Dr Salad Haji

Dr Salad Haji waa pagekeyga rasmiga ah

NOLASHA WAXAY KUGU ABALMARIN doontaa sabarkaada
28/01/2025

NOLASHA WAXAY KUGU ABALMARIN doontaa sabarkaada

Mucjiso cibaari ku filan Las anjolis dabki waxa ka haray gurigan oo ah masjid iyo madaraso qu,aanka lagu baro dad muslim...
11/01/2025

Mucjiso cibaari ku filan Las anjolis dabki waxa ka haray gurigan oo ah masjid iyo madaraso qu,aanka lagu baro dad muslimiin ah gaaladii wey yaabantay

Jimco wanaagsan!Alle ha inoo barakeeyo maalintan barakaysan ee Jimcaha. Ilaahay ha inaga aqbalo cibaadaheenna, oo ha ino...
04/10/2024

Jimco wanaagsan!

Alle ha inoo barakeeyo maalintan barakaysan ee Jimcaha. Ilaahay ha inaga aqbalo cibaadaheenna, oo ha inoo fududeeyo arrimaha aan ku jirno. Nabad, caafimaad, iyo khayr ha inoo sugnaado dhammaanteen.

Jimca Kariim

(Monkey virus )Aduunka halis culus ayaa soo wajahday oo xaga caafimadka ah , waxaa dilaacay xanuun ay soomaalida u taqii...
17/08/2024

(Monkey virus )
Aduunka halis culus ayaa soo wajahday oo xaga caafimadka ah , waxaa dilaacay xanuun ay soomaalida u taqiinay "Furuq" balse hada la yiraah Mpox .

(monkeypox) cudurkan wuxuu kasoo bilowday Congo wuxuuna dilay 10% dadkiii uu ku dhacay .

Hada wuxuu soo gaadhay Uganda, Kenya , Brundi, Rwanda ,south sudan & wadamo kale , sidoo kale Dalka Sweden ayaa shaaciyay in kiiskii ugu horeeyay oo cudurkaas ah in dalkooda ay ka heleen , micnaha qofkii ugu horeyay oo Sweden jooga ayuu cudurkaas ku dhacay .

Ugu dambeyn Soomaalida meel walba ay joogto taxadir dheeri ah ayaa la gudboon , alle hana hareer mariyo .🔒

06/07/2024

Adresse

Democratic Republic Of The

Téléphone

+252615916253

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Dr Salad Haji publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter La Pratique

Envoyer un message à Dr Salad Haji:

Partager

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Type