10/05/2026
“Ururka samafalka ee Women Innovation Nexus ayaa si mutadawacnimo iyo dareen bani’aadannimo leh dhiiggooda ugu deeqay kaydka dhiigga ee Jigjiga,
iyagoo ka qayb qaatay badbaadinta nolosha bukaanada u baahan dhiigga Tallaabadan qiimaha badan waxay muujinaysaa naxariis, iyo kaalinta muhiimka ah ee bulshada ay ku leeyihiin samafalka iyo badbaadinta nafaha.
Baahida dhiigi waa mid joogta ah
aynu joogtayno dhiig shubista