Jigjiga Primary Hospital

Jigjiga Primary Hospital Our vission is quality service to our community

08/07/2022

""""""""Eid mubarak """""
Dhaman umada islamka ah shacabka deganka somalida gar ahan shaqalaha kahowlgala Hospitalka darajada kobad ee jigjiga

Cidan cideda cafimadqab iyo cimiridharar alaha nagu gadhsiyo

25/05/2022

"""""TACSI"""""

ina lilahi wa ina ilayhi rajicuun

Dhaman mamulka iyo shaqalaha hospitalka darajada 1aad ee magalada jigjiga waxay katacsiyaynaya gerida naxdinta leh ee kutimid xasan sagal ise oo kamid shaqlaha xirfadalayasha cafimadka ee hospitalka

Samir iyo iman alaha nagasiyo dhamanten gar ahan ehelki uu kabaxay

11/05/2022

Wax ka ogoow xanuunka Cagaar-showga iyo calaamadihiisa, Dr. Ahmed Abdullahi oo ku takhasusay xanuunada gudahaha ayaa inoo faah faahin doona.

Habeen dambe 7:30 fiidnimo.

06/05/2022
10march  waxa hospitalka jigjiga kaqabsomay kulan ujedadisu ahayd sidii kor logu qadaliha adegyada kaladuwan ee hospital...
11/04/2022

10march waxa hospitalka jigjiga kaqabsomay kulan ujedadisu ahayd sidii kor logu qadaliha adegyada kaladuwan ee hospitalku bixiyo gar ahan qabki loga faidaysanlaha dhakhatirta kaladuwan ee takhasuska garka leh (seniour specialst) ee dhawan kusobiray shaqalaha hospitalka jigjiga kuwas oo bahiwayn looqabay lanarajaynayo inay waxbadan kabadalan guud ahan adegbixinta hospitalka kuwas oo kala ah
1: dr ahmed (internitist)
2:dr hassen (gynecologis)
3:dr mohomed ( generall sugeon)

Kulanka aya ugudanbayn natijo fican kasobaxday

01/04/2022

Ramadan karim dhaman umada musliminta ah

Jimce  18 march  waxaa hospitalka jigjiga kaqabsomay kulan ujedadisu ahayd sidii kor loogu qadilaha kuxidhnanshaha hoyoy...
18/03/2022

Jimce 18 march waxaa hospitalka jigjiga kaqabsomay kulan ujedadisu ahayd sidii kor loogu qadilaha kuxidhnanshaha hoyoyinka urayda ah ee gobaha cafimadka kulanka oo ay iska kashaden xafiska cafimadka DDS iyo hayada UNFPA aya kusogabagabobay jawi wanagsan
Today in the morning

March,18,2022

Jigjiga primary hospital were held by meeting wich organised by the UNPFA with a collaboration of somali regional health beureae.

The objective of this conference were ensuring pregnant women on early antenatal care and institutional delivery.

Hopefully this conference will be big advantage for the attended mothers during the conference and we hope this kind of conference will be continued.
Finally, this conference were ended as peacefully and smoothly.

Jigjiga primary hospital
Our Gaol is serving our communities ultimately manner.

""Chemistry mation"""Waa mid kamid ah qalabka loogu bahi badna waxda shaybadhka ee hospitalka jigjiga dhawan ayay ahayd ...
16/03/2022

""Chemistry mation"""
Waa mid kamid ah qalabka loogu bahi badna waxda shaybadhka ee hospitalka jigjiga dhawan ayay ahayd marki iskashi dhexmaray xafiska Tvet ka ee D.D.s iyo xafiska cafimadka siwadajir ah logu warejiyay hospitalka jigjiga
manta oo ay tarikhda tahay 16 march waxa surtagashay in uu sitos ah ubilabo adegi logu talagalay islamarkana tababar lasiyay shaqalaha waxda shaybdhka

Sidoo kale mation aya qayb kaqadandona in lasemeyo badhitanada kaladuwan ee kalyaha .beerka . Iwm

Sidoo kale waxa dhawan qorshaha kujirta in adega rajiga (x_ ray) isagana uushaqadisa bilabo wakhtixadirakana uu yalo gudaha hospitalka

Sabti  12 march 2022   Olale nadafaded oon lookala hadhinSubaxnimadi saka oo sabti 7:00 subaxnimo waxaa hospitalka daraj...
12/03/2022

Sabti 12 march 2022

Olale nadafaded oon lookala hadhin

Subaxnimadi saka oo sabti 7:00 subaxnimo waxaa hospitalka darajada 1aad ee magalada jigjiga ( jigjiga primary Hospital) kaqabsomay olale nadafaded oo ay kasoqayngalen masuliyinta hospitalka, xirfadlayasha cafimadka , shaqalaha waxyaha mamulka, shaqale hosedka kaladuwan ujedaduna ahayd in kor looqado guud ahan nadafada hospitalka
Olalaha ayaa kubilowday jawi aad uquruxbadan iyago shaqalaha kaladuwan ee hospitalku soo xadiran wakhtigi logu talagalay kuna soo gabagabobay jawi aad fican

Ugudanbay mamulka iyo shaqalahi kaso qaybgalay olalaha nadafaded aya go gacantag kumujiyay inay sii jogtayndonan olalahan nadafaded

Sabti 5 march 2022Waxa hospitalka jigjiga kaqabsomay kulanka bordhiga hospitalka oo markisi ugu horaysay kaqabsomay hosp...
05/03/2022

Sabti 5 march 2022

Waxa hospitalka jigjiga kaqabsomay kulanka bordhiga hospitalka oo markisi ugu horaysay kaqabsomay hospitalka
Kulanka aya lagu lafoguray gabi ahan gedisocodka hospitalka iyo caqabaha kajira

Ugudanbayn gudiga boardhiga hospitalka wuxuu islaqatay in laxojiyo adegyada kaladuwan ee hospitalku bixiyo wixi caqabadaha iyado lakashanayo waxyaha ay khusayso sida ugu dhakhsaha badan lomarayndono

Address

Jigjiga Primary Hospital
Jijiga

Telephone

+251930074459

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jigjiga Primary Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category