Dr Ahmed Abdiasis, MD

Dr Ahmed Abdiasis, MD DHAKHTAR CUDURADA GUUD Run ahaantii anigoo aad u yar baan gioaansaday inaan dhakhtar noqdo ilahayna wuu ii rumeeyay himiladaas. MAHADSANIDIN.
(2)

markaan yaraa waxaan arki jiray dhakhaatiirta waxaan odhan jiray WOOW, waxaan doonayaa inaan sidooda noqdo, aabbahay oo markaa ila socdayna wuxu i odhan jiray waxaad tahay DR MAJID oo ahaa magac uu isagu iila baxay ilaa maantana uu iigu yeedho. iminka oo aan halkan joogana waxaan doonayaaa inaan inta ugu badan ku celiyo bulshadayda waxaan bartayna u gudbiyo.

22/02/2026
JADWALKA DOCTORKA EE RAMADANKA
21/02/2026

JADWALKA DOCTORKA EE RAMADANKA

20/02/2026

FARRIN U MUHIM AH DADKA MACAANKA LEH

20/02/2026
18/02/2026

MASKAXDA AYAA KA FAAIIDA RAMADANKA

18/02/2026

FADLAN, CILLADAAS BISHAN UGA FAAIIDAYSO.

17/02/2026

SIDA SAXDA AH EE LOO AFURO RAMADANKA

17/02/2026

SIDA HAB CAAFIMAAD AH LOOGU SOOMO RAMADANKA.
KULANKI

XALAY IYO BARNAMIJKI RAMADANKA
14/02/2026

XALAY IYO BARNAMIJKI RAMADANKA

WAA INOO CAWA IYO SAHAN BOOKS INSHALLAH
13/02/2026

WAA INOO CAWA IYO SAHAN BOOKS INSHALLAH

12/02/2026

WAXA KEENA XANUUNKA ISKU-BUUQA

Adresse

Hanover

Telefon

+4915216783260

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Dr Ahmed Abdiasis, MD erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Die Praxis Kontaktieren

Nachricht an Dr Ahmed Abdiasis, MD senden:

Teilen

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram