Dr.Bukhaari

Dr.Bukhaari Obstetrics and gynecologist

Heavy menstrual bleeding:Diagnosis 👇
28/06/2025

Heavy menstrual bleeding:Diagnosis 👇

Waxan maanta qormo gaaban ka dhahi dona suala ay inta badan is waydiyaan hooyoyinka ah na, Macquul ma tahay in hooyo uur...
27/03/2025

Waxan maanta qormo gaaban ka dhahi dona suala ay inta badan is waydiyaan hooyoyinka ah na,

Macquul ma tahay in hooyo uurkeedi h**e ku dhashay qaliin mid ka kale ay qadana ku dhasho si dabici ah afka qalaadna lagu yiraahdo(VBAC-> vaginal birth after C-S )

So hooyo uurkeedi h**e ku dhashay qalin qalinka dadabka ah (horizantal incision or transverse incision uterus)

Waxay tijabin karaan iney uurkeda xigta si dabici ah ku dhasho( normal vaginal birth) hadey san jirin wax risk ama qatara ah oo didayo hoyada iney si dabici ah ku dhasho.

Faidoyin badan aya ku jira iney hooyada ku dhasho si dabici ah( NVB) sida

1. Waqti yar ayey ka so kabanaysa mudadi 9 bilood ay cunuka caloosha ku waday
2.dhiiga ay lumin doonto wa mid aad u yar marka lo firiyo hooyada qalinka ku dhasha
2. Risk ama halista ay hooyada
infakshaniska ugu jirto wa mid aad u yar.

Mida aad ka u muhim ka ah aya ah iney hooyoyin badan amin san yihin hadey uurkodi h**e kudhashay qalin in uurka xiga na ku dhali doonto isla qalinta taas mar walbo sax ma ahan.

Risks way ugu jiri karta hooyo qalin ku dhashay in uurka kale Ee xiga qalin ku dhasho balse mar walbo saas ma ahan.

So mar hadey hooyada uurkeda h**e ku dhashay waxa lo bahan yahay in dhaqtarkeda la socoto iyado la eegayo iney jiraan wax kalo didaayo iney hooyada uurkeda labad ku dhasho si dabici ah.

So waxa jiro hooyoyin badan oo uurkoodi h**e ku dhalay qalin kan xigana ku dhalay dabici, so waxa aad u wanagsan in aad dhaqtar kaada aad ula socoto marba hada uurkada h**e aha mid qalin ah si uu u Kala ogaado in uurka xiga aad fursad u heli karto inad dabici ku dhasho iyo Inaa dan ku dhali karin ba si dabici ah oo ad aadi donto qaliin(C-S).

So mar walbana dhaqtarka waxu qadan dono wada ugu wanagsan oo ay qatari Kala kulmi donin hooyada iyo dhalankaba.

NB:once a c-section always a c-section is no longer true.

Premenstrual syndrome (PMS) is a set of emotional and physical symptoms that occur 1-2 weeks prior to menstruation. It a...
07/07/2024

Premenstrual syndrome (PMS) is a set of emotional and physical symptoms that occur 1-2 weeks prior to menstruation.

It affects every part of a girl's daily life hence, many girls seem to get a little irritable or isolated around this time of the month.

With our little knowledge on PMS, let's strive to be supportive and offer love and care to these girls to help them cope with their symptoms when they are experiencing them.

Drop a 👍 if you will offer support to a girl experiencing PMS❤️

Address

New Cairo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Bukhaari posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr.Bukhaari:

Share

Category