Suwaar Xuseen afdheer

Suwaar Xuseen afdheer Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Suwaar Xuseen afdheer, Surgical Center, Jijiga.

MAYRACxiligee looyaqaana ?1 Subaxdii2 Casarkii 3 DuhurkiiIskuday haddad xoola dhaqateen 😂
18/03/2022

MAYRAC
xiligee looyaqaana ?
1 Subaxdii
2 Casarkii
3 Duhurkii

Iskuday haddad xoola dhaqateen 😂

Hooyo ijaabo sulule Xanaf waa hooyo soomaliyed oo kuu sawirayd kunka shilin ee soomaliga ah Iyada iyo Hooyo fadumo Xirsi...
16/03/2022

Hooyo ijaabo sulule Xanaf waa hooyo soomaliyed oo kuu sawirayd kunka shilin ee soomaliga ah
Iyada iyo Hooyo fadumo Xirsi
Allah haw hooyoyinka Soomaliyeed barakee
Aamiin aamiin

Daan yeerku dabadiisa guduudan ma arkee kan kale tiisa Ayuu arka 😅                 Fahan u jeedada ?
13/03/2022

Daan yeerku dabadiisa guduudan
ma arkee kan kale tiisa Ayuu arka 😅
Fahan u jeedada ?

Halka dirridee banaaniyo Bidaarn unbaa kuu dakhartee 😂Niyo saa uma da weeynid Markaan dusha kaayara eegoInaadan daacad a...
11/03/2022

Halka dirridee banaaniyo
Bidaarn unbaa kuu dakhartee 😂
Niyo saa uma da weeynid
Markaan dusha kaayara eego
Inaadan daacad ahayn
un baan anigu umaleeyaa

Ayaa igu raacay ?
Ayaa igu diiday ?

Subax wanaagsan
09/03/2022

Subax wanaagsan

06/03/2022

Maanta oon dhagaxle aan gaadhay

اللهم اسغنا المطر Allahayow roob nasii Aamiinta hala dhaafina
05/03/2022

اللهم اسغنا المطر
Allahayow roob nasii
Aamiinta hala dhaafina

05/03/2022

Xaalada deeanka saamalida

Welinimo haddaad sheegatood weydo Sharateeda Waxaad khaladaybaa dee jiroo waagu kaCadaaday !😅😅                    Murtid...
04/03/2022

Welinimo haddaad sheegatood weydo
Sharateeda
Waxaad khaladaybaa dee jiroo waagu ka
Cadaaday !😅😅

Murtida dhuuxa 🌹

Rabbow yaanaan is dilinRabbow yaanaan is dooxinRabbow yaaney dumarku ooyinRabbow yaanu dugaagu yeedhin          Ducada s...
02/03/2022

Rabbow yaanaan is dilin
Rabbow yaanaan is dooxin
Rabbow yaaney dumarku ooyin
Rabbow yaanu dugaagu yeedhin

Ducada share gareeya

-Suwaar xuseen afdheer

Allahow badbaadada Allahow barwaaqadaha ka dhigin baroor dumar Iyo baraado meyd yaalاللهم اءمین
02/03/2022

Allahow badbaadada
Allahow barwaaqada
ha ka dhigin baroor dumar
Iyo baraado meyd yaal

اللهم اءمین

Ha sarwicin qof kaa jeeda Hana sugin nin kaa marmayHana sigan mar mooyaane               -Suwaar xuseen afdheer🌴✋
01/03/2022

Ha sarwicin qof kaa jeeda
Hana sugin nin kaa marmay
Hana sigan mar mooyaane


-Suwaar xuseen afdheer🌴✋

Address

Jijiga

Telephone

+251924736626

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Suwaar Xuseen afdheer posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram