Ahmed sheikh

Ahmed sheikh waayo aragnimo daacad iyo dedaal

ilahay ha u naxaristo walalkey Abdiwahab Baraad, igu soo duceya Inna Lillahi wa inna ilayhi raji'un
07/12/2023

ilahay ha u naxaristo walalkey Abdiwahab Baraad, igu soo duceya Inna Lillahi wa inna ilayhi raji'un

BAAFINWaxaa la Baafinayaa Inan/Gabadh yar oo layidhaado Nacima farax deeq oo  Da'deedu 10.jir tahay kana soo luntay Jigj...
31/03/2023

BAAFIN

Waxaa la Baafinayaa Inan/Gabadh yar oo layidhaado Nacima farax deeq oo Da'deedu 10.jir tahay kana soo luntay Jigjiga Xaafada o1 Anwar masjid

Ciddii aragtaa fadlan hala soo xidhiidhiso
+251915283383 . 0984581443 , 0915103271

Ama haku hagaajiyaan goobta xarun qabalee ah ee ugu dhaw

08/05/2022
DOORASHADII DEEGANKA OO MARKALE DIB U DHACDAY IYO GOOBO LAGU NOQONAYO DIWAAN GALINTA CODBIXINTOODA.Komishinka Doorashoyi...
23/08/2021

DOORASHADII DEEGANKA OO MARKALE DIB U DHACDAY IYO GOOBO LAGU NOQONAYO DIWAAN GALINTA CODBIXINTOODA.

Komishinka Doorashoyinka Itoobiya ayaa shaaciyay in sabbabo jira awgood Doorashadii Deeganka dib loogu dhigay,waxaana doorashada goobihii dhimanaa la qaban doonaa 20-Meskerem(30-September).

Komishinka doorashoyinka dalka ayaa go'aan kasoo saaray goobihi xisbiyada mucaradku cabashada kaararka codbixinta ka muujiyeen ee baadhitanku ku socday.

Waxaana goobihii cabashadu ka timid loo kala saaray saddex qaybood oo kala ah;

1) Goob Doorashoyin Guud Ahaan Lagu Noqonayo.

Labba goob doorasho oo kamida 23-kii goob dorasho ee Deeganka ayaa guud ahaan lagu noqonaya.Goobaha sidda cusub codbixintooda loogu noqonayo ayaa ah: Xaruun Doorashada Jigjiga-1 iyo Xaruun Doorashada Jigjiga-2. Goob doorashoyinkan oo ka kooban in ka badan 400 oo xaruumo codbixineed ayaa waxaa hoos imanaya Maamulka Magallada Jigjiga,Tulliguleed iyo Degmadii Jigjige h**e.

2) Goob Doorashoyinka Qayb Kamida Lagu Noqonayo. Waxaa kaloo lagu noqonayaa qayb kamida xaruuman hoose ee heer Deegan,waxayna kala yihiin;
- Xaruun dorashadii Magallada Qabridahare
-Xaruun doorashadii Degmada Qabridahare
- Xaruun dorashadii Ma'ayso
- Xaruun Doorashadiu Afdam

3) Goobo Xaruun doorashada Qabaleyo Hoostaga Lagu Noqonayo.

- Xaruun Doorashadii Degmada Wardheer,waxaa lagu noqonaya Qabalaha Ado xaruntisa 1-aad.Qabalaha Ceel-Dibir xaruuntisa codbixined ee 2-aad.

- Xarunta heer Deegan ee Fiiq waxaa lagu noqonaya qabalee kamid ah xaruntiisa.

- Magallada Godey afar xarumood oo hoostaga ayaa lagu noqonayaa.

- Iimay Bari waxaa lagu noqonayaa saddex xarumood oo hoostaga

- Beer Caano waxaa lagu noqonaya saddex xaruun doorasho oo hoostaga.

02/04/2021

Dhamaan asxaanta sharafleh soo dhawaada

Address

Jijiga

Telephone

+251915103271

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed sheikh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Ahmed sheikh:

Share