Hamza omer

Hamza omer Rabigiin baa idinkaga ogaal badan (Sw).

Taageerayaasha Xisbiga Barwaaqo ee degmada Awbare ayaa si diiran usoo dhaweeyey musharixiinta degmada Awbare.Musharixiin...
11/05/2026

Taageerayaasha Xisbiga Barwaaqo ee degmada Awbare ayaa si diiran usoo dhaweeyey musharixiinta degmada Awbare.

Musharixiinta xisbiga barwaaqo ee gobolka Faafan ee heer dal iyo heer deegaan ayaa lagu soo dhaweeyey degmada Awbare ee gobolka Faafan si ay uga daahfuraan ololaha doorashada 7aad ee inagu soo foodle ee dhawaan dalka ka dhici doonta.

Musharixiinta xisbiga barwaaqo oo ay hogaaminayeen Wasiirka Xafiiska Haweenka iyo Caruurta DDS Marwo Xaliimo Xasan, Wasiirka Xafiiska Xirfadaha iyo Shaqo-abuurka Mudane Xuseen Gayd iyo maamulka gobolka Faafan oo ay wehelinayaan musharixiinta xisbiga ayaa si rasmiya udaahfuray ololaha doorashada ee degmada Awbare ee gobolka Faafan. Musharixiinta iyo tageerayaasha xisbiga barwaaqo ayaa lug kusoo dhex maray wadooyinka degmada Awbare.

Intaas kadib, musharixiinta xisbiga barwaaqo ayaa fagaare ugu soo bandhigay bulshada xisbiga barwaaqo iyo qorshayaashiisa waxqabad, waxayna ka cod sadeen bulshada inay markale doortaan iyagoo sheegay in horumarka laga hirgaliyey deegaanka gaar ahaan degmada Awbare intii xibigu ka talinayey uu ka badan yahay xisbiyadii h**e hadii ay markale doortaana ay sii wadayaan horumarka.

Hanbaliyo Hanbaliyo Hanbaliyo  Waxa halkan tahniyad xaflad meher la Wadagaya boqorka Abdirahman ibrahin farah & Zumaya m...
09/05/2026

Hanbaliyo Hanbaliyo Hanbaliyo

Waxa halkan tahniyad xaflad meher la
Wadagaya boqorka Abdirahman ibrahin farah & Zumaya muse Haji oo xaflada Meherkoodu ka dhici doonto Magalada jigjiga Damal Hotel 🏩

Waxa ugu ducaynayaa Ducadii Rasuulka Scw Naxariis Iyo Nabadgaliyo Korkiisa ha Ahooto) بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

📣 OGAYSIIS MUHIIM AHBandhig Sawireed: 8-dii Sano oo Isbeddelka kadib & DDS.Bulshooy waxaa magaalada jigjiga lagaaga fura...
05/05/2026

📣 OGAYSIIS MUHIIM AH

Bandhig Sawireed: 8-dii Sano oo Isbeddelka kadib & DDS.

Bulshooy waxaa magaalada jigjiga lagaaga furayaa Bandhig sawireed gaar ah oo muujinaya guulaha la taaban karo ee la gaadhay 8-dii sano ee isbeddelka kadib

Bandhiggan wuxuu si muuqaal ah u soo bandhigayaa horumarka ballaadhan ee ka hirgalay Deegaanka Soomaalida iyo guud ahaan dalka, isaga oo iftiiminaya safarki dheeraa iyo duruufihii adkaa ee laga soo gudbay iyo hiigsiga mustaqbal ifaya.

📍 Goobta: Taallada Sayid Maxamed Cabdulle Xasan
📅 Taariikhda: 28–30 Miyayziya 2018 T.I.
🕒 Muddada: 3 maalmood oo xiriir ah
🎟️ Gelitaanka: Bilaash (100%)

👀 Waxaad ku arki doontaa:
✔️ Guulaha laga soo hooyay dhanka macdanta iyo warshadaha
✔️ Horumarka dhinaca Teknolojiyadda (ICT)
✔️ Isbeddellada horumarineed ee dhanka beeraha iyo dalxiiska iyo
✔️ Sawirro muujinaya yoolka la hiigsanayo iyo rajada mustaqbalka.

👉 Ha seegin!
Kaalay oo si toos ah uga bogo horumarka iyo isbeddelka deegaankeena iyo dalkeenna.

05/05/2026

With Hamze Omar Nuor – I just made it onto their weekly engagement list by being one of their top engagers!

28/04/2026

GEELE Conisteraction Project

24/04/2026

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Daadir Ugaaska, Qadiijo Xasan

21/04/2026

Soomaalida Dhexdeeda Marka Qori Laguu Rido Maamuus iyo soo Dhawayn ka Qayb badan ma Jirto,Ciidanku way Mahadsanyihiin,Madaxa ayaad ii Saarantihiin

W-Q Nimco Samriye

Address

Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hamza omer posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Hamza omer:

Share