Page 12

Page 12 �NEVER GIVE UP UNTIL YOU REACH YOUR YOU GOAL � �

“Gabadha xaq uma lahan inay ninkeeda ama wiilka ay la sheekeysato weydiiso halka uu jiray iyo waxa uu qabanayay. Ma ahan...
13/09/2024

“Gabadha xaq uma lahan inay ninkeeda ama wiilka ay la sheekeysato weydiiso halka uu jiray iyo waxa uu qabanayay. Ma ahan inay gabadhu ilaaliso ninkeeda” Sheekh Shibli

Kenya 🇰🇪 shiling
13/09/2024

Kenya 🇰🇪 shiling

Ismail Mohamed DiriyeDOLLO ADDO HEALTH OFFICExafiiska caafimadka.degamda dollow addo ayaa shir uqabtay sectorada private...
05/09/2024

Ismail Mohamed DiriyeDOLLO ADDO HEALTH OFFICE

xafiiska caafimadka.degamda dollow addo ayaa shir uqabtay sectorada private yada ee gaarka loo leyahay ee kahowlgala deg.dollo

Dhamaan pharmaciyada clinicyada gaarka looleeyahay ayaa looqabtay shir
kusaabsan wacyigalin oo dhoor qodob
iskukujiryay oo kamid ah kahortgoda
daawoyinka daroogada sidookale qiimaha ay shacabka kagadaan iyo qaabkii meel fiican loogu ridi laaha waxyaalah (waste dispoasal)

Wadlahube health center CEO Ismail Mohamed Diriye

01/09/2024

Good morning friends

31/08/2024

Welcome to my page dear sister and brothers
Like iyo follow dhaha page wllyaal

Ninkaan oo ah 27 jir British ah, madaxiisa ayaa sidan noqday kadib markii la sheegay in uu isticmaalay 𝐦𝐚𝐝𝐨𝐨𝐰𝐞𝐬𝐚𝐝𝐚 ama 𝐱...
30/08/2024

Ninkaan oo ah 27 jir British ah, madaxiisa ayaa sidan noqday kadib markii la sheegay in uu isticmaalay 𝐦𝐚𝐝𝐨𝐨𝐰𝐞𝐬𝐚𝐝𝐚 ama 𝐱𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐝𝐨𝐰 oo ay Bulshada Soomaaliyeed si joogta ah u isticmaalaan, gaar ahaan xilliyada ciidda.

Guud ahaan, sheyada jirka iyo madaxa lagu qurxiyo ama la mariyo sida xinaha madow waxaa ku jira maaddooyin kiimika ah sida: 𝐏𝐚𝐫𝐚-𝐩𝐡𝐞𝐧𝐲𝐥𝐞𝐧𝐞𝐝𝐢𝐚𝐦𝐢𝐧𝐞 (PPD) oo dhaawici karo guud ahaan jirka.

Khatarta ay leeyihiin kiimikooyinkaas (chemicals) waxaa ka mid ah:

• Xasaasiyada aad u daran (severe allergic reactions) oo leh cuncun iyo barar hareerahala wajiga, hareeraha indhaha iyo qeybo kale oo jirka ka mid ah.

• Caabuqa ku dhaca maqaarka

• Sidoo kale suntan Para-phenylenediamine (PPD) waxay keentaa kansarka ku dhaca haraga.

Haddaba waa in aadan marsan sidoo kale caruurtana aadan u marin sheyada ay ku jiraan maaddooyinka soo socda sida:

• P-phenylenediamine
• Para-phenylenediamine
• 4-aminoaniline
• 1,4-benzenediamine
• p-diaminobenzene
• 1,4-diaminobenzene
• 1,4-phenylenediamine

Fadalan 𝐬𝐡𝐚𝐫𝐞-dheh oo gaarsii fariintaan bulshada, si ay uga faa'ideystaan. Mahadsanid🙏

W/Q: Dr faris Al attas

Thanks for being a top engager and making it on to my weekly engagement list! 🎉 AmîîŕKä DÜñïda Môhâmêđ, Noor Axmad, Must...
29/08/2024

Thanks for being a top engager and making it on to my weekly engagement list! 🎉 AmîîŕKä DÜñïda Môhâmêđ, Noor Axmad, Mustafa Mohomed

26/08/2024
Caruurtaada kuguma eedeyn doonaan maxaa hooyo cad oo qurux badan oo dhex yar oo ree hebel ah noogu doori waysay, balse w...
24/08/2024

Caruurtaada kuguma eedeyn doonaan maxaa hooyo cad oo qurux badan oo dhex yar oo ree hebel ah noogu doori waysay, balse waxay kugu eedeyn doonaan sababta aad ugu doori waysay hooyo akhlaaq iyo aqoonleh oo naxariis badan oo dadnimo iyo ixtiraamba leh.
☘️🌸🌿
Sidoo kale quruxeey cayaalkaaga kuguma eedeyn doonaan sababta aa ugu doori waysay aabo six pack leh oo qurux badan oo gaari wata oo milyoneer eh oo ree hebel ka dhashay, balse waxay kugu eedeyn doonaan sababta aa ugu doortay aabo balwad eh oo naxariis laheyn oo qeylo badan oo bakheyl ah oo dadka dhexdooda sumcad wanaagsan ku laheyn.

Hadaba wey fududahay qof dooqaaga ah inaa doorato lkn wey adagtahay aabaha ama hooyada caruurtaada ay ku farxi lahaayeen inaa si fudud ku hesho 🌼🌿

23/08/2024

Good Friday friends

22/08/2024

Duhur wngsn zxpyaal

Address

Addis Ababa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Page 12 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram