Ururka Laanqayrta Cas Ee Dds

  • Home
  • Ururka Laanqayrta Cas Ee Dds

Ururka Laanqayrta Cas Ee Dds Ururka Lanqayrta Cas ee ethiopia lanta deganka somalida adegyaday bixiso waxa kamida adega ambulance

24/08/2022
Ururka lanqayrata cas ee itobiya ee lanteda  dawlada deganka somalida iyo xafisyada aya bah wadagta ay yihin aya kulan k...
19/07/2022

Ururka lanqayrata cas ee itobiya ee lanteda dawlada deganka somalida iyo xafisyada aya bah wadagta ay yihin aya kulan kula yeshay masuliyinta xafisyada dagmoyinka shebalay awbare iyo gursum iyo harorays ee gobalka fafan.

Kulankan oo aha ujedadisu
Sidi loga gashaman laha abaraha deganak kuso lab labanta iyo xalufka dhirta isbadalda cimilada kaso ku dhaca xolodhaqato beralayda iyo reerguragaba
Xubnaha kaso qayb galay waa 25 xubnod oo ka kal socday
Xafisyada ka so qayb galay ee dagmayinka waa.
1. Xafiska xoolaha
2.xafiska biyaha
3.xafiska hawenka iyo dhalinyarada

Kulqnkano laguso gabagabayey sidi loga gashaman laha abaraha khatarta badan iyo xalufka dhulka iyo isbadalda cimilada ee deeganka somalida kaso loga faidaynayo bulshada kaso barnamijka cagarinta casriga ah ee ka hortaga isbadalka cimilada oo ku kenta samayn baldhan dadka iyo xoolahaba
Ururka Lanqayrta Cas ee itobiya dawlada deganka somalida lanteda jigjiga

Ururka Lanqayrta Cas ee itoobya lanteda dawlada deganka somalida aya siminar tobabar  ah farsamda casriga ah ee dhismaha...
16/07/2022

Ururka Lanqayrta Cas ee itoobya lanteda dawlada deganka somalida aya siminar tobabar ah farsamda casriga ah ee dhismaha tayda badan ay u qabatay dagmada shebelay ee gobalka fafan dad dhan 20 qof oo ah wastado farmada casriga ee dhismayasha taso laga dulayo ka hortaga dhulka jexmaya ama wararada dhulka ka jexmaya kaso soconaya tababarkan mudo 10 malmoda ah logana faidaynayo bulshada ku dhaqan deganka

Masuliyanta ugu sareyasa ee ururka laanqayrta cas ee itoobya lanteda dawlada deganka  somalida oo boqasho rasmiya ku tag...
16/07/2022

Masuliyanta ugu sareyasa ee ururka laanqayrta cas ee itoobya lanteda dawlada deganka somalida oo boqasho rasmiya ku tagay casimad dalka ee adiss ababa shirka wada tashiga calamiga ah hayda iyo haydaha bahwadagta ay yihin

Ururka Lanqayrta Cas ee itoobya lanta dawlada deganka somalida

18/04/2022
Sida la wada Ogsoonyahay  Ururka Lanqayrta Cas  ee Itoobiya laanta Dawlad Deeganka Soomaalida waxuu ku hawlanyahay ka sh...
18/04/2022

Sida la wada Ogsoonyahay Ururka Lanqayrta Cas ee Itoobiya laanta Dawlad Deeganka Soomaalida waxuu ku hawlanyahay ka shaqeynta tabarucadka biniaadanimo shaqooyinkaas na waxaa ka mid ah adeega Gurmadka dag daga ah ee Ambalaasta ee shacabka ku dhaqan maagalada jigjiga iyo nawaaxigeeda, iyo jawaab bixinta gurmadka dag daga ah iyo gurmadka Abaaraha saamaysey dadka xoola dhaqatada ee Deegaanka ku tabarucida agbka cafimadka ee first aide lana siyo dugsiyada iyo qaybta faya dhawrka biyaha nadifta ah iyo dhirberista dhulka nabadguraya
wixi fah fahina kala xirir xafiska Ururka Lanqayrta Cas ee itobiya laanta deganka somalida

uruurka lanqayrta cas ee ethiopia lanta deegaanka somalida dhamman shacabka kunool jijiga iyo nawaxigeda ee kala duwan w...
09/04/2022

uruurka lanqayrta cas ee ethiopia lanta deegaanka somalida dhamman shacabka kunool jijiga iyo nawaxigeda ee kala duwan wax la ogaysinaya mar 2 iyo mar 3 ba ina so wacan nabarka (AMBULACE 0901435543 24 sac haben iyo malin) ba haday jirto xalad dag daga oo cafimad daro ah

KAL XIDHIIDH WIXI FAH FAHINA URURKA LANQAYRTA CAS EE DDS AMA NABARKA AMBULACE 0901435543

Ururka Lanqayrta Cas ee ethiopia lanta deganka somalida adegayday bixiso waxa kamida adega ambulance ee 24 sac malin iyo...
07/04/2022

Ururka Lanqayrta Cas ee ethiopia lanta deganka somalida adegayday bixiso waxa kamida adega ambulance ee 24 sac malin iyo habenba ku hawaln samoto bixinta bulshada kala duwan uguna adega si bilasha ah 24 sac haben iyo malinba nubarka gar garka dag daga ah ee ambulace tu waa nabarka 0901435543

firo gara ah kala xidhidh wix fah fahina ururka lanqayrta cas ee ethiopia lanta deganka somalida ama nubarka ambulance ah 0901435543

MABADIDA ASASIGA AH EE BISHA CAS IYO LANQAYRTA CAS wax qabadka iyo hawalaha ururka lanqayrta cas waxay ku salaysan yihii...
07/04/2022

MABADIDA ASASIGA AH EE BISHA CAS IYO LANQAYRTA CAS
wax qabadka iyo hawalaha ururka lanqayrta cas
waxay ku salaysan yihiin
todobada qoodob ee asasiga uu ah dhaqdhaqaaqa calamiga ah ee ururka lanqayrta cas iyo ururka bisha cas

✓ BILADANTINIMO
✓ EXASHO LA'AAN
✓ DHAX DHAXADNIMO
✓ MADAX BANANI
✓ MUTADAWACNIMO
✓ MIDNIMO
✓ CALAMNIMO

Address

Jijiga Ethiopia Somali

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka Laanqayrta Cas Ee Dds posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your practice to be the top-listed Clinic?

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram