13/08/2021
Shaqsiyadaha ama sifooyinka dadka dhiigoodu yahay O+.
Wax ka ogow dabecadada DhiigaO+ waa dhiiga ugu badan dunida waa O+(38%) groupkani wuxuu leeyahay dabeecado ugaara kuwo fiican iyo kuwo xunba oo ay leeyihiin Dadka Dhigoodu O+ yahay.
(Common personality traits),Astaamaha ay wadaagan ayna kasimanyihiiin dadka dhiigoodu O+ yahay.
1. Waa dad isku kalsoon mid nafsiyan ah ujeedo cad iyo go,aan qadashona leh .
2. Sidoo kale waa dad bulshaawi ah oo dad la dhaqan wanaagsan.
3. Waa qof furfuran oo si fudud ay isku fahmi
karaan dadka lana qabsada isbedelada.
4. Badanaa Dad O+ ka ahi waa dad ka caanbka noqoda bulshadana kabdhex muuqda.
5. Waa dadka u badan ee ciyaara khamaarka sababto ah k**a baqaan khasaaraha
6. Waa dad soo jidasho leh Qaabka Muqaal Ahaantooda.
7. Wuxuu leeyahay dulqaad.
8. Waana Dad Adkeeysi Badan dhan walbo Hadey Noqoto xataa dhanka cafimaadka.
9. Waa qof firfircon oo wax soo saar leh abuuri kara fekred cusub.
10. Wuxu u nugul yahay xanuunada ay ka midka yihiin gasteri iyo gasteric ulcer(boog calooled) sababtoo ah waxa ku badan asiidha caloosha.
11. Waxaa kale oo ku yar hormoonada thyroid ka (hypothyroidism) taaso kenta inuu kordho miisanka qofku
12. Waa dadka Dunida Ugu Hurdada Jecel.
13. Waa qof fiiro dheer.
14. Dadyowgani waxa ay guursadan dad qurux badan Hadey dumar tahay nin Qurux badan hadu rag yahayna si lamida.
15. Intooda badani waxey jecel yihiin inay Cunaan Hilib ka.
16. Dadkan waxaa kaso baxa siyaasiyiin/ lataliyayaasha, Dadka Caanka ah iyo Dadka suuqgaynta ku fiican (marketing ah).
17. Waxa ku yar naxariista waana digtaytar jecel in fekerkooda uun la qaato
18. Dadkani ma ahan dad dabeecadooda Lasaadaalin karo wax walbo dhex dhexaad bay ka yihiin.
19. Qof garasho badan ," ogaal,leh".
20. Qof Dhanka wanaagsan wax ka eega(Positive).
21. Qof dareenkiisa aan qarsann karin.
22. Qof Qableh(Proud).
23. Sidoo kale Qof aan khaladka qaadan haba, yaraadee.
Guntii iyo gebagebadii Calaamadahan ama astasmahan iska Eeg hadii aad isku aragto waxaad kamid tahay dadka dhigan leh (O+).
Hadaba akhriste adiga dhiigaada Muxuu yahay.? Mention Dheh qof dhiigiisu yahay O+.