Dr.Bukhaari

Dr.Bukhaari Obstetrics and gynecologist

Heavy menstrual bleeding:Diagnosis 👇
28/06/2025

Heavy menstrual bleeding:Diagnosis 👇

Waxan maanta qormo gaaban ka dhahi dona suala ay inta badan is waydiyaan hooyoyinka ah na, Macquul ma tahay in hooyo uur...
27/03/2025

Waxan maanta qormo gaaban ka dhahi dona suala ay inta badan is waydiyaan hooyoyinka ah na,

Macquul ma tahay in hooyo uurkeedi h**e ku dhashay qaliin mid ka kale ay qadana ku dhasho si dabici ah afka qalaadna lagu yiraahdo(VBAC-> vaginal birth after C-S )

So hooyo uurkeedi h**e ku dhashay qalin qalinka dadabka ah (horizantal incision or transverse incision uterus)

Waxay tijabin karaan iney uurkeda xigta si dabici ah ku dhasho( normal vaginal birth) hadey san jirin wax risk ama qatara ah oo didayo hoyada iney si dabici ah ku dhasho.

Faidoyin badan aya ku jira iney hooyada ku dhasho si dabici ah( NVB) sida

1. Waqti yar ayey ka so kabanaysa mudadi 9 bilood ay cunuka caloosha ku waday
2.dhiiga ay lumin doonto wa mid aad u yar marka lo firiyo hooyada qalinka ku dhasha
2. Risk ama halista ay hooyada
infakshaniska ugu jirto wa mid aad u yar.

Mida aad ka u muhim ka ah aya ah iney hooyoyin badan amin san yihin hadey uurkodi h**e kudhashay qalin in uurka xiga na ku dhali doonto isla qalinta taas mar walbo sax ma ahan.

Risks way ugu jiri karta hooyo qalin ku dhashay in uurka kale Ee xiga qalin ku dhasho balse mar walbo saas ma ahan.

So mar hadey hooyada uurkeda h**e ku dhashay waxa lo bahan yahay in dhaqtarkeda la socoto iyado la eegayo iney jiraan wax kalo didaayo iney hooyada uurkeda labad ku dhasho si dabici ah.

So waxa jiro hooyoyin badan oo uurkoodi h**e ku dhalay qalin kan xigana ku dhalay dabici, so waxa aad u wanagsan in aad dhaqtar kaada aad ula socoto marba hada uurkada h**e aha mid qalin ah si uu u Kala ogaado in uurka xiga aad fursad u heli karto inad dabici ku dhasho iyo Inaa dan ku dhali karin ba si dabici ah oo ad aadi donto qaliin(C-S).

So mar walbana dhaqtarka waxu qadan dono wada ugu wanagsan oo ay qatari Kala kulmi donin hooyada iyo dhalankaba.

NB:once a c-section always a c-section is no longer true.

Premenstrual syndrome (PMS) is a set of emotional and physical symptoms that occur 1-2 weeks prior to menstruation. It a...
07/07/2024

Premenstrual syndrome (PMS) is a set of emotional and physical symptoms that occur 1-2 weeks prior to menstruation.

It affects every part of a girl's daily life hence, many girls seem to get a little irritable or isolated around this time of the month.

With our little knowledge on PMS, let's strive to be supportive and offer love and care to these girls to help them cope with their symptoms when they are experiencing them.

Drop a 👍 if you will offer support to a girl experiencing PMS❤️

28/08/2023

Life is a student!!

Soon…. Inshallah

Arooryo suban  #صباح الخير
28/08/2023

Arooryo suban

#صباح الخير

Chuma Kareem
25/08/2023

Chuma Kareem

Day 23: Don’t miss this Golden opportunity tonightTonight is one of the odd Nights as-well-as Night of Juma’ah, therefor...
13/04/2023

Day 23: Don’t miss this Golden opportunity tonight

Tonight is one of the odd Nights as-well-as Night of Juma’ah, therefore intensify efforts to earn Allah’s bounties in it.

May Allah accept your iba’dah wherever you’re around the Globe. Ameen

————
“O Allah, indeed You are Pardoning, (Generous), You love pardon, so pardon me.

(Allāhumma innaka `Afuwwun, karimun tuḥibbul-`afwa fa`fu `annī).’”

‎اللهم انك عفو كريم تحب العفو فاعف عني

oh🤔🤔🤔😳 I don't why the medical community whether GB Or specialist write their prescription like that, do they know that ...
08/04/2023

oh🤔🤔🤔😳 I don't why the medical community whether GB Or specialist write their prescription like that, do they know that little mistake put the patient at risk, I have seen this prescription so many times, and I wonder why they write it like this, don't they know how to write the right way to medication

 جمعه كريم اللهم تقبل صيامنا وقيامنا وركوعنا وسجودنا
31/03/2023



جمعه كريم

اللهم تقبل صيامنا وقيامنا وركوعنا وسجودنا

8th day of Ramadan Ku dhawaad 12–16 kg aya hooyooyinka ku darsanta xiliga uurka ay leeyihiin Balse Nasiib wanaag haaf ka...
30/03/2023

8th day of Ramadan

Ku dhawaad 12–16 kg aya hooyooyinka ku darsanta xiliga uurka ay leeyihiin Balse Nasiib wanaag haaf kamid ah misaankaas ku siyaaday hooyada waxay luminaysa xiliga dhalamada ka dib

صباح الخير  8th of Ramadan
30/03/2023

صباح الخير

8th of Ramadan

Xiliga hooyada uurka ay lee dahay qasatan bilaha dambe waxa jira dildilaaca( stretch markers) lagu Arko qeebaha heeso ee...
29/03/2023

Xiliga hooyada uurka ay lee dahay qasatan bilaha dambe waxa jira dildilaaca( stretch markers) lagu Arko qeebaha heeso ee caloosha( lower abdomen and belly) hadaba si looga fogaado.
1- waxaa wanaagsan inaad ka warahayso misaanka kugu kor dhaayo xiligas
2-Inaad cabto biyo kugu filan ku dhawaad 2 liter malinti
3- ku misaagey wax yabaha veseiline jelly ka koban ama saliid(oil).
Si maqarkaga u noqdo mid u adkee san karo kala baxa uu samenaayo waqtiga uurka.

Address

Cairo
3753450

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Bukhaari posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr.Bukhaari:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category