Sixa Polyclinic Center

Sixa Polyclinic Center Informations de contact, plan et itinéraire, formulaire de contact, heures d'ouverture, services, évaluations, photos, vidéos et annonces de Sixa Polyclinic Center, Santé, Ceelasha Biyaha, Kasoo Horjeedka Hormuud Telecom, Daarta Lihaati Mall, Democratic Republic of the.

Xarunta Sixa Polyclinic Center waxeey kuu diyaarisay dhaqtar ku taqasusay daaweynta iyo la tacaalidda xanuunada ku dhaca...
24/06/2024

Xarunta Sixa Polyclinic Center waxeey kuu diyaarisay dhaqtar ku taqasusay daaweynta iyo la tacaalidda xanuunada ku dhaca, Maqaarka, Timaha iyo Cidiyada.

Haddii aad la dhibantahy xanuunadaan, horay u gaar xarunta oo ku taal deegaanka Ceelasha Biyaha, Kasoo Horjeedka Hormuud Telecom, Daarta Lihaati Mall.

Ama nagala soo xiriir: 619169990 ama 618224750

Xarunta Sixa Polyclinic Center waxaa ka howl gala dhaqtarka caruurta oo qibrad sare u leh daaweynta iyo la taacaalida xa...
22/06/2024

Xarunta Sixa Polyclinic Center waxaa ka howl gala dhaqtarka caruurta oo qibrad sare u leh daaweynta iyo la taacaalida xaruunada ku dhaca caruurta.

Wixii faah faahin dheeri ah waxaad nagala soo xiriiri kartaa: 619169990 ama 618224750

22/06/2024
22/06/2024

Kusoo dhawaada Sixa Polyclinic Center oo ah xarun caafimaad oo ku taala deegaanka Ceelasha Biyaha, taas oo aay ka howl galaan dhaqaatiir kala duwan sida:

✅ Dhaqtarka Maqaarka, Timaha iyo Cidiyaha
✅ Dhaqtarka Caruurta
✅ Dhaqtarka Cudurada Guud
✅ Dhaqtarka Afka iyo Ilkaha

Wixii faah faahin dheeri ah waxaad nagala soo xiriiri kartaa: 619169990 ama 618224750

06/05/2024
16/01/2024

Sixa Polyclinic Center
Waxa diyaar kuugu ah
Dhaqtarka Maqaarta Timaha iyo Cidiyaha
Dhaqtarka caruurta iyo cudurada guud
Dhaqtarka Afka iyo Ilkaha
Sheybar casri ah
Pharmacay

kusoo booqo galinka danbe dhaqtarka maqarka timaha iyo cidiyaaha xarunta Sixa Polyclinic Center ee ceelsha biyaha kasoo ...
31/12/2023

kusoo booqo galinka danbe dhaqtarka maqarka timaha iyo cidiyaaha xarunta Sixa Polyclinic Center ee ceelsha biyaha kasoo horjedka Xarunta hormuud

Adresse

Ceelasha Biyaha, Kasoo Horjeedka Hormuud Telecom, Daarta Lihaati Mall
Democratic Republic Of The
00252

Téléphone

+252619169990

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Sixa Polyclinic Center publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter La Pratique

Envoyer un message à Sixa Polyclinic Center:

Partager

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Type