Dr Ahmed omar sheikh mohamed

Dr Ahmed omar sheikh mohamed Consultant of Neurology and psychiatry-(Dhaqtarka Daaweynta cudurada Neerfaha iyo Dhimirka)

Ramadan Mubarak 🌙
28/02/2025

Ramadan Mubarak 🌙

Caafimaadkaagu waa Ahmiyadeena koowaad.Hadii aad ka cabaneeysid xanuunada Neerfaha sida madax xanuun joogta ah ,Hurda la...
28/01/2025

Caafimaadkaagu waa Ahmiyadeena koowaad.

Hadii aad ka cabaneeysid xanuunada Neerfaha sida madax xanuun joogta ah ,Hurda la'aan, qalalka, laleemada iyo xanuunada dhimirka wixii daweyn iyo talo ah nagala so xariri what’spkan

Juma mubarak
10/01/2025

Juma mubarak

‎‏Sanad ayaa tagay‎‏Sanad cusubna wu so galay‎‏Ilaahay ayaan  uga mahad celinaynaa wixi tagay ‎‏Ciddii aan gargaar ufidi...
01/01/2025

‎‏Sanad ayaa tagay
‎‏Sanad cusubna wu so galay

‎‏Ilaahay ayaan uga mahad celinaynaa wixi tagay

‎‏Ciddii aan gargaar ufidinay ama aminsan in aan shaqo wanagsan uqabanyna hanoo duceeyaan oo ilaahay hanoo baryaaan in uu towfiiiqda iyo qeyrka na waafajiyo

‎‏Haddii ay jiraan dad aan kagaabinay adeegooda bukaan iyo asxaab ah cafis ayaan waydiisanynaa raalina hanaga ahaadaan .

‎‏Goobta cafimadku marka laga so tago in ay tahay il dhaqaale , hadana waxay noo tahay goob cibaado iyo jihaad , mana jiro jihaad kawayn in aad iska ilaaliso baritaan uusan bukanku ubahnyn ina aad dirto ama qarashaad kale uusan u bahanyn in aad galiso iyo sido kale in aadan qarin qalad kaa dhacay .

‎‏Waxaan heegan unahay u adegistaada waxanu ku faraxsanahay inaan sabab u noqonno soo kabashadaada iyo cafimadkaaga .

‎‏Waxaan ilaahay ka baryaynaa in shaqadenu noqoto mid ilaah aan ku adeecno , una gargaara dadkana dhiban , dhibkana ka dulqaado dadka xanunsan ,wajiyada murugaysan dholacadayn ku badala.

Adeegyada qeybteena neerfaha iyo dhimirka uu diyaar kugu yahay Dr.Ahmed Omar sheikh Mohamed-MSc,MD.Nagu soo booqo xarunt...
02/10/2024

Adeegyada qeybteena neerfaha iyo dhimirka uu diyaar kugu yahay

Dr.Ahmed Omar sheikh Mohamed-MSc,MD.

Nagu soo booqo xarunteena


25/09/2024
Each brain hemisphere (parts of the cerebrum) has four sections, called lobes: frontal, parietal, temporal and occipital...
15/09/2024

Each brain hemisphere (parts of the cerebrum) has four sections, called lobes: frontal, parietal, temporal and occipital.
Each lobe controls specific

Jumca Mubarak
05/09/2024

Jumca Mubarak

Electrolyte Disorders Algorithms.
23/08/2024

Electrolyte Disorders Algorithms.

How to differentiate between organic and psychogenic hemiplegia
21/08/2024

How to differentiate between organic and psychogenic hemiplegia

Address

Cairo
Cairo
11111

Telephone

+252618647326

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Ahmed omar sheikh mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Ahmed omar sheikh mohamed:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category