
23/07/2025
Steven wuxuu ku noolaa gobolka Texas ee Mareykanka, wuxuuna isku dayay in uu si fudud u siibo timo dheeraad ah oo kasoo baxay maqaarkiisa ( Aaga gumaarka ) Laakiin arrintu si lama filaan ah ayay isu beddeshay.
❗ Maxaa dhacay? Markii uu inta iska siibag kadib
1. Wuxuu bilaabay inuu dareemo xanuun , laakiin si degdeg ah ayay xaaladdiisu isu beddeshay:
• Meeshii tinta laga siibay oo barartay
• Maqaarkiisa oo is beddelay
• Caabuq (infekshan) aad u daran oo ku faafay jirka
2. Waxaa ku dhacay Sepsis – caabuq ku faafa dhiigga oo keena:
• Fashil xagga xubnaha jirka (multi-organ failure)
• Dhiig-bax gudaha ah
• Caabuq labada sambab ah (double pneumonia)
• Cadaadis neefsi oo hooseeya (respiratory failure)
3. Waxaa loo qaaday xarumaha ICU-da (daryeelka degdega ah), wuxuuna galay coma.
Dhakhaatiir badan ayaa la tacaaley xaaladisa waxan loo sameeyay qaliiml looga hortagayay infection ku faafay sanabbadiisa iyo xubnaha kale ee jidhkiisa.
⸻
📉 Rajada badbaadadiisa: 4% keliya!
Dhakhaatiirtu waxay sheegeen in fursadda uu Steven ku badbaadi karo ka yartahay 4%. Waxay xitaa uga shakiyeen in maskaxdiisu gebi ahaanba joojisay shaqada — taas oo la micno ah in laga yaabo in uusan marna kasoo bixi doonin Koomada (Coma).
✨ Mucjisada dhabta ah:
• Wuxuu dib uga soo toosay coma-dii
• Wuxuu si tartiib tartiib ah dib ugu helay dhaq-dhaqaaq maskaxeed iyo jireed
• Wuxuu dib u bartay socodka!
• Dhaqaatiirta, qoyskiisa iyo taageerada uu helay ayaa sababay mucjiso lagu tilmaamay “soo kabasasho lama filaan
Naasiib wanaag la tacaalid badan kadib Steven waxa u dib u helay caafimadkiisii oo buuxa.
https://www.dailymail.co.uk/health/article-13218863/ingrown-toenail-coma-hospital-sepsis.html?ito=social-facebook_Australia&fbclid=IwZXh0bgNhZW0CMTEAAR2_merA-wDZAhDbzqph498zF-__B58q6Qz3XXkGaaB6dO703y0TNTPTr98_aem_eIQntFmozmPwhGOr_zZCaw
Steven, whose last name and age have not been revealed, was diagnosed as septic in late 2022 after trying to remove an ingrown hair, according to TikTok videos posted by his sister, Michelle.