawaynta xaaladan waxay u baahan tahay in ilmaha madaxa qalliin looga sameeyo si biyaha maskaxda caddaadiska ku haya loogu sameeyo marin ay ka dareeraan.

Maxay ka dhigan tahay jadeecadu?▪︎Jadeecadu waa xanuun lakala qaado oo fayrus keeno oo ku faafa hawada oo qofku qufac iy...
03/10/2023

Maxay ka dhigan tahay jadeecadu?

▪︎Jadeecadu waa xanuun lakala qaado oo fayrus keeno oo ku faafa hawada oo qofku qufac iyo hindhiso yeesho. Waa caabuq uu talaal baajin karo.

Waa maxay calaamadaha jadeecadu?

▪︎Calaamada jadeecada waxay badanaa timaada marka hal ilaa laba todobaad kadib qofku la kulmo cid qabta. Jadeecadu waxay ku bilaabantaa duuf sanka ah, qufac, indhaha oo casaan noqda (conjunctivitis). Dhibco yaryar oo cadaan ah oo kasoo baxa afka wixii ka danbee

Sida loo dawaynayo jadeecada?

▪︎Ma jiro dawo fayruska lagu dilo uu u gaar ah oo lagu dawayn karo caabuqa jadeecada. Fiitaamiin A ayaa kahortagi kara in mushkilad darani timaado oo carruurta fiitaamiin A doodu hoos u dhacdo ee uu ku dhaco caabuqa jadeecadu. Fiitaamiin A k**a hortago ama ma daweeyo jadeecada.

_Doctor Dulqarnayn

Waa maxay Boogta Caloosha?Boogaha caloosha, oo sidoo kale loo yaqaan boog gastric, waa nabar furan ama nabar ka soo baxa...
30/09/2023

Waa maxay Boogta Caloosha?

Boogaha caloosha, oo sidoo kale loo yaqaan boog gastric, waa nabar furan ama nabar ka soo baxa xuubka gudaha ee caloosha.

Maxaa keena?
●Bakteeriyada xun ee loo yaqaan H. pylori.

Si sax ah u qaado Antibiyootikadaada
1. amoxycillin
2. clarithromycin
3. metronidazole

Blood cancer
25/09/2023

Blood cancer

09/08/2023

Wax yaabaha U roon || qof caafimadkiisa

07/08/2023
Xanthomata caused by Hyperlipidemia
20/07/2023

Xanthomata caused by Hyperlipidemia

Malar flash
19/07/2023

Malar flash

Caalamadaha dhiigla'aanta
25/06/2023

Caalamadaha dhiigla'aanta

Calaamadaha jadeecada.
05/06/2023

Calaamadaha jadeecada.

26/05/2023

Process of male catheterization.

Adresse

Innsbruck

Telefon

+252636110423

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Doctor Dulqarnayn erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Die Praxis Kontaktieren

Nachricht an Doctor Dulqarnayn senden:

Teilen

Kategorie