Ka fikir caafimaadkaaga

Ka fikir caafimaadkaaga Informations de contact, plan et itinéraire, formulaire de contact, heures d'ouverture, services, évaluations, photos, vidéos et annonces de Ka fikir caafimaadkaaga, Democratic Republic of the.

Ma tahay qof qaba xanuuunka qunka iyo xasasiyada qunka dadka qaar ayaa iska qala qumanka hadaba waxaan kuu haynaa daawa ...
05/07/2024

Ma tahay qof qaba xanuuunka qunka iyo xasasiyada qunka dadka qaar ayaa iska qala qumanka hadaba waxaan kuu haynaa daawa kaa baabi'neysa xanuunka adigoo qaliin lagugu sameen insha allah
Fadlan nagala soo xiriir WhatsApp.

+25261 7046238

daawada finanka gudguduudka haaraha iyo dulduleelka wajiga Hadaad intaasi kacabaneyso nagala soo xiriirWts app number or...
04/07/2024

daawada finanka gudguduudka haaraha iyo dulduleelka wajiga
Hadaad intaasi kacabaneyso nagala soo xiriir
Wts app number or call ( +252617046238).

delivery to : muqdisho. bosaso. kismayo. Hargeysa. Burco. Jigjiga. And etc....

Fg: rag iyo dumarba way isticmaali karaan .

ASC hadaad ka cabaneyso xanuunka BURADA QEYBAHEEDA KALA DUWAN.MELKASTO AAD JOOGTABA waxaan Idiin heyna daawo Kaa dhaqeys...
28/08/2023

ASC hadaad ka cabaneyso xanuunka BURADA
QEYBAHEEDA KALA DUWAN.MELKASTO AAD JOOGTABA
waxaan Idiin heyna daawo Kaa dhaqeyso Adigoon Qaliin sameynin
hadaba waxaad nagala soo xariiri karta
whatsapp wa.me+252617046238

Matahay qof laxanuunsan *)Gaas, *)Sokor,*)Cayil saaid ah*) Dhiigkar,*) caado wareer, *) Taranka oo dhibaata kaa haysato,...
13/07/2023

Matahay qof laxanuunsan
*)Gaas,
*)Sokor,
*)Cayil saaid ah
*) Dhiigkar,
*) caado wareer,
*) Taranka oo dhibaata kaa haysato, Ragnimadaadii oo yaraato,
*) kilyaha oo dhagax kaaga jira,
*) luga xanuun, lafa xanuun, jilbo xanuun,
*) Kansar (Cancer)
*) Buro
*)Finan ama nabro jirka oo dhan
*)Xasaasiyad
*)Neef
*)Zuuz
*)Ilka dhiig
*)Hurdo xumi
*)Madax xanuun
*)Neerfaha

waxaan kuu haynaa daawooyin dabiici ah oo tayo leh insha'allah taladana allahay talasaaro.

Nabiga SCW uu yiri:- “Illahay cudur masoo saaro ilaa uu daawadiisana soo dajiyo"

OGOOW CAAFIMAADKU WAA HANTIDAADA

jawaab tadu haday haa tahay

Nagala soo xariir whats upka
wa.me/+252617046238

✔️Gaas Calooleed( Gastritis)Xanuunka gastritis Ama Gaas calooleed ka waa Infekshin (infection) kudhaca caloosha, waxaana...
22/06/2023

✔️Gaas Calooleed( Gastritis)

Xanuunka gastritis Ama Gaas calooleed ka waa Infekshin (infection) kudhaca caloosha, waxaana sababa wax yaabo kaladuwan sida Bacteeriya (Bacteria), looyaqaan H Pylori iyo qaab nololeedka qofka.

✔️Gaas calooleedku waxuu noqonkara mid si dhaqsi ah ku bilowda( Acute Gastritis), ama mid Bukaanka mudo soo haayay, (Chronic Gastritis), mararka qaar gaas calooleedku waxuu Keenaa in caloosha uu nabar ku sameesmo( Peptic Ulcer) ama Kansarka caloosha Isku badalo.

✔️Calaamadaha lagu Garto Qofka Qaba Gaas Calooleedka.

I.Bog xanuun ama laabta oo qofka hurta siina darsata markuu cuntada cuno kadib
II. Lalabo iyo Mataga
III. Qofka oo dareemo dibiryo marka uu wax cuno
IV. Qofka oo cuntadu ka carara ama ka xiranto
Waxyaabaha Sababa

1. Bakteeriya: gaar ahaan mida looyaqaan H Pylori
2. Qofka oo mudo badan isticmaala Xanuun baabi,iyaasha.( NSAIDS).
3. Istareeska ama walwalka
4. Dadka alcohol’da cabo
5. Xanuunada Qaar sida Crohn's disease(Waa xanuun Haleelo Cunno mareenka) ama Parasitic infections
Wax yaabaha kadhasha Gaas calooleed ka
Hadii aan ladaaween Gaaska waxuu sababi karaa in Caloosha ay nabaro kasoo baxaan , nabarkaas oo sababi kara Dhiiigbax Gudaha calosha ah, sidoo kale kansar ku dhaca caloosha ayaa kadhalan kara hadii aan ladaaween.

✔️Sida looga Hortago

Waxa jira Dawo yin dabiici ah loo is tic Malo ana sinay bulsho badan ayaa ilaahey ku caafiyey hadi aad dooneyso igala so xariir wa.me/+252617046238

👋XANUUNKA GALAHA IYO XALKIISA varicocele (Gale ) waa ballaarinta[Bararida] xididdada ku dhex jira boorsada dabacsan ee m...
11/03/2023

👋XANUUNKA GALAHA IYO XALKIISA

varicocele (Gale ) waa ballaarinta[Bararida] xididdada ku dhex jira boorsada dabacsan ee maqaarka ee qabta xiniinyahaaga varicocele wuxuu la mid yahay xididka varicose ee laga yaabo inaad ku aragto lugtaada. Varicoceles waa sababta caadiga ah ee soo saarista shahwada hoose iyo hoos u dhaca tayada shahwada, taas oo keeni karta dhalmo la'aan.
FIIRO GAAR AH
DOCTOR AQON DURUGSAN U LEH IYO BAARITAAN AYAAD MARI DONTAA DAAWADUNA WAA DABIICI ORGANIC AH OO CIRIBTIRAAYA GABI AHAANBA XANUUNKAAN
Si toos ah ayey dibada uga timid
HA FUDUDEYSANIN EE LA XARIIR
👇👇👇👇👇👇👇
wa.me/+252 617046238

THYROID = DILAAGA QARSOON EE DUMARKAQanjirka thyroid ka waa qanjir u samaysan sidii balan baalisti oo kale waxa uuna qay...
23/11/2022

THYROID = DILAAGA QARSOON EE DUMARKA

Qanjirka thyroid ka waa qanjir u samaysan sidii balan baalisti oo kale waxa uuna qaybta h**e kaga yalaaa cunaha ( hawa marenka )waxa uuna dhuunta kaga yalaa dhan ka hoose. Qanjirkaan marka uu cadiga yahy lama daremo. Waxa uuna leeyahy 2 dhinac.

⛔F•G = DUMRKA QABAN CUDURKA KUDHOCO QANJIRKAAN WAXA AY MARAN XALADO
Ku bilawdaan tartiib tartiib kadibna isu badala halis cafimaad

Astaamaha qanjirka 'thyroid'

● daallanaan
● u nuglaansho qabow
● miisaanka oo kordha
● calool istaag
● niyad jab
●dhaqdhaqaaq oo dhiba
● fikir gaabis ah
● murqo xanuun iyo daciifnimo
● maqaar qalalan oo fiiqan
● timo jajaban iyo ciddiyaha oo siibta
● kabuubyo iyo dareemid la aan gacanta iyo faraha
● qufac iyo hergab soolaalabta ayan kadiba
● hurdo badan oo xad dhaaf ah

🤔 Xaaladaha halista ah 🤔

● indhaha oo soo barara
● Isha iyo baarka inta udhaxaysa oo midabku isbadala
● Kansar dhuunta ah

👉Iska Dawee Qaliin La'aan🤲
Waxa lagaga daweynayaa daawo organic ama herbal ah.

Nagala so xiriir wixi faahfaahin ah numberka hoose ku qoran..
📞 WhatsApp: wa.me/+252 617046238
Ama call 0617046238

👋XANUUNKA GALAHA IYO XALKIISA varicocele (Gale ) waa ballaarinta[Bararida] xididdada ku dhex jira boorsada dabacsan ee m...
11/11/2022

👋XANUUNKA GALAHA IYO XALKIISA

varicocele (Gale ) waa ballaarinta[Bararida] xididdada ku dhex jira boorsada dabacsan ee maqaarka ee qabta xiniinyahaaga varicocele wuxuu la mid yahay xididka varicose ee laga yaabo inaad ku aragto lugtaada. Varicoceles waa sababta caadiga ah ee soo saarista shahwada hoose iyo hoos u dhaca tayada shahwada, taas oo keeni karta dhalmo la'aan.
FIIRO GAAR AH
DOCTOR AQON DURUGSAN U LEH IYO BAARITAAN AYAAD MARI DONTAA DAAWADUNA WAA DABIICI ORGANIC AH OO CIRIBTIRAAYA GABI AHAANBA XANUUNKAAN
Si toos ah ayey dibada uga timid
HA FUDUDEYSANIN EE LA XARIIR
👇👇👇👇👇👇👇
wa.me/+252 617046238

11/11/2022

👋XANUUNKA GALAHA IYO XALKIISA

varicocele (Gale ) waa ballaarinta[Bararida] xididdada ku dhex jira boorsada dabacsan ee maqaarka ee qabta xiniinyahaaga varicocele wuxuu la mid yahay xididka varicose ee laga yaabo inaad ku aragto lugtaada. Varicoceles waa sababta caadiga ah ee soo saarista shahwada hoose iyo hoos u dhaca tayada shahwada, taas oo keeni karta dhalmo la'aan.
FIIRO GAAR AH
DOCTOR AQON DURUGSAN U LEH IYO BAARITAAN AYAAD MARI DONTAA DAAWADUNA WAA DABIICI ORGANIC AH OO CIRIBTIRAAYA GABI AHAANBA XANUUNKAAN
Si toos ah ayey dibada uga timid
HA FUDUDEYSANIN EE LA XARIIR
👇👇👇👇👇👇👇
wa.me/+252 617046238

Adresse

Democratic Republic Of The

Téléphone

+252617046238

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Ka fikir caafimaadkaaga publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Partager

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram