Dr.sh.Cabdikariim Cali Rafle

Dr.sh.Cabdikariim Cali Rafle Wax kasta oo dadka faaido uleh dhanka diinta iyo Aduunyadaba , Halkan hoose kala soco channaladayda https://youtu.be/L9KRhxXxaG8?si=tnSyhrwvQl4Q83yH

20/03/2026

Farxada Ciida - Sheekh Cabdikariim cali Rafle

Khulaaso__________Hadday kulmaan Ciida iyo jumcadu sida barri oo kale Culimada badankoodu waxay Qabaan in jumcadu ayna k...
19/03/2026

Khulaaso
__________
Hadday kulmaan Ciida iyo jumcadu sida barri oo kale Culimada badankoodu waxay Qabaan in jumcadu ayna ka dhacaynin qofka tukada ciida iyo ku aan tukaninba laga reebo ka yimid ee magaalada u yimid ciida oo iyagu rukhso ayey u haystaan inay Duhur tukaan.
Afarta mad - hab marka laga reebo oo rukhsaysay moyee saas bay qabaan , xaadiista ku soo aroortayna jumuurtu way taxliilinayaan oo meeshooda ayuu ugu tagi qofkii ubaahan.

17/03/2026

Prophet Muhammad is best leader in this World .
Waa fariin wax wayn xambaarsan , waana nooc dacwada kamid ah.

Illaa hadda galtaalada iiraan dad ay dileen ma arag laakiin burbur ay gaysteen waan arkay , marka ma gaal jabkiisa wuu q...
01/03/2026

Illaa hadda galtaalada iiraan dad ay dileen ma arag laakiin burbur ay gaysteen waan arkay , marka ma gaal jabkiisa wuu qarsadaa baa?

Bacdal- casar inshaa Allaah اللھم بارك لنا في رجب وشعبان وبلغنا رمضان سالمين آمنين
16/02/2026

Bacdal- casar inshaa Allaah
اللھم بارك لنا في رجب وشعبان وبلغنا رمضان سالمين آمنين

اللھم بارك لنا في رجب وشعبان وبلغنا رمضان سالمين  آمنين
14/02/2026

اللھم بارك لنا في رجب وشعبان وبلغنا رمضان سالمين آمنين

ھذا الكلام لذھبي رحمه الله تعالى  ، صاحب الإنصاف وھو كلام فيه  غاية الانصاف ودائما نحن نكره الغلو والتطرف وھذا لا يحملنا...
10/02/2026

ھذا الكلام لذھبي رحمه الله تعالى ، صاحب الإنصاف وھو كلام فيه غاية الانصاف ودائما نحن نكره الغلو والتطرف وھذا لا يحملنا ان نترك الانصاف

Shiikh maxamad xuseyn odawaa oo sheegay in lagarabo dadka quraanka barta shan 'ta' 1:تحفيظ- xifdi2: تجويد_ Tajwiidka bar...
04/02/2026

Shiikh maxamad xuseyn odawaa oo sheegay in lagarabo dadka quraanka barta shan 'ta'
1:تحفيظ- xifdi
2: تجويد_ Tajwiidka baro
3: تفسير - tafsiirka baro
4: تطبيق- ku dhaqan
5: تبليغ- dadka gaadhsii
Waa shan ay yartahay Cidda kulmisay , ilaahayoow kuwa kulmiya naga yeel.... aamin

31/01/2026

Xafladda Khatimka Kutub Culuumta Shareecada ah oo Dr.Sh.Cabdikarim Cali Rafle Ku Dhigayay Masjidka Muscab ibnu Cumayr ee Xaafada Qumaadaha ee Mag.Jigjiga oo Caawa Xaflad Loo Qabtay.

29/01/2026

Timo-jare ka fiican ma arag

Address

Jijiga

Telephone

+251915415162

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.sh.Cabdikariim Cali Rafle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr.sh.Cabdikariim Cali Rafle:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category