AL-Shifa speciality Center

AL-Shifa speciality Center XARUNTA TAKHASUSKA AH EE AL-SHIFA JIGJIGA ETHOPIA
Adeeg Caafimaadoo Dhameystiran oo leh Daryeel Naxaris leh

11/05/2026

Talo Caafimaad
Shubanka iyo Mataga degdeg ah ee caruurta ku dhaca iyo xalka Caafimaad ee degdega ah hadii la kulanto
DR Mohamed Ashraf ayaa inala wadaagaya halista iyo calaamadaha xanuunkan↘️

04/05/2026

Caafimaad oo ku socota waalidiinta.
Halista Caafimaad ee caruurta kala kulanto aaladaha casriga ah Q/2aad
Mohamed ashraf

27/04/2026

Alshifo clinic ka dhigo wehelkaaga oo hel dhamaan adeegyada Caafimaad eed u baahantahay⬇️

26/04/2026

Midkamid ah macaamiisha Xarunta Takhasuska gaarka ah ee Al-Shifa AL-Shifa speciality Center. Oo bogaadisay adeega xarunta.

16/04/2026

Mid kamid ah ducada dhalinyarada ah ayaa xarunteena Al Shifa Specialty Clinic noogu yimid, isagoo u yimid inuu sameysto full check-up dhammeystiran si uu ula socdo xaaladdiisa caafimaad. Intii uu joogay, wuxuu maray baaritaanno kala duwan, isagoo si dhow u arkay nidaamka shaqo, tayada adeegyada, iyo daryeelka ay bixiso xarunteenu.

Kadib, wuxuu la wadaagay bulshada aragtidiisa ku aaddan hospitalka , isagoo ku tilmaamay meel leh adeeg lagu kalsoonaan karo, qalab casri ah, iyo shaqaale si hufan u gudanaya waajibaadkooda.

Sidoo kale Waxaan si gaara ugu ducaynayna Sheekha hoyadiis oo muddo xanuuusan lana ogyahay , Waxaan alle karajynyna in alle siiyo caafimaad taam ah, xanuunkana ka dul qaado, caafimaad degdeg ahna ku mannaysto. Aamiin 🤲

Nagala soo xidhiidh WhatsApp +251984222999.
Location kasoo horjeedka Jigjiga referral hospital.

Bulshada Jigjiga iyo guud ahaan DDS waxay la kulmaan: • Xanuunnada sanka (allergy, sinusitis)Sanboorka ayaa kamid ah. • ...
15/04/2026

Bulshada Jigjiga iyo guud ahaan DDS waxay la kulmaan:
• Xanuunnada sanka (allergy, sinusitis)Sanboorka ayaa kamid ah.
• Caabuqa cunaha (tonsils, infection)
• Dhibaatooyinka maqalka (dhagaha oo xidhma ama caabuq yeesha)

Arrimahan waxaa keena:
• Cimilo qalalan iyo boodh badan
• Nadaafad la’aan meelaha qaar
• Isticmaalka biyo aan nadiif ahayn.
Jigjigana dhakhaatiirta xanuunadan daweeya way kooban yihiin hadaba waxba ha walbahaarine kaalay AL-Shifa speciality Center. Oo kuu diyaarisay dhakhtar khibrad sare leh iyo qalabkii ugu danbeeyay ee baadhista Iyo daawaynta xanuunada Sanka,Cunaha Iyo dhagaha.
Soo dhawayn Iyo Naxariis ayaa adeega ku ladhan
Soo wac numberkan 098 422 2999

13/04/2026

Halista Caafimaad ee Caruurtu kala aaladaha Casriga ah darteed ayuu wadan african ah Kasoo saaray sharci adag↘️
Xarunta Takhasuska gaarka ah ee Al-Shifa AL-Shifa speciality Center.

11/04/2026

5 Arimood oo Caruurta yaryar halis Caafimaad ku keenta oo saacad kasta guryaheena ka dhacda una baahan in laga taxadaro.

⚠️ Gaasku mar walba ma aha cudur halis ah, laakiin fahamkiisu waa muhiim.Akhriso xogtan caafimaad ee muhiimka ah.⤵️
10/04/2026

⚠️ Gaasku mar walba ma aha cudur halis ah, laakiin fahamkiisu waa muhiim.
Akhriso xogtan caafimaad ee muhiimka ah.⤵️

⚠️WACYIGELIN CAAFIMAAD | HEPATITIS (CAABUQA BEERKA)👨‍⚕️ Dr. Wallelign TasamganDhakhtarka Cudurrada Gudaha (Internal Medi...
06/04/2026

⚠️WACYIGELIN CAAFIMAAD | HEPATITIS (CAABUQA BEERKA)

👨‍⚕️ Dr. Wallelign Tasamgan
Dhakhtarka Cudurrada Gudaha (Internal Medicine)

⚠️ Hepatitis waa caabuq ku dhaca beerka, wuxuuna sababi karaa:
✅ Beer dhaawac joogto ah
✅ Beer adkaansho (Cirrhosis)
✅ Kansarka beerka
✅ Dhibaatooyin halis ah oo nolosha saameeya

Sidee looga hortagi karaa?

✔️ Qaado tallaalka Hepatitis B
✔️ Ha wadaagin cirbado, mandiil ama caday
✔️ Iska baar haddii aad halis ku jirtay
✔️ Hubi nadaafadda qalabka caafimaadka
✔️ Hooyooyinka uurka leh ha sameeyaan baaritaan h**e

Fariinta ugu muhiimsan

🛡️ Iska baar. Is tallaal. Is ilaali.
Hepatitis waa laga hortagi karaa haddii si h**e loo ogaado oo taxaddar la sameeyo.

📍 Goobta:
Al Shifa Speciality Center
Kasoo horjeedka Jigjiga Referral Hospital – Main Gate 1

📞 Nala soo xiriir:
0984 222 999

🌐 Facebook | TikTok | YouTube
Alshifa Speciality Clinic

Address

Tv
Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AL-Shifa speciality Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category